Somalia: Mogadishu could fall without AU troops, says ex-minister↗
MOGADISHU (Somaliguardian) – Mogadishu “cannot be defended” if African Union troops withdraw from the country by December, Somalia’s former Minister of Planning Abdirahman Aynte said, adding that US diplomats have told Somali officials…
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News2 days ago Cali Guudlaawe oo loo guddoonsiiyay kaarka musharraxnimada JSP ee Hirshabeelle↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Madaxweynaha dowlad-goboleedka Hirshabeelle, Cali Guudlaawe Xuseen, ayaa si rasmi ah u guddoomay kaarka musharraxnimada Xisbiga Caddaaladda iyo Midnimada Soomaaliya (JSP), kaas oo uu xisbigu…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Xisbiga Towfiiq ee Sheekh Shaakir ‘oo laga reebay’ doorashada Galmudug↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka qaranka ayaa galabta shaaciyay liiska ururrada siyaasadda ee ka qayb-galaya doorashada ku celiska ah ee maamulka Galmudug, taas oo la qorsheynayo inay dhacdo 30-ka…
Somaliland Human Rights Commission expresses concern over the arrest of journalists and a poet in Hargeisa.↗
The Somaliland Human Rights Commission has expressed concern regarding the detention of poet Ismaaciil Yuusuf (Jiheeye), journalist Cabdiqani Xuseen Abokor (Baylood), and journalist Xasan Saleebaan Haaruun (Galaydh), stating that some of…
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News2 days ago Labada Garoon ee Beledweyne: Garoonkii Hore ee Howlwadaag iyo Ugaas Khaliif↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxay muddo dheer lahayd muhiimad dhanka gaadiidka iyo duulimaadyada ah, waxaana magaalada iyo nawaaxigeeda lala xiriiriyaa laba goobood oo…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. ACLED states that Al-Shabaab remains the most powerful group among those affiliated with Al-Qaeda.↗
A new report by the Armed Conflict Location & Event Data Project (ACLED) states that Al-Shabaab remains the most powerful non-state armed group in Somalia and the most violent Al-Qaeda affiliate globally. ACLED notes that Al-Shabaab is…
Urur-siyaasadeedka Towfiiq oo si rasmi ah looga saaray loolanka doorashada Galmudug.↗
Urur-siyaasadeedka Towfiiq ee uu hoggaamiyo Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa laga reebay doorashada celiska ah…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News2 days ago Nabadoon C/Rashiid: “Hiiraan uma taliyaan Xawaadle, doorashaduna way socotaa”↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Nabadoon C/Rashiid oo ka tirsan waxgaradka beesha Gaaljecel ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee ka taagan gobolka Hiiraan, gaar ahaan muranka ku saabsan doorashada maamulka Hirshabeelle…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Dowladda Soomaaliya oo taageero u muujisay dowladda Yemen↗
Dowladda Federaalka Soomaliya ayaa taageero u muujisay xukuumadda Yemen ee caalamku aqoonsan yahay, iyada oo ka soo horjeensatay dagaallada ay wadaan ururka Xuutiyiinta. Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Cabdisalaan Cumar Cali ayaa…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Maxaa kasoo baxay kulanka taliyaha Xoogga iyo wafdiga Mareykanka?↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Taliyaha ciidanka Xoogga dalka, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa maanta kulan la yeeshay taliyaha howlgallada gaarka ah ee Mareykanka u qaabilsan Qaaradda Afrika, Sareeye Gaas Tudor oo ay ka…
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News2 days ago DEG-DEG: Isbeddel lagu sameeyay Taliska NISA ee Garoonka Muqdisho↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Isbeddel cusub ayaa la sheegay inuu ka dhacay hoggaanka Hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA, gaar ahaan qeybta hay’adda uga howlgasha Garoonka Diyaaradaha Aadan…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Puntland oo war ka soo saartay safarkii Madaxweyne Deni ee gobolada Bari & Raas-casayr.↗
War-saxaafadeed shan bog ka kooban oo ka soo baxay Madaxtooyada Puntland ayaa faahfaahin dheeraad ah looga…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News2 days ago Muqdisho: Marti ka timid UK oo kubad la ciyaartay xulka haweenka Soomaaliyeed+Sawirro↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Ciyaar kubadda cagta ah oo subaxnimadii maanta Axad ah lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa noqotay munaasabad isugu keentay ciyaartooy Soomaaliyeed iyo marti ka timid dalka Boqortooyada…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Qiimaha maciishadda quutul daruuriga ah ee Magaalada Boosaaso oo kordhay.↗
Waxaa maalmihii la soo dhaafay kor-u-kac weyn laga dareemayaa qiimaha maciishadda suuqyada magaalada Boosaaso ee xarunta…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News2 days ago Garaarta oo ah Deegaan Hoostaga Waajid oo Madaafiic Lagu Garaacay↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Wararka ka imaanaya gobolka Bakool ayaa sheegaya in madaafiic dhowr ah ay ku dhaceen nawaaxiga deegaanka Garaarta, oo kamid ah deegaannada hoostaga degmada Waajid, iyadoo dadka deegaanka ay…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. DF Soomaaliya oo soo saartay digniin halis ah iyo 29 magaalo oo…↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliya (SODMA) ayaa soo saartay digniin cusub oo ku saabsan roobab culus iyo fatahaado laga filayo qaybo ka mid ah dalka xilliga Deyrta oo ku beegan bilaha October,…
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News2 days ago Deni iyo Axmed Madoobe oo Nairobi ku kulmaya↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya, kaddib markii uu soo gabagabeeyay socdaallo uu ku marayay deegaano ka tirsan Puntland, kuwaas oo…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Maxkamadda ciidamada oo xukun adag ku riday askari sabab yaab leh u dilay muwaadin↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta xukun dil toogasho ah ku ridday Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax oo loo yaqaan Kabtan Dhashiike, kaas oo lagu helay dilka marxuum Cabdicasiis Sheekh Xuseen.…
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News2 days ago Cirro oo Maraykanka kula kulmay masuul ka tirsan urur u ololeeya xoojinta xiriirka Israel iyo bulshada Afrikaanka ah↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro, ayaa intii uu ku sugnaa dalka Maraykanka kulan la yeeshay Dumisani Temsgen Washington, oo ah aas-aasaha iyo hoggaamiyaha…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Siciid DENI oo tegay Nairobi + Xogta kulamo xasaasi ah oo bilaabanaya↗
Nairobi (Caasimada Online) – Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa gaaray dalka Kenya kadib markii uu soo gaba-gabeeyay socdaallo uu ku marayay deegaanno ka tirsan gobollada Mudug iyo Bari. Sida ay ogaatay Caasimada Online,…
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News2 days ago Deni oo gaaray Nairobi xilli uu sii xoogeysanayo loollanka doorashada Soomaaliya↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa la sheegay inuu gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya, kaddib socdaal uu ku marayay qaybo ka mid ah gobollada Mudug iyo Bari. Safarka…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Siciid Deni oo Nairobi kula kulmaya beesha caalamka & Madaxweynaha Jubbaland.↗
Madaxweynaha Dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa gelinki magaalada Nairobi ee dalka Kenya, halkaas oo uu…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Boosaaso: Qiimaha maciishada oo kor u kacay↗
Magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland waxaa maalinba maalinta ka dambaysa sare u kacaya qiimaha maciishadda daruuriga ah, taas oo saameeyay dadka danyarta ah. Kiishka sonkorta ah oo markii hore ahaan jiray $27.5 doolar ayaa…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News2 days ago Cali Guudlaawe oo la filayo in la guddoonsiiyo kaarka musharraxnimada JSP↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu wadaa in munaasabad rasmi ah oo ka dhacda xarunta dhexe ee Xisbiga Cadaaladda iyo Dib-u-dhiska (JSP) lagu guddoonsiiyo Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Puntland issues a warning regarding weapons carried within the city of Badhan.↗
The Puntland administration announced that, effective today in the city of Badhan (Sanaag region), legal action will be taken against anyone seen carrying weapons or using military-style vehicles that do not belong to the official security…
Guddoonka BF oo joojiyay lacag xildhibaannada laga jari jiray – Maxay ahayd?↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoonka Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa go’aan ku gaaray in la joojiyo lacag si joogto ah looga jari jiray xildhibaannada, taas oo loogu tala-galay in lagu daboolo kharashaadka aaska…
South West State warns civilians against areas where Laftagareen’s forces and Al-Shabaab are present.↗
The minister stated that the Southwest administration is planning airstrikes and operations against Al-Shabaab, warning the public against remaining in or near locations where Laftagareen’s forces and the militant group are present. “We…
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News2 days ago Madaxweyne Mustafe: “Halganka shacabka Soomaalida cid gaar ahi ma sheegan karto”↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Madaxweynaha Dowlad-Deegaanka Soomaalida Itoobiya, Mustafe Muxumed Cumar, ayaa sheegay in shacabka Soomaaliyeed ee Deegaanka Soomaalidu ay muddo dheer soo mareen halgan isdaba joog ah oo ay…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Somalia warns against the use of new technology by terrorists.↗
Somalia’s Ambassador to the United Nations Security Council, Ambassador Abukar Baalle, stated that the terrorist threat is constantly evolving, noting that these groups are rapidly exploiting new technologies. Ambassador Baalle noted that…
The Commander of the 21st Division visited the Xananbuure camp, where troops are being prepared.↗
Colonel Mohamed Abdi Dahir (Mohamed Dhagaweyne), Commander of the 21st Division of the National Army, visited the Xananbuure military camp in the Galgaduud region yesterday afternoon. There, he met with a military unit currently preparing…