Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News11 hours ago Mooyaale oo mar kale laga soo sheegayo dagaal culus: Xiisadda Soomaalida iyo Oromada oo sii kordheysa↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Warar laga helayo magaalada Mooyaale ee ku taalla xadka dowlad-deegaanka Soomaalida iyo Oromia ee Itoobiya ayaa sheegaya in dagaal culus uu saaka dib uga qarxay magaalada, iyadoo la maqlayo…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News1 day ago Itoobiya oo soo gabagabeysay kulan goboleed looga hadlayay amniga badda iyo samatabbixinta+Sawirro↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Ciidamada Badda Itoobiya ayaa soo gabagabeeyay kulan heer gobol ah oo diiradda lagu saaray xoojinta amniga badda, badbaadinta dadka ku dhibaatooba badda iyo horumarinta iskaashiga dhinacyada…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News1 day ago Ciidamada Midowga Afrika oo la filayo inay baneeyaan afar goobood oo muhiim ah Shabeellaha Hoose↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Qaar ka mid ah ciidamada Midowga Afrika ee ku sugan gobolka Shabeellaha Hoose ayaa la filayaa inay toddobaadka soo socda ka baxaan afar goobood oo muhiim ah, sida ay sheegayaan xogta la soo…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News1 day ago Xiisadda Itoobiya iyo Masar: Soomaaliya ma u wareegi kartaa goobta loollanka siyaasadeed iyo milatari ee labada dal?+Sawirro↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Xiisadda siyaasadeed ee u dhexeysa Itoobiya iyo Masar ayaa sii xoogeysatay, iyadoo khilaafka labada dal uu ku fiday arrimo la xiriira biyaha Webiga Niil, amniga Badda Cas, saameynta…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News2 days ago Sanbaloolshe oo la sheegay inuu Beledweyne ka dalbaday darawallo iyo farsamayaqaanno, kaalinta Itoobiya iyo xisaabta amni ee Hiiraan↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Warar la xiriira dhaqdhaqaaqyo ciidan ayaa sheegaya in Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe uu magaalada Beledweyne ka dalbaday ku dhowaad 50 dhallinyaro ah oo isugu jira darawallo iyo…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News6 days ago Dagaal ka dhex qarxay Soomaalida iyo Oromada Itoobiya oo sababay dhimasho iyo barakac↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Ugu yaraan sagaal qof ayaa la sheegay inay ku dhinteen isku dhacyo u dhexeeya bulshooyinka Oromada iyo Soomaalida ee magaalada Moyale ee ku taalla xadka deegaanka Soomaalida Itoobiya ka…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News23 Oct 2026 Dagaal culus oo dib uga qarxay Hudeet iyo Moyale, guryo la gubay iyo dad rayid ah oo barakacay↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Dagaallo culus ayaa la sheegay inay saaka dib uga qarxeen deegaanno ka tirsan koonfurta Itoobiya, gaar ahaan degmada Hudeet iyo magaalada Moyale, halkaas oo maalmihii u dambeeyay ay ka…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News21 Oct 2026 SOOMAALIYA, KENYA IYO ITOOBIYA: XAGGEE KU DAMBAYN DOONTAA XIISADDA SIYAASADEED EE SADDEXDA DAL?↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Xiriirka siyaasadeed ee Soomaaliya, Kenya iyo Itoobiya ayaa wajahaya xaalado kala duwan oo la xiriira danaha siyaasadeed, amniga gobolka iyo loollanka saameynta Geeska Afrika. Saddexdan dal…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News20 Oct 2026 Maqnaanshaha Xasan Sheekh Munaasabad lagu qabtay Garoonka Kipchoge oo Dhaliyay su’aalo Badan↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed, ayaa maanta oo Talaado ah gaaray magaalada Eldoret ee dalka Kenya, halkaas oo uu marti-sharaf uga ahaa munaasabadda 63-aad ee maalinta halyeeyada…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News20 Oct 2026 Abiy Axmed oo Kenya Gaaray xili Xiisadda Koofur Galbeed ay sii Kordhayso↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed, ayaa maanta gaaray magaalada Eldoret ee dalka Kenya, halkaas oo uu kaga qeybgalayo munaasabadda maalinta halyeeyada Kenya ee Mashujaa Day, oo sanad…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News19 Oct 2026 In ka badan 55 gaari oo xamuul ah oo afar habeen ku xayiran Ceel Gaal, Hiiraan↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print In ka badan 55 gaari oo nooca xamuulka qaada ah, kuwaas oo isaga kala goosha gobollada dhexe ee Soomaaliya, ayaa la sheegay inay muddo afar habeen ah ku xayiran yihiin deegaanka Ceel Gaal ee…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News18 Oct 2026 Xaaladda Bay iyo Bakool oo kacsan: Dib-u-gurashada ciidamada Itoobiya, dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Xaaladda amni iyo siyaasadeed ee gobollada Bay iyo Bakool ayaa wajahaysa marxalad xasaasi ah, iyadoo ay jiraan isbeddello ku saabsan gacan-ku-haynta deegaannada, dhaqdhaqaaqyada ciidamada…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News18 Oct 2026 Laba qalad oo lagu eedeeyay Aadan Madoobe oo sii murjin kara colaadda Koonfur Galbeed iyo su’aalaha ka dhashay doorka Turkiga iyo Itoobiya↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Xiisadda siyaasadeed iyo tan militari ee ka taagan maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sii xoogeysanaysa, kaddib markii ciidamo taabacsan madaxweynihii hore ee maamulkaas, Cabdicasiis…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News17 Oct 2026 Itoobiya oo Al-Shabaab ku xirtay aqoonsiga Somaliland, Hargeysa oo ka jawaabtay↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Safiirka Itoobiya u fadhiya Israa’iil, Tesfaye Yetayeh Anteneh, ayaa sheegay in khatarta kooxda Al-Shabaab ay ka mid tahay sababaha hortaagan in dalkiisu aqoonsado Somaliland, isaga oo ku…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News16 Oct 2026 Danjire Anteneh oo ka digay in aqoonsiga Somaliland uu halis gelin karo iskaashiga amni ee Itoobiya iyo Soomaaliya↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Danjire Tesfaye Yetayeh Anteneh, safiirka Itoobiya u jooga Israa’iil, ayaa ka digay in haddii Itoobiya ay aqoonsato Somaliland, dowladda Soomaaliya ay dalban karto in ciidamada Itoobiya laga…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News13 Oct 2026 Itoobiya oo 220 Askari oo ka Tirsan Ciidanka Soomaaliya u Qaadday Addis Ababa↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Wararka laga helayo Dowlad Deegaanka Soomaalida ayaa sheegaya in dowladda Itoobiya ay magaalada Addis Ababa u qaadday ku dhowaad 220 askari oo ka tirsan milatariga Soomaaliya, kuwaas oo…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News11 Oct 2026 Imaaraadka Carabta oo lagu eedeeyay duqeyn lagu dilay afar qof oo isku qoys ahaa oo ka dhacday Puntland↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Saraakiil ka tirsan hay’adaha amniga Puntland ayaa Imaaraadka Carabta ku eedeeyay inuu fuliyay duqeyn diyaaradeed oo lagu dilay afar qof oo isku qoys ahaa, shan kalena lagu dhaawacay, xilli…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News11 Oct 2026 Soomaaliya oo sheegtay inay dhexdhexaad ka tahay xiisadda Itoobiya, Masar iyo Eritrea↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Dowladda Soomaaliya ayaa caddeysay mowqifkeeda ku aaddan xiisadda sii xoogeysanaysa ee Geeska Afrika, iyadoo sheegtay inaysan qayb ka ahayn loollanka u dhexeeya Itoobiya, Masar iyo Eritrea.…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News7 Oct 2026 Khilaafka Masar iyo Itoobiya iyo Saameynta uu ku Yeelan Karo Soomaaliya↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Khilaafka u dhexeeya Masar iyo Itoobiya wuxuu muddo dheer ku salaysnaa muranka webiga Nile, gaar ahaan Biyo-xireenka Weyn ee Renaissance-ka Itoobiya. Hase yeeshee, khilaafku maanta wuxuu ka…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News7 Oct 2026 Wakaaladda Wararka Itoobiya oo dhaliishay mowqifka Xasan Sheekh ee xiriirka Soomaaliya iyo Itoobiya↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Wakaaladda Wararka Itoobiya ayaa daabacday maqaal si weyn loogu dhaliilayo mowqifka Xasan Sheekh Maxamuud ee ku aaddan xiriirka Soomaaliya iyo Itoobiya, iyadoo maqaalka lagu eedeeyay in…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News5 Oct 2026 Axmed Shide oo Noqday Soomaali-kii Ugu Horreeyay ee Guddoomiya Golaha Wakiillada Shacabka Itoobiya↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Golaha Wakiillada Shacabka Itoobiya ayaa maanta Axmed Shide u doortay Guddoomiyaha Golaha, isagoo noqday Soomaali-kii ugu horreeyay ee qabta xilka hoggaanka aqalka hoose ee Baarlamaanka…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News5 Oct 2026 Itoobiya oo jawaab ka bixisay bayaankii Masar, Suudaan, Eritrea iyo Soomaaliya↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Dowladda Federaalka Itoobiya ayaa jawaab ka bixisay war-murtiyeedkii kasoo baxay shir-madaxeed ay madaxda Masar, Suudaan, Eritrea iyo Soomaaliya ku yeesheen magaalada El Alamein ee dalka…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News4 Oct 2026 Somaliland oo mar kale taageertay marin-badeedka Itoobiya, iyadoo diidday faragelinta heshiisyadeeda↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Dowladda Somaliland ayaa dib u xaqiijisay mowqifkeeda ku aaddan in Itoobiya loo oggolaado marin ay ka hesho badda, iyadoo sheegtay in heshiisyo labada dhinacba dan ugu jira ay horseedi…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News4 Oct 2026 Xasan Sheekh oo sheegay in Soomaaliya Itoobiya u oggolaan karto isticmaalka laba ama saddex dekedood↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Xasan Sheekh ayaa sheegay in dowladda federaalka Soomaaliya ay diyaar u tahay inay Itoobiya u oggolaato isticmaalka laba ama saddex dekedood oo Soomaaliyeed, si ay dalkaas uga soo dejiso…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News2 Oct 2026 Itoobiya oo eriday diblomaasi Masaari ah xilli dagaalka Tigray uu kusii dhowaanayo Mekelle↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Itoobiya ayaa qaaday tallaabo cusub oo diblomaasiyadeed oo ka dhan ah Masar, iyadoo Addis Ababa ay eriday diblomaasi Masaari ah, tallaabadan oo kusoo beegantay xilli xiriirka labada dal uu…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News1 Oct 2026 Qaraxyo Addis Ababa laga maqlay xilli dagaalladu ka socdaan waqooyiga Itoobiya↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Caasimadda Itoobiya ee Addis Ababa ayaa xalay iyo saacadihii hore ee maanta laga maqlay qaraxyo dhowr ah, iyadoo dhacdadan ay kusoo beegantay xilli dagaallo culus ay ka socdaan waqooyiga…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News1 Oct 2026 Mustafe Cumar oo markale loo doortay Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Mustafe Maxamed Cumar, oo sidoo kale loo yaqaan Mustafe Cagjar, ayaa markale loo doortay Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya, sida lagu sheegay xogta laga helayo doorashadii…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News30 Sept 2026 Itoobiya oo qorshaynaysa inay ciidamo kala baxdo Soomaaliya↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Itoobiya ay qorshaynayso inay Soomaaliya kala baxdo qaar ka mid ah ciidamadeeda, gaar ahaan ciidamada aan ka tirsanayn howlgalka AUSSOM. Ciidamadan ayaa la…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News29 Sept 2026 Xasan Sheekh oo Addis Ababa kula kulmaya Abiy Axmed, iyadoo arrinta Doolow ay taagan tahay↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku wajahan magaalada Addis Ababa ee caasimadda Itoobiya, halkaas oo la filayo inuu kulan fool-ka-fool ah kula yeesho Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed.…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News23 Sept 2026 TPLF oo la wareegtay Garoonka Diyaaradaha ee Mekelle kaddib bixitaanka ciidamada Federaalka↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Jabhadda Xoreynta Tigray ee loo soo gaabiyo TPLF ayaa la wareegtay gacan ku haynta Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Mekelle, caasimadda Ismaamulka Tigray ee waqooyiga Itoobiya, kaddib…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.