Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News27 Aug 2026 Ciyaal Weero oo Jowhar ka soo shaac baxay↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Magaalada Jowhar, caasimadda Dowlad-goboleedka Hirshabeelle, ayaa wajahaysa walaac cusub oo dhinaca amniga ah, kaddib markii ay soo baxeen kooxo dhalinyaro ah oo loo adeegsado magaca Ciyaal…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Liibaan Welcomes Decision to Rerun Galmudug Elections↗
GOOBJOOG NEWS | MOGADISHU: Liibaan Ahmed Hassan, the Justice and Solidarity Party (JSP) candidate for the presidency of Galmudug, has welcomed a decision by Somalia’s National Independent Electoral and Boundaries Commission to rerun…
Maxaa ka jira in DIL uu ka dhacay saldhigga degmada Waabari?↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Taliska qaybta guud ee Booliska Gobolka Banaadir ee uu hoggaamiyo Macalin Mahdi ayaa faah-faahin ka bixiyay dhacdo xalay ka dhacday ka dhacday saldhigga degmada Waabari ee magaalada Muqdisho. Ugu horreyn…
Somalia, NRC Discuss Stronger Disaster Response Amid Climate Risks↗
GOOBJOOG NEWS | MOGADISHU: Somalia’s disaster management agency and the Norwegian Refugee Council (NRC) have discussed strengthening preparedness and response to the country’s worsening humanitarian challenges, including drought, floods,…
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News27 Aug 2026 Boqolaal Al-Shabaab ah oo tababar dibedda u baxay↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Warbixin cusub oo soo baxday ayaa iftiimisay xiriir milatari oo u dhexeeya Al-Shabaab iyo kooxda Xuutiyiinta Yemen, iyadoo la sheegay in tiro ka tirsan dagaalyahannada Al-Shabaab loo qaaday…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Somali Army Chief Calls for Greater Naval Readiness After Navy Headquarters Visit↗
GOOBJOOG NEWS | MOGADISHU: Somalia’s Army Chief Brigadier General Ibrahim Mohamed Mohamud has called for stronger cooperation, discipline and operational readiness within the Somali Navy following a working visit to the force’s…
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News27 Aug 2026 Taliye Bulac oo xabsiga la dhigay – Khilaaf miyaa sababay?↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in xabsiga la dhigay Maxamed Cali Cabdulle (Bulac), oo ahaa Taliyaha Ciidanka La-dagaallanka Argagixisada ee Booliska Gobolka Mudug,…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Puntland oo ku faantay doorkeedii dowlad dhiska Soomaaliya.↗
Dowladda Puntland ayaa markale si adag uga hadashay khilaafyada siyaasadeed ee hareeyey Somalia, doorkeedii dowlad dhiska…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Boqolaal Al-Shabaab ah oo u baxay tababar dibedda ah↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Kooxda Xuutiyiinta Yemen ayaa xeryo ku yaalla dalkaas ku tababartay 120 ilaa dhowr boqol oo dagaalyahanno ka tirsan Al-Shabaab, kuwaas oo la baray adeegsiga hubka fudud, samaynta walxaha qarxa iyo isticmaalka…
UK reaffirms support for Somalia’s security and political progress↗
The UK has reaffirmed its long-term support for Somalia following a visit by Development and Africa Minister Kirsty McNeill, who held talks with the country's leaders on political dialogue, security and humanitarian challenges.
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Muxuu Cawad ku tilmaamay go’aanka Maxkamadda Sare?↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Axmed Ciise Cawad, ayaa si weyn u bogaadiyay go’aankii Maxkamadda Sare ee dalka ay ku laashay natiijadii doorashooyinkii baarlamaanka iyo goleyaasha deegaanka…
Cartographic Reality Beats Secessionist Claims in Northern Somalia↗
President Hassan Sheikh Mohamud, Federal Republic of Somalia: Under his leadership, four Federal Member States have come into existence across his two terms as President, contributing to the continuing development of Somalia’s federal…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Xisbiga Xasan Sheekh oo caddeeyay mowqifkiisa go’aanka Maxkamadda Sare↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) oo ka hadlay xukunka Maxkamadda Sare ayaa shaaciyay inuu ixtiraamayo isla markaana aqbalayo xukunka maxkamadda ay ka soo saartay dacwaddii la xiriirtay doorashada…
Somaliland’s Education Minister Acts to Eliminate Telesom’s exploitative Student Fees for Exam Results↗
HARGEISA (SD) — Somaliland’s Minister of Education and Science, Prof. Ismail Duale Yusuf, has intervened after widespread complaints that students and parents were being charged to access this year’s national examination results through…
UK oo farriin cusub u dirtay DF iyo mucaaradka, kuna baaqday heshiis↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirka Horumarinta iyo Afrika ee UK, Kirsty McNeill ayaa madaxda Soomaaliyeed ugu baaqday inay yeeshaan wada-hadal wax dhisaya oo lagu xoojinayo midnimada dalka, isla markaana horseedaya heshiis siyaasadeed…
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News26 Aug 2026 Somaliland iyo aqoonsiga caalamiga ah: Halkee ayuu marayaa hadda?↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Arrinta aqoonsiga Somaliland waxay gashay marxalad cusub kadib markii Israel ay 26-kii Diseembar 2025 si rasmi ah u aqoonsatay Somaliland inay tahay dal madax-bannaan oo leh qarannimo…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Somalia Launches CAPSOM II to Support Returnees and Strengthen Reintegration↗
GOOBJOOG NEWS | NAIROBI: The National Commission for Refugees and Internally Displaced Persons (NCRI) has launched the CAPSOM II project to strengthen support for Somali returnees and improve the capacity of government institutions…
Muxuu yahay sharciga cusub ee uu ansixiyay BF Soomaaliya?↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa xarunta golaha ku yeeshay Kalfadhiga 8-aad, kulankiisa 7-aad, waxaana shir-guddoominayey Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Cabdulqaadir Maxamed Nuur…
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News26 Aug 2026 Afduubyada Beledweyne iyo walaaca amniga oo sii kordhaya↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa mar kale wajahaysa walaac dhanka amniga ah kadib markii la soo sheegay in Ustaad Xasan Shanlo, oo hore u ahaa maamulaha School Beledweyne…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre Travels to Qatar for Official Visit↗
Somalia’s Prime Minister, Hamza Abdi Barre, has left the capital, Mogadishu, for an official visit to Qatar following an invitation from the Qatari government.
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Xogta kulan maanta ka dhacay Villa Somalia oo madaxweyne Xasan Shekeh uu la yeeshay…↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryan Qaasim Axmed.…
𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐁𝐨𝐨𝐪𝐚𝐬𝐡𝐨 𝐑𝐚𝐬𝐦𝐢 𝐮𝐠𝐮 𝐚𝐦𝐛𝐚𝐛𝐚𝐱𝐚𝐲 𝐃𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐭𝐚𝐫↗
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa booqasho rasmi ah ugu ambabaxay…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Ra’iisul wasaare Xamza oo maanta u ambabaxay dalka…↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta safar shaqo ugu ambabaxay dalka Qatar, kadib casuumaad rasmi ah oo uu ka helay dowladda Qatar. Booqashada Ra’iisul…
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News26 Aug 2026 Waddooyin burbursan iyo qashin ku badan qaar ka mid ah Muqdisho↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Bulshada ku nool magaalada Muqdisho ayaa wajahaya caqabado badan oo la xiriira adeegyada aasaasiga ah, gaar ahaan waddooyinka burbursan, qashinka oo meelaha qaar ku daadsan, biyaha roobka oo…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Maamule lagu afduubtay magaalada Beledweyne↗
Beledweyne (Caasimada Online) – Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa maanta lagu afduubtay maamulaha xarun lagu tababaro macallimiinta, iyadoo ilaa hadda aan si rasmi ah loo xaqiijin cidda ka dambeysay dhacdada. Qofka la…
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News26 Aug 2026 UK oo Xasan Sheekh kala hadashay khilaafka siyaasadeed iyo muhiimadda wada-hadal loo dhan yahay↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Wasiirka Boqortooyada Midowday ee u qaabilsan Horumarinta Caalamiga ah iyo Afrika, Kirsty McNeill, ayaa Muqdisho soo gaartay, iyadoo kulan ay la yeelatay , Xasan Sheekh Maxamuud, diiradda…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Somali Deputy PM, UK Minister Visit WFP Facility Following Biting Hunger Report↗
GOOBJOOG NEWS|MOGADISHU: Somalia’s Deputy Prime Minister Salah Ahmed Jama and the United Kingdom’s Minister for Development and Africa, Kirsty McNeill, have visited a World Food Programme warehouse in Mogadishu as the country grapples with…
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News26 Aug 2026 Maamulaha xarunta tababarka macallimiinta Hirshabeelle oo lagu afduubtay duleedka Beledweyne↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Wararka ka imanaya magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in maanta la waayay Ustaad Xasan Shanlo, oo lagu tilmaamay inuu yahay maamulihii hore ee School Beledweyne,…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Six Million Somalis Face Acute Hunger as WFP Launches New Five-Year Plan↗
GOOBJOOG NEWS|MOGADISHU: Six million people in Somalia, about one-third of the population, are facing acute hunger or worse as drought, conflict, displacement, rising food and fuel prices and declining humanitarian assistance deepen the…
AUSSOM Nigerian Police Commander Renews Pledge to Support Peace and Security in Somalia↗
Mogadishu -- At the Al-Jazeera II Forward Operating Base (FOB) in Mogadishu, the air carries a heavy stillness - a hard-won quiet maintained by 159 personnel of the Nigerian Formed Police Unit (NFPU) under the African Union…
Read at AllAfrica ↗Headline and extract © Shabelle — reproduced for reference, full article at the publisher.