Somalia becomes 50th country to ratify African free trade agreement
Somalia has formally ratified the African Continental Free Trade Area (AfCFTA), becoming the 50th country to complete the process of joining the continent-wide trade agreement.
Aggregated
What the rest of the world is publishing about the Horn of Africa — and what the Horn's own newsrooms are publishing about everywhere else.
These are headlines published by other newsrooms, not Hornafrika reporting. We show the headline, a short extract and a link; the full article stays with the publisher who wrote it, and copyright in each headline and extract remains with that publisher. How the wire works
Filtered to Somalia · clear
Somalia has formally ratified the African Continental Free Trade Area (AfCFTA), becoming the 50th country to complete the process of joining the continent-wide trade agreement.
MOGADISHU (Somaliguardian) – Ethiopia’s security agencies have begun interrogating dozens of Somali National Army (SNA) soldiers who crossed into Ethiopian territory after completing training in Somalia’s Galmudug region, according to…
Boosaaso (Caasimada Online) – Mareykanka ayaa la sheegay inuu sare u qaadayo howl-gallada cirka iyo joogitaankiisa militari ee Puntland, iyadoo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Mareykanka ay 3-dii September hawl-gallo sahamin ah ka…
GOOBJOOG NEWS | MOGADISHU: Somalia has formally ratified the African Continental Free Trade Area (AfCFTA), becoming the 50th African country to complete the process and opening the way for Somali businesses to gain wider access to the…
Muqdisho (Caasimada Online) – Afhayeenka madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed Soomaaliya, Ugaas Xasan Cabdi Maxamed oo qoraal kooban soo saaray ayaa jeediyay hanjabaad, kadib qaraxii ka dhacay guriga taliye Mahad Cabdiraxmaan Aadan (Shub)…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa saaka gaarey deegaanka Dharjaalle ee…
Muqdisho (Caasimada Online) – Magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Baay ayaa waxaa weli laga dareemayaa raadadka dagaalladii ka dhacay magaaladaas, kuwaas oo dhaliyay khasaare isugu jiro dhimasho iyo dhaawac. Maamulka isbitaalka magaalada…
Taliska saldhigga degmada Bursaalax ee gobolka Mudug oo kaashanaya odayaasha dhaqanka iyo maamulka degmada ayaa soo…
GOOBJOOG NEWS | MOGADISHU: The Federal Government of Somalia has ordered an investigation into an incident in Doolow district in Gedo region after explosions and gunfire were reportedly heard from a house, causing fear and confusion among…
Warbaahinta baaritaanka sameysa ee Drop Site News oo laga leeyahay dalka Maraykanka ayaa warbixin ka qortay saldhigga milatari ee Maraykanku ka sameysanayo Puntland. Warbixintu waxay sheegtay in dawladda Maraykanka ay dhisayso ama u…
Muqdisho (Caasimada Online) – Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa si adag u cambaareeyay qaraxa ka dhacay guriga Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta, Jeneraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan (Shub), kaasi oo dowladda…
Wafdi ka socday Mareykanka oo uu hoggaaminayay Taliyaha Hawlgallada Gaarka ah ee AFRICOM, Major General Claude…
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Hay’adda Dhakhaatiirta aan Xuduudda Lahayn ee Médecins Sans Frontières (MSF) ayaa warbixin ka soo saartay xaaladdii caafimaad ee ka dhalatay dagaalladii iyo iska horimaadyadii hubeysnaa ee…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa habeenimadii xalay kulan la qaatay qaybaha kala duwan ee…
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Soomaaliya iyo guud ahaan Geeska Afrika ayaa sannadihii u dambeeyay noqday meel ay si weyn ugu loollamaan dowlado badan oo gobolka iyo caalamka ah. Loollankan ayaa ku salaysan arrimo la…
Naiorbi (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen ayaa dowladda federaalka ku eedeeyay inay mas’uul ka tahay duqeymo uu sheegay in ay ka dhaceen degmada Doolow ee gobolka Gedo iyo deegaano ku dhow…
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Buuraha Cal Miskaad ee gobolka Bari ayaa weli ah goob muhiim u ah dagaalka ka dhanka ah kooxda Daacish-ta Soomaaliya, iyadoo ciidamada Puntland ay halkaasi ka wadaan hawlgallo ballaaran oo…
Boosaaso (Caasimada Online) — Mareykanka ayaa qorsheynaya inuu ballaariyo howlaha hay’adda sirdoonka CIA-da ee Puntland, isla markaana joogitaankiisa garoonka diyaaradaha Boosaaso u beddelo saldhig ciidan oo laga fulin karo duqeymo cirka…
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Cabsi xooggan ayaa laga soo sheegaya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay, kaddib markii habeenkii xalay laga maqlay rasaas ka dhacaysa qaar ka mid ah xaafadaha magaalada, iyadoo sidoo…
HARGEISA (SD) – U.S. foreign-policy analyst Michael Rubin has criticized the composition of Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi “Irro’s” delegation to Washington, arguing that the size of the delegation risks sending the…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar ku marayo degmooyinka gobolka Bari ee laamiga ka baxsan ayaa caawa ku hoyday degmada Ufeyn. Ujeedka safarka madaxweyne Deni ayaa lagu sheegay u kuurgelida…
MOGADISHU (SD) – Somalia’s political crisis has intensified following a reported drone strike on the residence of former Custodial Corps commander Brigadier General Mahad Abdirahman Aden, known as General Shub, in Doolow, Gedo region.…
Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa si adag uga hadlay qaraxa ka dhacay hoyga uu magaalada Doolow ee gobolka Gedo ka degan yahay taliyihii hore ee ciidanka asluubta Soomaaliyeed,…
Sept 04 (Jowhar)- Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa iska fogeysay wararka sheegaya in duqeyn cirka ah lagu qaaday guriga Taliye Shub oo ku yaalla degmada Doolow ee gobolka Gedo. Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ayaa…
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Duqeyntii ka dhacday degmada Doolow ee gobolka Gedo, oo lagu dhaawacay Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliya, General Mahad Cabdiraxmaan Aadan “Taliye Shub”, ayaa si weyn u…
MOGADISHU (Somaliguardian) – A drone strike tore through the residence of General Mahad Abdirahman, Somalia’s former custodial corps chief, in the border town of Dolow on Thursday, and he survived it – but the attack has ignited a…
Muqdisho (Caasimada Online) – Duulimaad toos ah oo cusub oo isku xiraya magaalooyinka Muqdisho iyo Muscat ee caasimadda dalka Cumaan ayaa si rasmi ah u bilowday, iyadoo Dowladda Federaalka Soomaaliya ay soo dhaweysay duulimaadkii ugu…
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Duqeyn ka dhacday degmada Doolow ee gobolka Gedo, taas oo lagu dhaawacay Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliya General Mahad Cabdiraxmaan Aadan oo loo yaqaan Taliye Shub, ayaa…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa si adag uga hadlay weerarkii lagu qaaday hoyga…
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka hadlay qaraxa ka dhacay guriga Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliya, Jeneraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan (Shub), kaasi oo dowladda…