Inku dhow 140 ruux oo ku dhintey doon ku degtey xeebaha Jabuuti
Ugu yaraan 139 muhaajiriin ah oo ay ku jiraan 15 carruur ah, ayaa dhintay, halka tobanaan kalena weli la la’yahay ka dib markii doon ay saarnaayeen ay ku degtay xeebaha Jabuuti, sida ay sheegtay hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan…
Read at Jowhar ↗Headline and extract © Jowhar — reproduced for reference, full article at the publisher.