Dagaalka Yemen oo Qaxooti Cusub Ku Soo Riixaya Jabuuti
Ku dhowaad 500 Qaxooti Yemeni ah oo gaaray Jabuuti, iyadoo dagaalladu ka sii darayaan OBOCK, Jabuuti — Ku dhowaad 500 qof oo ka soo qaxay Yemen, oo ay ku jiraan haween iyo carruur, ayaa gaaray magaalada Obock ee waqooyiga Jabuuti, kaddib…