Skip to content
Wednesday, 16 September 2026
Breaking News

Aggregated

The Wire

1916 headlines · 42 sources · updated 3 hours ago

What the rest of the world is publishing about the Horn of Africa — and what the Horn's own newsrooms are publishing about everywhere else.

These are headlines published by other newsrooms, not Hornafrika reporting. We show the headline, a short extract and a link; the full article stays with the publisher who wrote it, and copyright in each headline and extract remains with that publisher. How the wire works

ScopeHorn of AfricaWorldHeadlines naming Somalia, Ethiopia, Djibouti or Eritrea.

Filtered to Somalia · clear

Saxafi MediaRegionalAbdifatah Aidied24 Aug 2026

Somaliland Marks Prophet Muhammad’s Birthday With National Holiday and Reflection on His Legacy

Somaliland marks the Prophet Muhammad’s birthday (peace be upon him), as a national holiday, offering an occasion to reflect on his life, teachings, compassion, justice and enduring legacy in Islam HARGEISA, Somaliland — Somaliland is…

Read at Saxafi MediaHeadline and extract © Saxafi Media — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliGuuleed Muuse24 Aug 2026

Xog: DF oo qorsheynaysa in 3 magaalo ka hirgeliso saldhigyo ciidan iyo xarumo drones ah

Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa qorsheynaysa in saddex magaalo oo istiraatiiji ah oo ku yaalla bartamaha iyo koonfurta dalka laga hirgeliyo saldhigyo ciidan iyo xarumo laga hago diyaaradaha aan duuliyaha…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliGuuleed Muuse24 Aug 2026

Muxuu ka dhigan yahay go’aanka Maxkamadda Sare ee doorashooyinka Galmudug?

Muqdisho (Caasimada Online) – Go’aanka Maxkamadda Sare ee Soomaaliya ay ku laashay natiijooyinkii doorashadii 30-kii Luulyo ka dhacday Galmudug waa mid ka weyn in loo arko oo keliya in doorashada dib loo qabanayo. Waa go’aan taabanaya…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News24 Aug 2026

Qarax ka dhacay Feer-Feer oo lagu dilay Taliyihii NISA

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Wararka laga helayo degmada Feer-Feer ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in qarax ka dhacay deegaanka Xuday Wegle, oo aan ka fogeyn degmada, lagu dilay Taliyihii NISA ee degmada Feer-Feer.…

Read at Kaab TVHeadline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliGuuleed Muuse24 Aug 2026

Xog: Xasan, Xamza iyo Mahad Salaad oo ka shiraya arrinta kasoo cusboonaatay doorashada Galmudug

Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray hoyga uu magaalada Muqdisho ka degan yahay Ra’iisul Wasaare Xamza Cabdi Barre, halkaas oo uu ka bilowday kulan xasaasi ah oo looga hadlayo xaaladda…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News24 Aug 2026

Go’aanka Maxkamadda Sare oo kala qeybiyay Xildhibaanada JSP

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo siyaasadda ku leh Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ayaa siyaabo kala duwan uga falceliyay go’aankii Maxkamadda Sare ee…

Read at Kaab TVHeadline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Saxafi MediaRegionalAbdifatah Aidied24 Aug 2026

US-Israel-Somaliland Alignment: A Strategic Case for Red Sea Security, AI and American Prosperity

The US-Israel-Somaliland alignment could advance Red Sea security, expand AI infrastructure, strengthen regional partnerships and create new opportunities for American investment and prosperity, argues Rabbi Mordechai ben Avraham Rabbi…

Read at Saxafi MediaHeadline and extract © Saxafi Media — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan24 Aug 2026

Guddoomiyaha Dayniile oo soo soo saaray amar culus oo la xiriira waddooyinka degmada

Mogadishu (Caasimada Online) — Guddoomiyaha Degmada Dayniile, Mudane Cabdiraxmaan Macallin Xuseen, ayaa soo saaray amar ku saabsan nadaafadda, bilicda deegaanka iyo xoojinta amniga waddooyinka waaweyn ee degmada, isagoo shacabka iyo…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News24 Aug 2026

Beledweyne oo hoobiyaal lagu weeraray kadib howlgal ay ciidamada Dowladda ka sameeyeen duleedka magaalada

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa maanta howlgal amni ka sameeyay deegaanada ku teedsan waddada u dhexeysa magaalada Beledweyne iyo deegaanka Baar, ee gobolka Hiiraan, iyadoo howlgalka lagu…

Read at Kaab TVHeadline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Puntland PostRegionalDesk24 Aug 2026

Madaxweyne Deni oo tegay degmada Towfiiq

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray degmada Towfiiq ee gobolka Mudug. Madaxweyne Deni iyo wafdigiiga waxaa halkaas si weyn ay ugu soo dhaweeyeen iyo qaybaha kala duwan ee bulshada iyo…

Read at Puntland PostHeadline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher.
Puntland PostRegionalDesk24 Aug 2026

Natiijadii doorashada Galmudug oo la laalay

Maxkamadda Sare ee Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xukun ka soo saartay dacwad la xiriirtay doorashooyinkii isku-sidkan ee golaha wakiillada iyo goleyaasha deegaanka ee dhawaan ka dhacday Galmudug. Maxkamadda Sare ee Faderaalka waxay…

Read at Puntland PostHeadline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliJamaal Maxamed24 Aug 2026

Muxuu Deni ka yiri duqeynta lala beegsaday burcadbadeeda ku sugan Puntland? + Video

Garoowe (CaasimadaOnline) – Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Puntland, Mudane Saciid Cabdullahi Deni oo xalay ka qayb-galay kulan dadweyne oo ka dhacay degmada Jariiban ee Gobolka Mudug ayaa ka hadlay xaaladda amni ee ka taagan Puntland,…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.