Skip to content
Wednesday, 16 September 2026
Breaking News

Aggregated

The Wire

1916 headlines · 42 sources · updated 2 hours ago

What the rest of the world is publishing about the Horn of Africa — and what the Horn's own newsrooms are publishing about everywhere else.

These are headlines published by other newsrooms, not Hornafrika reporting. We show the headline, a short extract and a link; the full article stays with the publisher who wrote it, and copyright in each headline and extract remains with that publisher. How the wire works

ScopeHorn of AfricaWorldHeadlines naming Somalia, Ethiopia, Djibouti or Eritrea.

Filtered to Somalia · clear

Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan6 Sept 2026

DF Soomaaliya oo shaacisay in hadda kadib ay Itoobiya kula dhaqmeyso Baaqii Ankara

Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in Baaqii Ankara uu hadda yahay heshiiska hagaya xiriirka Soomaaliya iyo Itoobiya, iyadoo hoos u dhigtay muhiimadda doodda ku saabsan in heshiiskii is-afgarad ee Itoobiya iyo…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliNews Editor5 Sept 2026

Didbaxayaal Doolow ku gubay calamada Turkey iyo Egypt

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Kumannaan qof oo deegaanka ah ayaa maanta isugu soo baxay magaalooyin ku yaalla gobolka Gedo ee Jubaland, iyagoo ka cabanaya duqeyntii ay Turkigu habeenkii Khamiista ka geysteen degmada…

Read at Kaab TVHeadline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan5 Sept 2026

Qorshe ku kacaya $20 bilyan oo lagu isir sifeynayo dadka Gaza iyo Somaliland oo….

Tel Aviv (Caasimada Online) – Wasiirka Amniga Qaranka Israel Itamar Ben Gvir ayaa Khamiistii soo bandhigay qorshe uu doonayo in boqollaal kun oo Falastiiniyiin ah looga isir sifeeyo Marinka Gaza sannad kasta, isaga oo arrintan ka dhigaya…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliJamaal Maxamed5 Sept 2026

Waa kuma ninka Fahad uu sida dadban u sheegay in uu ka dambeeyey qaraxii taliya Shub?

Muqdisho (Caasimada Online) – Agaasimihii hore ee Hay’adda NISA, Fahad Yaasiin Xaaji Daahir oo soo saaray qoraal xasaasi ah ayaa ka hadlay qaraxii ka dhacay guriga taliye Mahad Cabdiraxmaan Aadan (Shub) ee degmada Doolow, isaga oo tilmaam…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Puntland PostRegionalDesk5 Sept 2026

Madaxweyne Deni oo tegay Dharjaale

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaninayo ayaa maanta lagu soo dhaweeyay deegaanka Dharjaale degmada Iskushuban ee gobolka Bari, oo bar-bilow u ahaa howgalka Calmiskaad. Madaxweyne Deni ayaa fagaare kula…

Read at Puntland PostHeadline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliGuuleed Muuse5 Sept 2026

Xogta howlgal culus oo ka dhacay gobolka Baay

Baydhabo (Caasimada Online) – Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Danab ayaa xalay hawlgal qorshaysan ka fuliyay deegaanka Buula Fulaay ee gobolka Baay. Howl-galka ayaa si gaar ah loogu bartilmaameedsaday…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.