Somalia Seeks Tanzania’s Expertise in Digital Government and Public Administration↗
GOOBJOOG NEWS | DODOMA: A Somali government delegation visiting Tanzania has held talks on strengthening cooperation in youth employment, workforce development and digital government as Somalia seeks to modernise public administration and…
Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Mas’uuliyiinta ku wehelisa safarka gobolka Mudug.↗
Madaxweynaha Dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa kulan is-xogwareysi iyo talo-ururin ah la qaatay masuuliyiintii iyo…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Uganda oo shaacisay xilliga rasmiga ee ay ciidamadeeda kala baxayso Soomaaliya↗
Kampala (Caasimada Online) – Taliyaha ciidamada Uganda, Jeneraal Muhoozi Kainerugaba, ayaa shaaciyay in dalkiisa uu dhammaan ciidamadiisa kala bixi doono Soomaaliya marka la gaaro 1-da Agoosto 2027, taas oo haddii ay dhaqan-gasho soo…
Somaliland, Israeli Envoys Discuss Red Sea Security and Regional Politics in Nairobi↗
Somaliland and Israeli diplomats discuss Red Sea security, Somaliland’s political trajectory and evolving regional geopolitics during talks at the Somaliland Mission in Nairobi NAIROBI, Kenya — Somaliland’s representative to Kenya, Dr.…
Read at Saxafi Media ↗Headline and extract © Saxafi Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Itoobiya oo qaaday tallaabo ka dhan ah lix shirkad oo ka dhisan Soomaaliya↗
Addis Ababa (Caasimada Online) – Bankiga Dhexe ee Itoobiya ayaa digniin ka soo saaray toddobo shirkadood oo xawaalado Soomaali ah, isaga oo sheegay in shirkadahaasi aysan haysan oggolaansho ay adeegyada lacag-dirista uga bixiyaan gudaha…
Pakistan-Somalia Defense Pact: Strategic Presence or Training Partnership?↗
Pakistan-Somalia defense pact raises questions over whether Islamabad is pursuing military training and counterterrorism cooperation or a larger strategic presence near the Red Sea By Analytica Team Pakistan and Somalia have signed their…
Read at Saxafi Media ↗Headline and extract © Saxafi Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Somali piracy surges as the impact of the US-Iran war ripples outwards↗
Two ships were seized within four days last week raising to at least 13 the number attacked since January.
How a 2024 MoU Reignited Djibouti–Somaliland Friction↗
The 2024 MoU between Ethiopia and Somaliland reignited Djibouti-Somaliland friction, exposing deeper competition over Berbera, trade, security and Red Sea influence By Analytica Team The Memorandum of Understanding signed by Ethiopia and…
Read at Saxafi Media ↗Headline and extract © Saxafi Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Digniin loo diray dadka ku nool xeebaha Puntland↗
Puntland ayaa digniin u dirtay dadka ku nool xeebaha Gacanka Cadmeed iyo Badweynta Hindiya, taas oo la xiriirta saameyn uu yeelan karo dhulgariirkii ka dhacay gunta hoose ee badda degmada Caluula. Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. India Weighs Options as Horn of Africa Tensions Rise Around Somaliland and Red Sea↗
India weighs its options as Horn of Africa tensions deepen around Somaliland, the Red Sea and Bab el-Mandeb, with Israel, Turkey, China and the U.S. expanding their strategic interests NEW DELHI/HARGEISA — India is facing a more…
Read at Saxafi Media ↗Headline and extract © Saxafi Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Madaxweyne Deni oo kulan la qaatay mas’uuliyiintii ku wehelinayay safarkii Mudug↗
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo weli ku sugan deegaanka Garacad ayaa kulan is-xogwareysi iyo talo ururin ah la qaatay mas’uuliyiinta iyo wafdiga ku weheliyay safarkii bariga gobolka Mudug Xubnaha goleyaasha dowladda ee…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Tallaabada ay qaaday Sweden ee cashirka weyn u ah Soomaaliya↗
Stockholm (Caasimada Online) – Sweden oo ah dal ku yaalla Waqooyiga Yurub, isla markaana ay ku nool yihiin ku dhowaad 10 milyan oo qof ayaa si weyn u xoojisay garab istaagga Finland xilli walaaca laga qabo Ruushka uu sare u kacay.…
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News28 Aug 2026 Boobka Doorashada: Galmudug iyo KGS Maxaa Kala Qaybiyay?↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Go’aankii Maxkamadda Sare ee Soomaaliya ay ku laashay natiijadii doorashadii Galmudug ayaa dib u soo nooleeyay dood adag oo ku saabsan sinaanta sharciga, hannaanka doorashooyinka iyo sida…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Turkiga oo maraakiib dagaal usoo diraya Soomaaliya kadib afduubka markabka hubka↗
Ankara (Caasimada Online) – Turkiga ayaa Jimcihii sheegay inuu taageerayo mas’uuliyiinta Soomaaliya, kadib afduubka markab ka dhacay gudaha biyaha Soomaaliya, xilli laba markab oo dagaal oo Turkish ah ay toddobaadka soo socda booqanayaan…
Former South West Leader Rejects Al-Shabaab Links to Regional Forces↗
Baidoa -- Former South West State President Abdiaziz Hassan Mohamed Laftagareen has strongly rejected allegations linking the state's Darawish forces to Al-Shabaab and urged the African Union and its Somalia mission, AUSSOM, to…
Read at AllAfrica ↗Headline and extract © Shabelle — reproduced for reference, full article at the publisher. Turkey sends warships to support Somalia amid ship hijacking↗
Ankara (Somalia Today) — Turkey said Friday it was supporting Somali authorities following the hijacking of a vessel in Somali territorial waters, as two Turkish naval ships prepare to visit Djibouti next week as part of Ankara’s expanding…
Somalia Reaffirms Support for Palestinians At OIC Emergency Meeting↗
Jeddah -- Somalia's Deputy Foreign Minister and International Cooperation Minister Hassan Mohamed Ali Nadaara led the Somali delegation at the 23rd Extraordinary Session of the Organisation of Islamic Cooperation (OIC) Council…
Read at AllAfrica ↗Headline and extract © Shabelle — reproduced for reference, full article at the publisher. Dowladda Soomaaliya oo dib u furtay garoonka Doolow↗
Doolow (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dib u furtay garoonka diyaaradaha Doolow ee gobolka Gedo, kaas oo muddo ku dhow laba sano u xirnaa khilaafka siyaasadeed ee u dhexeeya Dowladda Federaalka iyo maamulka…
Madaxweyne Deni oo sheegay in dalal doonaya boobka khayraadka Puntland taageerayaan falalka burcad-badeedda.↗
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa sheegay in burcad-badeedda ka hawlgasha xeebaha Soomaaliya ay gadaal ka…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Sidee Guddoomiye Jaamac Muqdisho ugu maamuuseen dalal Carbeed? + Sawirro↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa ka qeyb-galay kulan qado sharaf ah oo ay ku maamuuseen safiirrada dowladaha Carabta u fadhiya Soomaaliya. Kulanka maamuuska ah ayaa waxaa…
Israeli Researchers Visit University of Hargeisa as Somaliland Expands Academic and Biodiversity Cooperation↗
Israeli researchers from Bar-Ilan University, the Open University of Israel and Ariel University visit the University of Hargeisa for academic collaboration and biodiversity research in Somaliland HARGEISA, Somaliland — Aug. 28, 2026 — The…
Read at Saxafi Media ↗Headline and extract © Saxafi Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Siciid DENI oo dalal shisheeye ku eedeeyay shirqool halis ah↗
Garacad (Caasimada Online) – Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa si adag uga hadlay xaaladda burcad-badeedda Soomaalida, isagoo sheegay in dalal shisheeye ay ka dambeeyaan kooxahaas, isla markaana ay doonayaan inay ka…
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News28 Aug 2026 Dhulgariir 6.0 Magnitude ah oo laga dareemay Soomaaliya iyo Yemen↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Dhulgariir cabbirkiisu yahay 6.0 magnitude ayaa ka dhacay Gacanka Cadmeed, halkaas oo u dhexeeya Soomaaliya iyo Yemen, sida ay sheegtay Hay’adda Sahanka Dhulka ee Maraykanka (USGS).…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Taiwan Funds Red Sea Maritime Security Centre in Somaliland↗
https://www.horndiplomat.com/feed/ By: Mohamed Duale HARGEISA, Aug 28 (Horndiplomat) — Taiwan has funded the launch of a Red Sea Fusion Centre project in Somaliland aimed at strengthening maritime security and safeguarding freedom of…
Read at Horn Diplomat ↗Headline and extract © Horn Diplomat — reproduced for reference, full article at the publisher. Soomaaliya iyo Qatar oo saxiixaya heshiis cusub oo ku saabsan dhismaha…↗
Doha (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Qatar ayaa ka wada-hadlay iskaashi ku saabsan dhismaha Akadeemiyadda Qaranka Soomaaliyeed (National Academy of Somalia), taas oo loo qorsheynayo inay noqoto xarun lagu kobciyo…
Deni: Burcad-badeedda waxaa ka dambeeya dalal shisheeye oo doonaya khayraadka Puntland↗
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in Burcad-badeedda ay ka dambeeyaan dalal shisheeye oo doonaya in ay gurtaan khayraadka badda Puntland. Wuxuu sheegay in aysan Puntland aqbalayn in dowlado shisheeye laayaan…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. DF oo ciidamo cusub ku tababaraysa BAKOOL + Qorshaha↗
Waajid (Caasimada Online) – Ciidamo ka tirsan xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa tababar ciidan uga socda xero ku taalla degmada Waajid ee gobolka Bakool, iyadoo la filayo inay ka qayb qaataan howl-gallada amni ee ka socda deegaannada Koonfur…
Ethiopia Joins Regional Maritime Security Talks in Nairobi Amid Growing Red Sea Threats, UN Says↗
Addis Abeba -- Ethiopia participated in a two-day Maritime Law Enforcement Dialogue held in Nairobi this week, bringing together security officials from Ethiopia, Yemen, Djibouti and Somalia to strengthen cooperation and…
Read at AllAfrica ↗Headline and extract © Addis Standard — reproduced for reference, full article at the publisher. Dhulgariir ka dhacay xeebaha Caluula ee Puntland↗
Dhulgariir cabbirkiisa lagu qiyaasay 6.0 Magnitude ayaa xalay saqdhexe ka dhacay biyaha Soomaaliya, gaar ahaan xeebaha degmada Caluula ee bariga Puntland. Hay’adda Cilmi-baarista Juqraafiyeed ee Mareykanka (USGS) ayaa sheegtay in…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. War ka cusub xoolo dhaqato laga afduubtay xadka Soomaaliya iyo Kenya↗
Mandera (Caasimada Online) – Shan xoolo-dhaqato ah oo laga cabsi qabay in kooxda Al-Shabaab ay afduubatay ayaa dib ugu laabtay qoysaskooda kadib dadaallo dhex-dhexaadin ah oo ay sameeyeen odayaasha dhaqanka iyo kuwa nabadda ee deegaannada…