Soomaaliya iyo Mareykanka oo xaqiijiyey arrin la hadal hayey↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Saraakiil amni oo Mareykan iyo Soomaali ah ayaa bixiyey faahfaahin cusub oo muujineysa inuu sii xoogeysanayo xiriirka u dhexeeya kooxda Al-Shabaab iyo Xuutiyiinta Yemen, kaas oo hadda ku lug leh hub, tababar…
Xukuumadda Puntland oo soo saartay awaamiir lagu adkaynayo ammaanka gudaha.↗
Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa shir-guddoomiyey Shirka Amniga Gobolka Bari, kaas oo ay…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Ciidamada Mareykanka oo Kismaayo ka sameeyey diyaar-garow militari + Sawirro↗
Kismaayo (Caasimada Online) – Ciidamada Mareykanka ee ka howlgala Geeska Afrika ayaa tababar militari oo ballaaran ku sameeyey magaalada Kismaayo, kaas oo lagu tijaabiyey sida ciidamada ku sugan saldhigga ay isaga difaaci karaan weerar iyo…
Puntland oo howlgal sababay dhimasho ku qaaday koox Burcad-badeedda↗
Hal qof ayaa ku dhintay howlgal ay maanta Puntland ku qaaday todobada nin oo ka tirsan kooxdii Burcad-badeedda ee lacagta madaxfurashada ka qaatay markabkii Turkiga u rarnaa ee Lutuf, kuwaas oo ku sugnaa deegaanka Garacad ee gobolka Mudug.…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Puntland oo ku dhowaaqday go’aanno amni oo culus iyo in ay la wareegi doonto….↗
Boosaaso (Caasimada Online) – Dowladda Puntland ayaa soo saartay go’aanno cusub oo lagu adkeynayo ammaanka gobolka Bari, kuwaas oo ay ka mid yihiin xakameynta hubka sharci-darrada ah, dardargelinta dagaalka kooxaha argagixisada,…
JowharRegionalhanad1 Sept 2026 Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyay shirka Dalalka aan Isbaheysiga aheyn↗
Sept 01 (Jowhar)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay Shirka Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn oo maanta ka furmay magaalada Belgrade ee dalka Serbia. Halkaasi oo uu kusoo bandhigay…
Read at Jowhar ↗Headline and extract © Jowhar — reproduced for reference, full article at the publisher. Maxaa ka jira in ciidamo ka tirsan DF ay u goosteen dowlad-deegaanka Soomaalida?↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay ka hadashay wararka sheegaya inay goosteen qaar kamid ah ciidamadii dhawaan tababarka loogu soo xiray deegaanka Xanan-buure ee gobolka Galgaduud, kuwaas…
Israel Reportedly Working to Facilitate Trump Meeting as Somaliland President Prepares First U.S. Visit↗
Somaliland President Irro is expected to make his first U.S. visit as president, with meetings in Washington and New York as Israel reportedly supports efforts to secure a Trump meeting and advance U.S. recognition of Somaliland HARGEISA,…
Read at Saxafi Media ↗Headline and extract © Saxafi Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News1 Sept 2026 Somaliland oo dadaal cusub ugu jirta aqoonsi caalami ah↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Somaliland ayaa waddo cusub oo diblomaasiyadeed u qaaday dadaalkeeda muddada dheer ee ay ku dooneyso aqoonsi caalami ah, iyadoo Madaxweyne Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro lagu wadaa…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. DEG DEG: Maleeshiyaad hubeysan oo la wareegay xarumaha doorashada ee Beledweyne↗
Beledweyne (Caasimada Online) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in maanta maleeshiyaad hubeysan ay weerar ku qaadeen xarumaha loo asteeyay doorashada ee magaalada Beledweyne, xilli ay halkaas ka jirto xiisad ka…
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News1 Sept 2026 Macawiisleyda oo la wareegtay goobaha doorashada ee Beledweyne↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Xaalad cusub oo la xiriirta doorashada qof iyo codka ah ee lagu muransanyahay ayaa ka taagan magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan, kadib markii ciidamo Macawiisley ah oo aad u hubeysan ay…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Xamza: Waa khad cas, mana aha wax laga gorgortami karo in…↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre oo wareysi gaar ah siiyay wargeyska Al Sharq ee dalka Qatar ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah oo ku aadan aqoonsiga ay Israel siisay Somaliland. Xamza ayaa…
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay madaxweynaha Serbia↗
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan magaalada Belgrade ayaa maanta kulan la qaatay madaxweynaha dalka Serbia, Aleksandar Vučić. Qoraal ka soo baxay Villa Somalia ayaa lagu sheegay in labada…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Maxay ka wada-hadleen Jaamac iyo safiirka Türkiye? + Sawirro↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Ku-simaha Madaxweynaha Soomaaliya, Ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa maanta kulan mira dhal ah la qaatay safiirka Türkiye u fadhiya Soomaaliya Danjire Alper…
Somaliland President Expected to Visit Washington as Recognition Campaign Gathers Pace↗
https://www.horndiplomat.com/feed/ By: Mohamed Duale HARGEISA, Sept. 1 (Horndiplomat) — Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi is expected to travel to Washington in the coming days for his first visit to the United States since…
Read at Horn Diplomat ↗Headline and extract © Horn Diplomat — reproduced for reference, full article at the publisher. GARACAD: Hawlagl ciidanka Puntland ku baacsanayeen koox burcad-badeed ah oo geeri sababay.↗
Inta la xaqiijiyey hal ruuxa ayaa ku geeriyodey hawlgal qorshaysan oo ciidanka ammaanka Puntland ka sameeyeen…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Ujeedka kulan ay yimaadeen DF, Dowlad-goboleedyada iyo hay’adaha samafalka↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa maanta guddoomiyay kulan heer sare ah oo looga hadlay xaaladda bani’aadannimo ee dalka iyo sidii loo xoojin lahaa…
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News1 Sept 2026 Africa Intelligence oo sheegtay in Al-Shabaab lagu dhex daray hay’adaha dowladda Soomaaliya↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Warbixin cusub oo ay maanta daabacday Africa Intelligence ayaa walaac cusub ka abuurtay xaaladda amniga iyo hay’adaha dowladda Soomaaliya, kadib markii warbixintu sheegtay in maamulka…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Somalia says funding, logistics delay Egyptian troop deployment↗
Cairo (Somalia Today) — Funding problems, logistical arrangements and operational requirements are delaying the deployment of Egyptian troops to the African Union mission in Somalia, a senior Somali foreign ministry official has said.…
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News1 Sept 2026 Burburinta guryaha Muqdisho Yaa qaadaya mas’uuliyadda sharci iyo siyaasadeed?↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Magaalada Muqdisho waxaa muddooyinkii dambe soo badanayay burburinta guryo iyo dhul ay degganaayeen qoysas muddo dheer ku noolaa, taas oo keentay in dad badan ay ka guuraan hoygoodii, qaarna…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Madaxweyne Xasan Sheekh oo dalbaday iskaashi ka dhan ah isbeddelka cimilada.↗
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay Shirka Dalalka dhex-dhexaadka ah…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Somalia Sets September 30 for Galmudug, Hirshabelle Elections↗
Electoral commission announces fresh polls for two federal member states following court ruling that annulled Galmudug's previous results.
Read at AllAfrica ↗Headline and extract © Radio Dalsan — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News1 Sept 2026 Aadan Madoobe oo lagu eedeeyay beegsi ka dhan ah reerka Laftagareen↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Xiisadda siyaasadeed ee ka taagan maamulka Koonfur Galbeed ayaa sii xoogeysaneysa, iyadoo Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed Sheekh Aadan Maxamed Nuur Aadan Madoobe lagu eedeeyay inuu beegsi…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Türkiye Pledges Continued Security and Economic Support for Somalia↗
Turkish Ambassador Alper Aktaş says Ankara will maintain its support for Somali security forces while expanding cooperation in energy, fisheries and other strategic sectors.
Read at AllAfrica ↗Headline and extract © Radio Dalsan — reproduced for reference, full article at the publisher. President Mohamud Calls for Global Cooperation at NAM Summit in Serbia↗
GOOBJOOG NEWS | BELGRADE, Serbia: Federal Republic of Somalia President Hassan Sheikh Mohamud has called for greater international cooperation to confront conflict, terrorism, geopolitical tensions and climate change as he addressed a…
Xasan Sheekh oo shir muhiim ah uga qeyb-galay Belgrade + Sawirro↗
Belgrade (Caasimada Online) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb-galay shirka dalalka dhex-dhexaadka ah oo maanta ka furmay magaalada Belgrade ee dalka Serbia, halkaas oo uu khudbad…
Federal Government Engaging US over Somaliland Recognition Debate, State Minister Says↗
GOOBJOOG NEWS | MOGADISHU: The Federal Government of Somalia is maintaining regular talks with the United States on its territorial integrity, security and strategic partnership as Mogadishu closely watches renewed debate in Washington…
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News1 Sept 2026 Puntland iyo Jubaland oo diiday heshiiska doorashada7-da bilood↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Wararka ku saabsan heshiis la sheegay inuu dhex maray Xasan Sheekh Maxamuud iyo qaar ka mid ah madaxda mucaaradka Soomaaliya ayaa dhaliyay muran siyaasadeed oo cusub, kadib markii Puntland…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay↗
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Belgrade uga qaybgalaya shir xusaya 65 sano ee Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn Taariikhda daabacaadda: 1-da Sebtembar 2026, 2:21 PM EAT Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh…
Read at Radio Dalsan ↗Headline and extract © Radio Dalsan — reproduced for reference, full article at the publisher. Puntland oo soo saartay habraac la xiriira fasaxa mas’uuliyiinta heer degmo iyo heer gobol↗
Wasaaradda arrimaha gudaha Puntland ayaa fartay guddoomiye kasta oo degmo in uu fasaxiisa ogaysiiso guddoomiyaha gobolka ka hor inta aanu ka bixin degmada uu mas’uulka ka yahay. Sidoo kale isuduwayaasha gobollada ayaa la faray in aysan…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher.