Somalia says it will not take sides in Ethiopia-Eritrea tensions↗
Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud has said his country will not take sides in disputes between Ethiopia and Eritrea, stressing that Mogadishu maintains relations with both governments.
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Ethiopia reportedly plans to withdraw more than 3,000 troops from Somalia↗
Ethiopia is reportedly preparing to withdraw more than 3,000 troops from neighbouring Somalia as renewed fighting inside Ethiopia puts pressure on the government to redirect military resources towards conflicts at home.
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Itobiya oo soo afmeertay shir looga hadlayey ammaanka badda-cas.↗
Ciidamada Badda Itoobiya ayaa soo gabagabeeyay kulan heer gobol ah oo diiradda lagu saarayay xoojinta amniga…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Itobiya oo ku dhawaaqday inaysan dalal gaar ah yeelan karin badda-cas.↗
Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Amniga Qaranka Itoobiya, Redwan Xuseen, ayaa sheegay in arrimaha amniga Badda Cas…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Xuutiyiinta oo weerar gantaallo ballistic ah ku qaaday magaalada Cadan ee Yemen↗
Afar qarax ayaa laga maqlay magaalada dekedda ah ee Cadan, koonfurta Yemen, sida ay soo sheegayaan wariyeyaasha iyo shaqaalaha warbaahinta ee goobta ku sugan.
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Dagaal u dhexeeya dadka deegaanka iyo ciidamada Oromada oo ka socda Mooyaale.↗
Wararka laga helayo deegaanno ka tirsan Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa sheegaya in dagaallo ay ka…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Ethiopia Accused of Role in Somalia’s Southwest Conflict↗
MOGADISHU, Somalia — The Ethiopian government is facing sharp accusations of stoking political and security turmoil…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Itoobiya oo lagu eedeeyay inay door ku leedahay qalalaasaha Koonfur Galbeed Soomaaliya.↗
Dowladda Itoobiya ayaa lagu eedeeyay inay door ku leedahay colaadda iyo qalalaasaha siyaasadeed iyo amni ee…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Soomaaliya & Itoobiya oo wadahadal ka leh ciidankii ka baxay Xananbuurre ee lagu xiray Jigjiga.↗
Dowladda Deegaanka Soomaalida ee Itoobiya ayaa markii ugu horreysay faahfaahin ka bixisay xaaladda ciidamo ka tirsan…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Somaliland oo muujisay inay Itoobiya kala shaqaynayso adeegsiga dekedda Berbera.↗
Xukuumadda Somaliland ayaa mar kale muujiyey sida uu muhiim ugu arko iskaashiga Itoobiya, gaar ahaan dhinacyada…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Puntland iyo Itoobiya oo ka wada hadlay iskaashiga labada dhinac.↗
Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Guddoomiyaha Doolow,”Siyaasad aysan Itoobiya raali ka ahayn kama soconayso halkaan.”↗
Guddoomiyaha degmada Doolow ee gobolka Gedo, Maxamed Xuseen Cabdi Lafey, ayaa ka hadlay xiisadda siyaasadeed iyo…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Itoobiya oo ka carootay bayaan uu saxiixay Madaxweynaha Somalia.↗
Dowladda Itoobiya ayaa siweyn uga carootay bayaankii wadajirka ahaa ee ay 4-tii Oktoobar 2026 magaalada New…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Abiy Ahmed oo ku dhawaaqay inuusan ka tanaasuli doonin doonista marin-biyood.↗
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed oo jeedinayey khudbadda muddo xileedkiisa cusub ee xukunkiisa ayaa ku dhawaaqay…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Warbaahinta ku hadasha afka Itoobiya oo soo dhaweysey soo jeedinta badda ee Madaxweyne Xasan Sheekh.↗
Wakaaladda Wararka Itoobiya ee FANA ayaa ku warrantay in Itoobiya aysan diiddanayn inay Soomaaliya ka hesho…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Madaxweyne Xasan Sheekh oo 3 dekedood ugu yaboohay Itoobiya.↗
Madaxweynaha Dowladda Federalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dowladda federaalka Soomaaliya ay…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Ciidamada Itoobiya iyo xoogagga taabacsan oo la wareegey caasimadda maamulka Tigray↗
Ciidamada dowladda Itoobiya iyo maleeshiyaad taageera dowladda ayaa sheegay inay dib ula wareegeen garoonka diyaaradaha Alula…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Ciidamada Itoobiya oo awoodo dheeraad ah la siiyey xilli hogaamiyihii TPLF ka soo hanjabey Eritrea.↗
Golaha Wasiirrada Itoobiya ayaa meel mariyey wax-ka-beddel lagu sameynayo Sharciga Ciidanka Difaaca Qaranka, kaas oo ciidamada…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Itoobiya oo xirtay safaaraddeeda Eritrea, 10 diblomaasiyiin ahna ka cayrisay↗
Wasaaradda Arrimaha Dibadda Itoobiya ayaa ku dhawaaqday inay xirayso safaaraddeeda ku taalla magaalada Asmara ee caasimadda…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Mustafe Cagjar oo markale loo doortay Madaxweynaha Dowlad deegaanka.↗
Mustafe Maxamed Cumar (Cagjar) ayaa mar kale loo doortay Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya, isagoo xilka…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Itoobiya oo qorsheynaysa inay in ka badan 3,000 oo askari kala baxdo Soomaaliya↗
Dowladda Itoobiya ayaa qorsheynaysa inay Soomaaliya kala baxdo in ka badan 3,000 oo askari, iyadoo ciidamadaas…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Xasan Sheekh & Abiy Ahmed.↗
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa booqasho shaqo oo hal maalin ah ku…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Dowladda Itoobiya iyo xulafadeeda oo sheegay inay la wareegeen magaalo istiraatiiji ah oo ku taalla Tigray↗
Ciidamada dowladda Itoobiya iyo xulafadooda ayaa sheegay inay la wareegeen gacan ku haynta magaalada istiraatiijiga ah ee Alamata, oo ka tirsan gobolka Tigray ee waqooyiga Itoobiya, kaddib maalmo ay dagaallo ka socdeen dhowr jiho oo u…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Itoobiya oo Eritrea ku eedeysay ku lug lahaanshaha dagaalka ka socda Canfarta.↗
Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in colaadda ka soo cusboonaatay waqooyiga dalka ay ku fiday gobolka Canfarta,…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Ciidamada TPLF oo la wareegey garoonka diyaaradaha Magaalada Mekelle.↗
Xogagga Jabhadda Xoreynta Shacabka Tigray (TPLF), ayaa la wareegeen gacan-ku-haynta Garoonka Diyaaradaha Alula Aba Nega ee…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. 7 kamid ah jabhadaha Itoobiya oo u midoobey dagaalka ka dhanka ah Abiy Ahmed.↗
Addis Ababa — Isbahaysi cusub oo ay ku midoobeen kooxo iyo dhaqdhaqaaqyo hubeysan oo ka jira…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher.