Skip to content
Breaking News

Aggregated

The Wire

1856 headlines · 42 sources · updated 22 minutes ago

What the rest of the world is publishing about the Horn of Africa — and what the Horn's own newsrooms are publishing about everywhere else.

These are headlines published by other newsrooms, not Hornafrika reporting. We show the headline, a short extract and a link; the full article stays with the publisher who wrote it, and copyright in each headline and extract remains with that publisher. How the wire works

ScopeHorn of AfricaWorldHeadlines naming Somalia, Ethiopia, Djibouti or Eritrea.

Filtered to Somalia · clear

Caasimada OnlineRegionalSomaliGuuleed Muuse7 hours ago

Xisbiga Shaakir oo sheegay in aargoosi looga reebay doorashada Galmudug

Dhuusamareeb (Caasimada Online) – Ururka siyaasadeed ee Towfiiq oo uu hoggaamiyo Sheekh Shaakir ayaa si adag uga horyimid go’aanka guddiga doorashada ee looga reebay liiska ururrada loo oggolaaday inay ka qeyb galaan doorashada ku celiska…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News8 hours ago

Booliska Galmudug oo qabtay maleeshiyaad weerar qaaday

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Taliska Booliska Galmudug ayaa sheegay in ciidamo ka tirsan booliska ay iska difaaceen weerar maleeshiyaad hubeysan oo uu Taliska ku sheegay kuwo qaab qabiil u abaabulan ku qaadeen…

Read at Kaab TVHeadline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan10 hours ago

Ganacsatada Soomaaliya oo billaabay qorshe cusub kadib markii is-beddel uu ku yimid…

Muqdisho (Caasimada Online) – Ganacsatada Soomaaliya ayaa bilaabay inay raadiyaan marinno cusub oo ay badeecooyinka dalka ku soo geliyaan, xilli walaac xooggan uu ka taagan yahay ammaanka marinnada muhiimka ah ee Bab al-Mandab iyo Hormuz,…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan11 hours ago

Danta Somaliland ay ka leedahay 2,000 askari ee ay ku yaboohday qorshaha Trump

Muqdisho (Caasimada Online) – Maamulka Somaliland ayaa sheegay inuu diyaar u yahay inuu ilaa 2,000 oo askari ku biiriyo ciidanka caalamiga ah ee madaxweyne Donald Trump uu doonayo in la geeyo Gaza, xilli Mareykanka uu weli raadinayo inuu…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliGuuleed Muuse20 hours ago

Muungaab iyo dhiggiisa Jabuuti oo saxiixday heshiis dhigaya in labada caasimad…

Jabuuti (Caasimada Online) – Duqa magaalada Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) iyo dhiggiisa magaalada Jabuuti, Said Daoud Mohamed ayaa maanta kala saxiixday heshiis is-afgarad oo lagu xoojinayo iskaashiga labada caasimadood, gaar…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News22 hours ago

Dagaal ka dhacay Dibiyolay oo sababay dhimasho iyo dhaawac

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa dagaal ka dhacay deegaanka Dibiyolay, oo hoostaga degmada Godinlabe ee gobolka Galgaduud, kaas oo u dhexeeyay ciidamo Booliis ah iyo ciidamo ay…

Read at Kaab TVHeadline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliGuuleed Muuse1 day ago

Xogta ciidamo deegaan oo lagu tababarayo Waajid

Baydhabo (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa degmada Waajid ee gobolka Bakool ka bilowday tababarka ciidamo deegaan ah, kaas oo loogu talagalay in lagu xoojiyo ciidamada dowladda ee ka howlgala magaalada iyo deegaanada…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Somaliland StandardRegionaladmin1 day ago

Local forces being trained in Wajid

The Federal Government of Somalia has launched a training program in the Waajid district of the Bakool region for local forces; these troops are intended to support the Somali National Army as it prepares to take over security…

Read at Somaliland StandardHeadline and extract © Somaliland Standard — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliAden Abdi1 day ago

Amniga Baydhabo oo faraha ka sii baxaysa.

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Baydhabo: Waxaa lagu dilay wiil dhalinyaro ah, iyadoo ay sii badanayaan dilalka loo geysto dadka ku nool magaalada Baydhabo. Qaar ka mid ah xaafadaha magaalada ayaa la sheegay in dadku uga…

Read at Kaab TVHeadline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.