DF Soomaaliya oo soo gaba-gabeysay taageeradii ay ka heli jirtay…↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u soo gaba-gabeysay howlihii UNTMIS ee taageerada dhinacyada caddaaladda iyo adeegyada xabsiyada. Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka…
U.S. Diplomat Visits Somali Embassy in Nairobi for Talks on Security Cooperation↗
GOOBJOOG NEWS | NAIROBI: A senior U.S. diplomat has held talks with Somalia’s ambassador in Nairobi on bilateral relations and Washington’s support for Somalia’s security efforts, including the fight against Al-Shabaab. Ruth Anne Stevens…
Could Turkish Become Somalia’s Second Language?↗
The Turkish language in Somalia is growing fast. An estimated 100,000 Somalis can now speak it. That number keeps rising, according to language educators in Mogadishu. Turkish-run schools are expanding across the capital. Meanwhile,…
Read at Radio Dalsan ↗Headline and extract © Radio Dalsan — reproduced for reference, full article at the publisher. Sawirro: Muxuu Madaxweynaha Puntland kala kulmay deegaanka xeebta ah ee Dhinowda?↗
Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta gaaray deegaanka Dhinawda ee Gobolka Mudug, halkaas…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. UN Begins Reducing Its Presence in Somalia↗
The United Nations has begun reducing its presence in Somalia, downsizing its staff and planning to sell some assets of the UNSOS support mission. The move comes at a time when funding shortages are affecting support for the African Union…
Read at Radio Dalsan ↗Headline and extract © Radio Dalsan — reproduced for reference, full article at the publisher. Ciidamada Somaliland oo gacanta ku dhigay hub iyo gaadiid dagaal↗
Hargeysa (Caasimada Online) – Ciidamada Milateriga Somaliland ayaa howl-gallo amni ka fuliyay gobollada Awdal iyo Salal ee galbeedka Somaliland, halkaas oo ay ku qabteen hub iyo gaadiid gaashaaman oo ay haysteen dhinacyadii ku lug lahaa…
Somaliland forces have seized weapons and combat vehicles held by clans fighting in western Somaliland.↗
Security Forces that are operating in Awdal and Salel regions in western of Somaliland successfully seized combat vehicles and weapons held by the warring clans involved in the recent inter-clan clashes that took place in those areas. They…
Ganacsato u dhalatay dalka Shiinaha oo soo gaartay Muqdisho↗
Aug 25(Jowhar)-Ganacsato u dhalatay dalka Shiinaha ayaa maanta soo gaaray Muqdisho si ay uga qeybqaataan Shirweynaha Xiriirinta Ganacsiga Soomaaliya iyo Shiinaha oo berri furmi doona. Wafdiga waxaa Garoonka Caalamiga ah ee Aadan Cadde ku…
Read at Jowhar ↗Headline and extract © Jowhar — reproduced for reference, full article at the publisher. Qaramada Midoobay oo Bilaabaysa Yareynta Joogitaankeeda Soomaaliya↗
Qaramada Midoobay waxay bilaabaysa yareynta joogitaankeeda Soomaaliya, iyadoo la dhimayo shaqaalaha, lana iibinayo qaar ka mid ah hantida howlgalka UNSOS, taasoo ku soo beegmaysa xilli ay jirto dhaqaale-xumo saameyneysa taageerada…
Read at Radio Dalsan ↗Headline and extract © Radio Dalsan — reproduced for reference, full article at the publisher. Hoggaamiyaha Waqooyi Bari oo kulamo ka wada Qaahira + Sawirro↗
Qaahira (Caasimada Online) – Hoggaamiyaha Dowlad-goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya, Cabdulqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye) ayaa magaalada Qaahira kulan kula yeeshay Danjiraha Soomaaliya ee Masar ahna Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya u…
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News25 Aug 2026 Madaxweyne Deni oo socdaal ku maraya deegaannada bariga Mudug↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay ku hoyday degmada Towfiiq ee gobolka Mudug, isagoo qeyb ka ah safar uu ku marayo deegaannada bariga gobolka. Madaxweyne Deni ayaa…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Ciidamada DANAB oo howl-gallo culus ka wada Shabeellaha Hoose↗
Marka (Caasimada Online) – Ciidamada kumaandooska Danab ee xoogga dalka Soomaaliya ayaa howl-gallo ka dhan ah kooxda Al-Shabaab ka wada deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose ee Koonfur Galbeed. Howl-galladan ayaa ciidamada Danab ku…
Madaxweyne Deni oo booqanaya deegaanka Dhinowda & Galmudug oo ka carootay.↗
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni oo maalintii 4aad kujira safarkiisa Bariga gobolka Mudug ayaa ku wajahan…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Cawad oo ka hadlay go’aanka Maxkamadda Sare ku diiday doorashadii Galmudug↗
Wasiirkii hore ee arrimaha dibada Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa bogaadiyay go’aankii Maxkamadda Sare ee Federaalka ku laashay natiijadii doorashada Galmudug. Danjire Cawad wuxuu go’aanka Maxkamadda Sare ku tilmaamay mid Soomaaliya u…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Maxay tahay shirkadda Kenyan-ka ee Bangiga Adduunka ka mamnuucay mashaariicda Soomaaliya?↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Bangiga Adduunka ayaa shirkadda teknoolojiyadda ee Kenya laga leeyahay ee Webmasters Kenya Limited ka mamnuucday inay ka qayb qaadato mashaariicda uu maalgeliyo Bangiga muddo aan ka yarayn shan sano. Go’aanka…
Madaxweyne Deni oo booqanaya Dhinowda↗
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo xalay ku hoyday degmada Towfiiq ayaa lagu wadaa in uu maanta tago deegaanka Dhinowda ee cirifka koonfureed, halkaas oo qariyay bacaad ku soo rogmaday. Madaxwayne Deni oo ilaa shalay waday…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Somalia Prepares To Take Full Responsibility for Justice and Prison Services after UNTMIS Exit↗
GOOBJOOG NEWS | MOGADISHU: Somalia is preparing to assume greater responsibility for its justice institutions and prison services following the conclusion of support provided by the United Nations Transition Mission in Somalia (UNTMIS),…
Somalia Top Court Annuls Galmudug Election Results↗
Mogadishu -- Somalia's Supreme Court has annulled the results of elections for the Galmudug regional parliament and local councils held last month, saying the vote did not comply with the country's constitution and electoral law.
Read at AllAfrica ↗Headline and extract © Shabelle — reproduced for reference, full article at the publisher. Somalia Vows to Turn EAC Membership into Trade and Investment Gains↗
GOOBJOOG NEWS | MOGADISHU: Somalia will seek to turn its membership of the East African Community into greater trade, investment and job opportunities, Commerce and Industry Minister Jamal Mohamed Hassan has said. Speaking at the East…
Somali Army Chief Concludes Training for Officers in Mogadishu↗
Mogadishu -- Somalia's army chief, Brigadier General Ibrahim Mohamed Mahmoud, has concluded a training course for Somali National Army officers in Mogadishu, aimed at strengthening their military knowledge, professional skills…
Read at AllAfrica ↗Headline and extract © Shabelle — reproduced for reference, full article at the publisher. Parliament Receives Bill to Establish National Council of Somali Scholars↗
GOOBJOOG NEWS | MOGADISHU: The Ministry of Religious Affairs and Endowment has submitted a bill to the Federal Parliament seeking to establish a National Council of Somali Scholars, in a move aimed at creating a formal framework for…
Somali PM Chairs First Meeting of National Skills and Jobs Committee↗
Mogadishu -- Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre has chaired the first meeting of the National Committee for Skills Development and Job Creation, as the government seeks to accelerate efforts to improve young people's skills…
Read at AllAfrica ↗Headline and extract © Shabelle — reproduced for reference, full article at the publisher. Deni oo saddex ballanqaad u sameeyey bulshada degmada Towfiiq.↗
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa habeenimadii xalay kulan la qaatay maamulka iyo qaybaha kala duwan…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Somalia Disaster Agency Chief Meets New UNDP Representative Over El Nino Preparedness↗
Mogadishu -- The head of Somalia's National Disaster Management Agency (SoDMA), Mahmoud Moallin Abdulle, met the new UNDP representative for Somalia, Christophoros Politis, in Mogadishu on Monday to discuss humanitarian issues,…
Read at AllAfrica ↗Headline and extract © Shabelle — reproduced for reference, full article at the publisher. Northeastern State Leader Meets Somalia’s Ambassador in Egypt↗
GOOBJOOG NEWS | CAIRO: Somalia’s ambassador to Egypt and permanent representative to the Arab League, Ali Abdi Aware, has met the leader of the Northeastern State, Abdiqadir Ahmed Aw-Ali Firdhiye, during his visit to Egypt, as Mogadishu…
The Berbera Gambit: Why India Must Recognize Somaliland↗
The Berbera Gambit argues that India must recognize Somaliland as Pakistan, Türkiye and Saudi Arabia deepen strategic ties with Somalia and Berbera gains importance in Red Sea security By Gulaid Yusuf Idaan Berbera Port and the Horn of…
Read at Saxafi Media ↗Headline and extract © Saxafi Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Bixitaanka QM ee Soomaaliya oo u muuqda inuu billowday↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Qaramada Midoobay ayaa billowday dhimista shaqaalaha iyo diyaarinta iibka qeyb ka mid ah hantida howlgalkeeda Soomaaliya, xilli ay sii xoogeysaneyso dhibaatada dhaqaale ee halista gelisay nidaamka saadka ee…
Cosoble oo dalbaday in hal arrin la weydiiyo Kheyre ka hor inta aan xil lagu aaminin↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee HirShabelle Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa weerar siyaasadeed oo culus ku qaaday Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, isaga oo sheegay in Kheyre ay tahay inuu marka…
Somaliland Ambassador Praises Mumbai Metro 3 as ‘Phenomenal’ but Flags Cleanliness Concerns↗
Somaliland Ambassador Lee Kuan Yimby has praised Mumbai Metro 3’s Aqua Line as “phenomenal” while raising concerns about cleanliness, sanitation, waste management and the city’s waterfronts MUMBAI, India — Somaliland Ambassador Lee Kuan…
Read at Saxafi Media ↗Headline and extract © Saxafi Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Pakistan: Maxkamad go’aan ka gaartay kiis la xiriira Somalia↗
Karachi (Caasimada Online) — Maxkamad gaar ah oo qaabilsan dambiyada la xiriira maandooriyaha oo ku taalla Pakistan ayaa saddex nin ku xukuntay xabsi daa’in, kadib markii lagu helay inay isku dayeen inay Soomaaliya u soo tahriibiyaan in ka…