Safiirkii Itoobiya u fadhiyey Magaalada Muqdisho oo dalkiisa dib ugu laabtay.
Safiirka Itoobiya u qaabilsanaa Soomaaliya, Suleiman Dedefo Woshe, ayaa ka ambabaxay Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, kaddib…
Aggregated
What the rest of the world is publishing about the Horn of Africa — and what the Horn's own newsrooms are publishing about everywhere else.
These are headlines published by other newsrooms, not Hornafrika reporting. We show the headline, a short extract and a link; the full article stays with the publisher who wrote it, and copyright in each headline and extract remains with that publisher. How the wire works
Filtered to Somalia · clear
Safiirka Itoobiya u qaabilsanaa Soomaaliya, Suleiman Dedefo Woshe, ayaa ka ambabaxay Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, kaddib…
Garoowe (Caasimada Online) – Dowladda Puntland ayaa dowladda federaalka Soomaaliya iyo Turkiga ku eedeysay inay lacag madax-furasho ah siiyeen burcad-badeedkii afduubtay markabka MV LUTUF, si loo sii daayo markabka iyo shaqaalihii la…
Somali authorities say 14 pirates were killed in the 10-day operation to free a Cameroon-flagged cargo vessel.
Addis Ababa (Caasimada Online) – Midowga Afrika ayaa AUSSOM u fasaxay inay ciidamada dowladda federaalka kala qeyb-gasho howlgallada militari ee Koonfur Galbeed, xilli madaxweynihii hore Cabdicasiis Laftagareen uu uga digay howlgalka inuu…
HARGEISA (SD) — Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdillahi (Irro) has met with several MPs and political figures who recently left the Northeastern Administration and arrived in Hargeisa. According to the President’s spokesperson,…
Turkish and Somali forces have freed the MV LUTUF after pirates hijacked the vessel off the coast of Somalia. The 10-day operation killed 14 alleged pirates and destroyed four boats used by the attackers.
MOGADISHU (Somaliguardian) – A Cameroon-flagged cargo vessel carrying weapons, armored military vehicles and other equipment bound for Turkey’s military base in Mogadishu was released by Somali pirates on Saturday after Ankara paid a $2.5…
Puntland ayaa cambaaraysay lacagta madaxfurashada ah ee la siiyay kooxdii Burcad-badeedda ee haysatay markabka MV Lutuf oo u rarnaa dowladda Turkiga. War-saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda amniga Puntland ayaa lagu sheegtay in lacagta…
Xukuumadda Puntland ayaa markii ugu horreysay si rasmi ah u sheegtay in Markabka MV LUTUF iyo shaqaalihii la…
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Muuse Suudi Yalaxow ayaa ka hadlay xaaladda ka taagan magaalada Muqdisho, gaar ahaan qorshayaasha la xiriira dhulka iyo dhismayaasha magaalada, isagoo sheegay inuusan arkin shacabka…
MOGADISHU (Somaliguardian) – The African Union Commission has authorized its peacekeeping mission in Somalia to join federal government forces in combat operations against Darwish militia loyal to an ousted Southwest regional president,…
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Siyaasi Yuusuf Xasan oo ka mid ah siyaasiyiinta Hirshabeelle oo Wareysi Gaar ah siiyay Kaab TV ayaa ka hadlay aragtidiisa ku aaddan maamulka Hirshabeelle, gaar ahaan doorka Gobolka Hiiraan…
Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaan Saadaam Maxamuud Cabdi oo ka tirsan Mudanayaasha Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maanta ka hadlay arrimo xasaasi ah oo ku aaddan amniga magaalada Muqdisho, xilli haatan uu yahay mid deggan.…
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Khilaafka siyaasadeed ee Soomaaliya ayaa mar kale soo jiitay indhaha dalalka gobolka iyo waddamada ciidamadu ka joogaan Soomaaliya, iyadoo walaac laga muujinayo in muranka siyaasadeed uu…
Baydhaba (Caasimada Online) – Ugaas Xasan Cabdi Maxamed oo ah afhayeenka Madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Lafta-gareen ayaa maanta soo saaray digniin cusub oo ku aadan xaaladda magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Baay…
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Diyaaraddii ugu horreysay oo sida rakaab ayaa maanta ka degtay garoonka diyaaradaha degmada Doolow ee gobolka Gedo, kaddib markii garoonka uu muddo ku dhow laba sano u xirnaa xaalad ka…
GOOBJOOG NEWS|LOWER SHABELLE: Minister of Agriculture and Irrigation Mohamed Maareeye, State Minister for Defence Omar Ali Abdi, and Land Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar have met farmers from the Lower Shabelle…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ciidanka badda Turkiga oo iskaashi la sameeyay ciidanka xoogga dalka ay soo furteen markabka MV Lutuf oo koox burcad-badeed ah ku haysatay deegaanka Jiifle ee gobolka Nugaal. Dowladda…
GOOBJOOG NEWS|GEDO: Doolow Airport in Somalia’s Gedo region resumed operations on Saturday after being closed for nearly two years, with the first flights officially landing at the facility. The airport’s closure had been linked to…
Dolow District Airport in Gedo Province was successfully reopened on Saturday after a two-year closure due to a political dispute between the Somali Federal Government and Jubaland administration. Conversely, Dolow District Commissioner in…
GOOBJOOG NEWS|PUNNTLAND: Somali and Turkish forces have freed a commercial vessel hijacked off Somalia’s Puntland coast, killing four suspected pirates and arresting 14 others, Somalia’s Ministry of Defence said on Saturday. The MV LATUF,…
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta shaacisay in ciidamada badda Turkiga, oo kaashanaya Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ay gacanta burcad-badeedda ka soo furteen markabka xamuulka qaada ee M/V…
GOOBJOOG NEWS | MOGADISHU: The Ministry of Finance has completed a 14-day training programme aimed at strengthening how government institutions prepare and implement their budgets under a new programme-based budgeting system. The training…
Muqdisho (Caasimada Online) – Senator Farxaan Cali Xuseen oo kamid ah Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta si nabadeed ugu bannaanbaxay golaha dhexdiisa, isaga oo eedeymo u jeediyay dowladda. Senatorka oo maanta ka…
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Baydhaba geysay ciidamo dheeraad ah oo laga soo qaaday Muqdisho, xilli magaalada ay ka taagan tahay xaalad siyaasadeed iyo mid amni oo xasaasi…
Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya Xildhibaan Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga, Cumar Cali Cabdi iyo Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Ciidanka Xoogga Dalka…
Senator, a member of the Upper House of Somalia’s Federal Parliament, has staged a protest inside the chamber, declaring that his term has expired and accusing the government of operating illegally. The Senator, who represents Puntland,…
Kooxdii Burcad-badeedda ee haysatay markabka Lutuf ee Turkiga u rarnaa ayaa saaka siidaayay, iyaga oo ka degay xeebta deegaanka Jiifle degmada Godobjiiraan ee gobolka Nugaal. Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in kooxda Burcad-badeedda…
Xildhibaan, oo ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa ku mudaaharaaday gudaha Aqalka Sare, isagoo ku andacoonaya in muddo-xileedkiisu dhammaaday isla markaana dowladdu si sharci-darro ah u waddo hawlaheeda.…
Somalia’s mobile data prices remain among the lowest in Africa, and at times undercut those in Kenya, Ethiopia and parts of Europe. The affordability stems from a crowded, competitive telecom market rather than any single dominant…