Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News22 Aug 2026 Puntland: 718 Arday oo Ku Dhacay Imtixaanka Fasalka 12aad↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Puntland ayaa maanta si rasmi ah u shaacisay natiijada Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 12-aad ee dugsiyada sare, sannad-dugsiyeedka…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Puntland Demands Answers on Turkish Drone Strike and Shelling Along the Nugal Coast↗
GAROWE (SD)— Puntland has officially condemned recent attacks along the Nugal coast and demanded an explanation over who carried out the strikes, amid growing concerns about renewed piracy and foreign military activity in the region. The…
Dowladda Federaalka oo dhexdhexaadisay Burcad-badeedda iyo Turkiga↗
Markabka ay haysato Burcad-badeedda ee Lutuf oo ay la socdaan labo markab oo Turkigu leeyahay ayaa ka tegay deegaanka Garmaal, isaga oo u jihaystay dhanka xeebaha degmooyinka Eyl iyo Godobjiiraan. Wararka ayaa sheegaya in kooxda…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News22 Aug 2026 Buulo Eelaay oo Cagaf Lagu Jaray, Shacabka oo Ka Barakacaya Xaafadda↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Walaac xooggan ayaa ka jira xaafadda Buulo Eelaay ee magaalada Muqdisho, iyadoo wararka laga helayo deegaanka ay sheegayaan in cagafyo ay maanta ka bilaabeen burburin iyo jarista qeybo ka…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Muxuu ahaa ujeedka shirka uu guddoomiyay Ra’iisul wasaare Xamza? + Sawirro↗
Muqdisho (Caasimada Online) — Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa maanta shir-guddoomiyey kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Sare ee Maamulka Santuuqa Qaran ee Maareeynta Khataraha Masiibooyinka, kaasi oo lagu soo…
Qaramada Midoobay oo ka digtey nafaqo darro soo wajahaysa carruurta Soomaaliyeed↗
Aug 22 (Jowhar)-Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Carruurta UNICEF ayaa ka digtey nafaqo daro baahsan oo soo wajahaysa caruurta Soomaaliyeed kadib markii 200 oo xarumood oo caafimaad iyo nafaqo ah lagu qasbay inay xirmaan sababo la…
Read at Jowhar ↗Headline and extract © Jowhar — reproduced for reference, full article at the publisher. Somali military prevents Al-Shabaab from seizing an area in the Hiiran region.↗
The Somali National Army together with the local defense forces foiled Al-Shabab’s attempts to retake the Ali Ganey settlement in the eastern part of the Hiiraan region. Al-Shabab fighters reportedly part of the group that recently seized…
Kulan looga hadlayo Maareynta khataraha Masiibooyinka oo Muqdisho lagu qabtay↗
Aug 22 (Jowhar)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Shir-guddoomiyey kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Qaran ee Maareynta Khataraha Masiibooyinka, kaasi oo lagu soo bandhigay…
Read at Jowhar ↗Headline and extract © Jowhar — reproduced for reference, full article at the publisher. Daawo: Jubbaland oo tallaabo xasaasi ah qaaday kadib heshiiskii Janan↗
Kismaayo (Caasimada Online) – Dowlad-goboleedka Jubaland ayaa maanta bilowday diiwaangelinta ciidamada Darawiishta ee haatan ku sugan duleedka magaalada Beled Xaawo ee gobolka Gedo. Ciidamada ayaa lagu sameynayaa xog diiwaangelin rasmi ah,…
Hoggaamiye Aadan Madoobe oo dib ugu laabtay Baydhabo↗
Aug 22 (Jowhar)- Hoggaamiyaha Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Baydhabo, kaddib safar shaqo oo uu ku joogay Muqdisho. Hoggaamiyaha iyo wafdigiisa ayaa si…
Read at Jowhar ↗Headline and extract © Jowhar — reproduced for reference, full article at the publisher. Somalia moves to block Somaliland precedent after speaker’s TRNC gesture, clarifies Cyprus stance↗
MOGADISHU (Somaliguardian) – A single sentence of gratitude, posted by Somalia’s newly elected parliament speaker to an official of a government Somalia does not recognize, has forced Mogadishu into a four-day diplomatic scramble – and…
Somalia - Humanitarian Aid Cuts Leave Millions of Children Vulnerable to Hunger↗
The global funding crisis for humanitarian work is taking a growing toll on the most vulnerable children in Somalia, where some aid programmes and facilities have been forced to shut down.
Read at AllAfrica ↗Headline and extract © UN News — reproduced for reference, full article at the publisher. Somalia and UNDP Strengthen Cooperation on National Financing↗
Somalia’s Minister of Finance, Biixi Imaan Cige, has held talks with UNDP Somalia Resident Representative Christophoros Politis during a visit to the Ministry of Finance in Mogadishu, with discussions focusing on strengthening cooperation…
Read at Radio Dalsan ↗Headline and extract © Radio Dalsan — reproduced for reference, full article at the publisher. Two Al-Shabaab Commanders Killed In Middle Shabelle Operations↗
GOOBJOOG NEWS | MOGADISHU: Somali local defence forces have killed two Al-Shabaab commanders in separate operations in Somalia’s Middle Shabelle region, the Ministry of Defence said. The operations were carried out in the Daaru-Nicma and…
Wasaaradda Maaliyadda iyo UNDP oo xoojinaya iskaashiga↗
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Biixi Imaan Cige, ayaa maanta Muqdisho kulan kula yeeshay Wakiilka cusub ee UNDP Soomaaliya, Christophoros Politis, oo booqday xarunta Wasaaradda Maaliyadda, iyadoo labada dhinac ay ka…
Read at Radio Dalsan ↗Headline and extract © Radio Dalsan — reproduced for reference, full article at the publisher. Clan Militias Clash In Gaalkacyo, Leaving At Least One Dead↗
GOOBJOOG NEWS | GAALKACYO: Fighting between two clan-based militias has broken out in the Buula Bacley neighbourhood of Gaalkacyo, leaving at least one person dead and several others injured, according to local reports. The fighting, which…
Somali forces have learned the secrets of criminal investigation↗
Somali Security Forces Complete Crime Investigation Training Somali police officers and personnel from the National Intelligence and Security Agency have completed a year-long advanced training programme focused on modern crime…
Read at Radio Dalsan ↗Headline and extract © Radio Dalsan — reproduced for reference, full article at the publisher. PUNTLAND: 718 arday ayaa sanadkaan ku dhacday imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 12aad.↗
Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Puntland ayaa maanta si rasmi ah u shaacisay natiijada Imtixaanka…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Ciidamada Soomaaliyeed Oo Bartay Sirta Dambi-baarista↗
Ciidamada Soomaaliyeed oo dhameystay tababar dambi-baaris Saraakiil iyo ciidamo ka kala tirsan Booliska Soomaaliyeed iyo Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ayaa soo gabagabeeyay tababar heer sare ah oo muddo hal sano ah socday,…
Read at Radio Dalsan ↗Headline and extract © Radio Dalsan — reproduced for reference, full article at the publisher. Somalia Launches Islamic Military Counter-Terrorism Coalition Projects Focused On Media and Preventing Extremism↗
GOOBJOOG NEWS | MOGADISHU: Somalia has launched a series of projects by the Islamic Military Counter-Terrorism Coalition (IMCTC) aimed at strengthening efforts to counter terrorism and violent extremism, with a particular focus on public…
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News22 Aug 2026 Somaliland oo Qubrus iyo Giriigga ugu baaqday inay aqoonsadaan↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Somaliland ayaa ugu baaqday Qubrus iyo Giriigga inay dib u eegaan mowqifkooda ku aaddan aqoonsiga Somaliland, kaddib wada xidhiidh uu Guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Soomaaliya,…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Aadan Madoobe oo ku laabtay Baydhaba kadibna diray hanjabaad culus↗
Baydhaba (Caasimada Online) – Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo maalmahan safar shaqo ku joogay magaalada Muqdisho ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Baydhaba, isaga oo farriin…
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News22 Aug 2026 Gaalkacyo: Dagaal iyo Rasaas Xooggan oo Ka Socda Buulo Bacleey↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in iska horimaad u dhexeeya laba beeleed uu ka socdo xaafadda Buulo Bacleey ee magaalada Gaalkacyo. Sida ay sheegayaan wararka hordhaca…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Somali Local Forces Kill Two Al-Shabaab Leaders in Middle Shabelle – defense ministry↗
Local forces in Somalia’s Middle Shabelle region have killed two leaders of the Al-Shabaab militant group, the defence ministry said. The ministry said the two commanders were killed during an operation in the region, in which local forces…
Sawirro: Socdaalka Madaxweynaha Puntland ee Bariga Gobolka Mudug.↗
Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo oo safar ku…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Maxaa laga filan karaa wada-hadallada u socda DF iyo mucaaradka?↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiyaha Ururrada Bulshada Rayidka Soomaaliyeed, Cismaan Muxuyadiin Shaatax ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya, gaar ahaan khilaafka weli u dhexeeya Dowladda Federaalka iyo mucaaradka.…
Puntland condemns reported Turkish airstrike that killed 4 civilian fishermen in Garmaal↗
MOGADISHU (Somaliguardian) – Puntland authorities have strongly condemned an airstrike near Garmaal on Somalia’s northeastern coast that killed four people and wounded two others, saying the victims were civilian fishermen and warning that…
Hayat Market oo ku guuleystay abaal-marinta Supermarket ka ugu adeegga wanaagsan↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu qabtay munaasabad lagu bixinayay abaal-marinta sanadlaha ah ee (Somali Bussines Awards) oo la gudoonsiinayey ganacsiyada iyo shirkadaha Soomaaliyeed ee sanadkan lagu…
Madaxweyne Deni oo safar ugu baxay Jariiban iyo Garacad↗
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo muddo labo todobaad ah ku sugnaa magaalada Gaalkacyo ayaa maanta safar ugu baxay degmada Jariiban ee gobolka Mudug. Madaxweyne Deni ayaa tagi doona magaalooyinka Jariiban iyo Garacad,…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Isbahaysiga milatari ee qeybta ka tahay Soomaaliya oo maanta Muqdisho ka furay…↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa si rasmi ah uga bilaabatay munaasabadda daahfurka mashaariicda Isbahaysiga Milatari ee Islaamka ee La-dagaallanka Argagixisada (IMCTC) ka fulinayo Soomaaliya,…