Skip to content
Wednesday, 16 September 2026
Breaking News

Aggregated

The Wire

1915 headlines · 42 sources · updated 12 minutes ago

What the rest of the world is publishing about the Horn of Africa — and what the Horn's own newsrooms are publishing about everywhere else.

These are headlines published by other newsrooms, not Hornafrika reporting. We show the headline, a short extract and a link; the full article stays with the publisher who wrote it, and copyright in each headline and extract remains with that publisher. How the wire works

ScopeHorn of AfricaWorldHeadlines naming Somalia, Ethiopia, Djibouti or Eritrea.

Filtered to Somalia · clear

Caasimada OnlineRegionalSomaliGuuleed Muuse21 Aug 2026

DF oo caddeysay inay aqoonsatay kala go’a Qubrus iyo in kale kadib tallaabadii Jaamac

Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa caddeysay in mowqifkeeda ku aaddan qadiyadda Qubrus uu weli yahay mid aan isbeddelin, isla markaana uu ku salaysan yahay Axdiga Qaramada Midoobay iyo midka khuseeya…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Horseed MediaRegionalSomaliHorseed Staff21 Aug 2026

Markab Lagu Afduubtay xeebta Yemen

Wararka ayaa sheegaya in 22 muwaadiniin Hindi ah ay ka mid yihiin shaqaalaha labada markab ganacsi ee lagu qabsaday laba dhacdo oo burcad-badeednimo oo kala duwan, kuwaas oo ka dhacay meelaha u dhow Yemen iyo Soomaaliya.

Read at Horseed MediaHeadline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliGuuleed Muuse21 Aug 2026

Cirro oo sheegay inuu doonayo in Somaliland ka dhigo Jabuuti-da cusub – Sidee?

Hargeysa (Caasimada Online) – Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa ka hadlay qorshayaasha xukuumaddiisa ee ku aaddan amniga Badda Cas, horumarinta ganacsiga gobolka iyo dadaallada lagu raadinayo aqoonsi…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Radio ErgoHornRadio Ergo21 Aug 2026

Ponds in Adado could provide water to thousands if rehabilitated, but pastoralists’ livestock are dying of drought

(ERGO) – Hundreds of struggling pastoralist families in Adado district, in central Somalia’s Galgadud region, can no longer afford to buy water after the seasonal ponds they rely on have dried up. Their livestock have lost much of their…

Read at Radio ErgoHeadline and extract © Radio Ergo — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliGuuleed Muuse21 Aug 2026

Maxaa ka run ah digniinta Museveni ee Xasan Sheekh iyo khilaafka labada madaxweyne?

Muqdisho (Caasimada Online) – Saacadihii la soo dhaafay waxaa baraha bulshada iyo warbaahinta qaar si weyn loogu faafiyay warar ku saabsan khilaaf xooggan oo u dhexeeya Madaxweynaha Uganda, Yoweri Museveni iyo Madaxweynaha Soomaaliya,…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliGuuleed Muuse21 Aug 2026

Culimada Soomaaliyeed oo dalbaday in baaris la bilaabo, uuna Xasan degdeg u joojiyo…

Muqdisho (Caasimada Online) – Midowga Golayaasha Culimada Soomaaliyeed ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho uga hadlay cabashooyinka isa soo taraya ee la xiriira dhulalka iyo guryaha laga duminayo qaybo ka mid ah caasimadda.…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan21 Aug 2026

QM oo shaacisay sida DF u wiiqday dhaqaalihii Shabaab ee Muqdisho iyo weeraradii

Muqdisho (Caasimada Online) – Warbixin cusub oo loo gudbiyey Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa shaaca ka qaaday isbeddel lagu arkay qaabka ay Al-Shabaab uga hawlgasho Soomaaliya, iyadoo kooxda ay yareysay tirada weerarrada…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News20 Aug 2026

Museveni oo Xasan Sheekh Cadaadis Saaray?

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Xiisadda siyaasadeed ee Soomaaliya ayaa gaartay heer ay walaac ka muujinayaan qaar ka mid ah dalalka ciidamada ka jooga Soomaaliya, iyadoo warbixin lagu daabacay Africa Intelligence lagu…

Read at Kaab TVHeadline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliGuuleed Muuse20 Aug 2026

Digniin cusub oo laga soo saaray culeyska AUSSOM iyo fursadda Al-Shabaab

Muqdisho (Caasimada Online) – Saraakiil iyo diblomaasiyiin reer Galbeed ah ayaa ka digaya in haddii aan la helin ilo dhaqaale oo kale ay adkaan karto in ciidamada Midowga Afrika ee Soomaaliya ay sii joogaan saldhigyada ku yaalla deegaanada…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News20 Aug 2026

Fadeexad ka Taagan Safaaradda Soomaaliya ee Serbia

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Khilaaf xooggan oo ka dhex qarxay xubno Soomaali ah oo ku sugan Safaaradda Soomaaliya ee dalka Serbia ayaa dood weyn ka dhaliyay baraha bulshada, kaddib markii la faafiyay codad iyo…

Read at Kaab TVHeadline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.