Skip to content
Breaking News

Aggregated

The Wire

2030 headlines · 42 sources · updated 3 hours ago

What the rest of the world is publishing about the Horn of Africa — and what the Horn's own newsrooms are publishing about everywhere else.

These are headlines published by other newsrooms, not Hornafrika reporting. We show the headline, a short extract and a link; the full article stays with the publisher who wrote it, and copyright in each headline and extract remains with that publisher. How the wire works

ScopeHorn of AfricaWorldHeadlines naming Somalia, Ethiopia, Djibouti or Eritrea.

Filtered to Somalia · clear

JowharRegionalhanad6 days ago

Liibaan Axmed Xasan oo loo doortay hoggaamiyaha Galmudug

Golaha Wakiillada maamulka Galmudug ayaa Liibaan Axmed Xasan u doortay hoggaamiyaha maamulkaas, kaddib doorasho maanta ka dhacday magaalada Dhuusamareeb. Liibaan Axmed Xasan ayaa helay 72 cod, halka musharraxii la tartamayay, Cabdulqaadir…

Read at Jowhar ↗Headline and extract © Jowhar — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News6 days ago

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay jab xooggan gaarsiisay Al-Shabaab dagaal ka dhacay agagaarka Leego

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ciidamadeeda ay dagaal kula galeen xubno ka tirsan Al-Shabaab deegaanka Leego ee gobolka Shabeellaha Hoose, xilli ciidamo kale oo dowladda ka…

Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News6 days ago

Hadallada Guddoomiye Jaamac iyo Xildhibaan Jeesow oo su’aalo ka keenay khilaafka Baarlamaanka Soomaaliya

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Khilaafka siyaasadeed ee ka dhex jira mas’uuliyiinta iyo xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa mar kale dhaliyay dood la xiriirta xiriirka u dhexeeya Guddoomiyaha Golaha…

Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
JowharRegionalhanad6 days ago

DF oo guluf ciidan ka bilowday gobolka Bakool

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa la sheegay inay guluf dagaal iyo abaabul ciidan ka bilowday gobolka Bakool, iyadoo ciidamo badan lagu diyaariyey magaalada Xudur, kuwaas oo la sheegay inay diyaar u yihiin hawlgallo ka dhan ah…

Read at Jowhar ↗Headline and extract © Jowhar — reproduced for reference, full article at the publisher.
Somaliland StandardRegionaladmin6 days ago

Somaliland’s Minister of Health Inaugurates the Maternal and Child Health Unit at Borama Hospital

The Minister of Health Development of the Republic of Somaliland, Mr. Hussein Bashir Hirsi, inaugurated the new Maternal and Child Health (MCH) wing at the Borama General Hospital, a project funded by the Camuud Foundation. The…

Read at Somaliland Standard ↗Headline and extract © Somaliland Standard — reproduced for reference, full article at the publisher.
Somaliland StandardRegionaladmin6 days ago

At least nine people killed in fighting between Oromos and Somalis in Ethiopia; thousands flee to Kenya

At least nine people have reportedly died in clashes between the Oromo and Somali communities in the town of Moyale—located on the border between Ethiopia’s Somali Region and Kenya—while thousands have been displaced from their homes and…

Read at Somaliland Standard ↗Headline and extract © Somaliland Standard — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News6 days ago

Mucaaradka ma soo dhaweyn doonaan doorashada Cali Guudlaawe sidii Liibaan Shuluq? Sharci ahaan ma sax baa?

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Waxaa isa soo taraya su’aalaha ku saabsan doorashada hoggaanka Hirshabeelle, gaar ahaan mowqifka mucaaradka Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo in hannaanka doorashada Cali Guudlaawe uu…

Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.