Skip to content
Wednesday, 16 September 2026
Breaking News

Aggregated

The Wire

1916 headlines · 42 sources · updated 2 hours ago

What the rest of the world is publishing about the Horn of Africa — and what the Horn's own newsrooms are publishing about everywhere else.

These are headlines published by other newsrooms, not Hornafrika reporting. We show the headline, a short extract and a link; the full article stays with the publisher who wrote it, and copyright in each headline and extract remains with that publisher. How the wire works

ScopeHorn of AfricaWorldHeadlines naming Somalia, Ethiopia, Djibouti or Eritrea.

Filtered to Somalia · clear

Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan24 Aug 2026

Kooxda haysata markabkii hubka u soo siday Muqdisho oo soo bandhigtay dalab culus

Muqdisho (Caasimada Online) – Xog soo baxaysa ayaa sheegaysa in kooxda burcad-badeedda ah ee gacanta ku haysa markabka M/V LUTUF ay dalbatay lacag madax-furasho ah oo ku dhow laba milyan oo dollar, si loo sii daayo markabka iyo shaqaalaha…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News23 Aug 2026

Loollanka Shiinaha iyo Turkiga oo Soomaaliya Saameyn Kara

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Soomaaliya ayaa laga yaabaa inay si toos ah ama si dadban u dareento saameynta ka dhalan karta loollanka sii xoogeysanaya ee u dhexeeya Shiinaha iyo Turkiga, gaar ahaan dhinacyada ganacsiga,…

Read at Kaab TVHeadline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan23 Aug 2026

Midowga Culimada oo taageeray xaqa DF u leedahay maamulka dhulka danta guud

Muqdisho (Caasimada Online) – Midowga Golayaasha Culimada Soomaaliyeed ayaa taageeray xaqa dowladda ay u leedahay maamulka iyo dib-u-habeynta dhulalka danta guud ee Muqdisho, balse ku adkeystay in aan lagu xadgudbin hantida gaarka ah ee…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News23 Aug 2026

DEG DEG: 5 Askari Danab ah oo Qarax Lagu Dilay, 4 Dhaawacmay

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Warar hordhac ah ayaa sheegaya in shan askari oo ka tirsan Ciidanka Danab ay ku dhinteen, halka afar kale ay ku dhaawacmeen qarax miino oo ka dhacay deegaanka Yaaq Doomar, oo lagu sheegay…

Read at Kaab TVHeadline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News23 Aug 2026

Nugaal: 7 Qof oo Lagu Dilay Duqeyn

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Wararka laga helayo xeebaha gobolka Nugaal ayaa sheegaya in duqeyn ay ka dhacday deegaanka Argeegto, oo u dhexeeya Jiifle iyo Dhinowda-Dhigdhig, iyadoo wararka hordhaca ah ay tilmaamayaan in…

Read at Kaab TVHeadline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliJamaal Maxamed23 Aug 2026

Daawo: Mucaaradka oo war culus kasoo saaray howlgal maanta DF ka fulisay…

Muqdisho (Caasimada Online) – Xubnaha Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed oo galabta shir ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay tallaabadii ugu dambeysay ee ay dowladda qaaday, gaar ahaan howlgallada burburinta ee weli kasii socda…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Radio DalsanRegionalAbdalle Yahye Ali23 Aug 2026

Mogadishu’s “forced” eviction Turns into War

The demolition of homes in Tookiyo neighbourhood, in Mogadishu’s Yaqshiid district, has triggered tensions and clashes between government forces and local residents who opposed the operation. The demolitions began around midnight and were…

Read at Radio DalsanHeadline and extract © Radio Dalsan — reproduced for reference, full article at the publisher.
Radio DalsanRegionalAbdalle Yahye Ali23 Aug 2026

Burburinta guryaha Tookiyo oo xiisad dhalisay

Howlgal lagu burburinayo guryo ay degan yihiin dad rayid ah ayaa saacado ka hor ka bilowday xaafadda Tookiyo ee degmada Yaaqshiid, Muqdisho, iyadoo ciidamada dowladda ay goobta ku sugan yihiin, waxaana iska horimaad dhex maray ciidamada…

Read at Radio DalsanHeadline and extract © Radio Dalsan — reproduced for reference, full article at the publisher.