Skip to content
Breaking News

Aggregated

The Wire

1860 headlines · 42 sources · updated 33 minutes ago

What the rest of the world is publishing about the Horn of Africa — and what the Horn's own newsrooms are publishing about everywhere else.

These are headlines published by other newsrooms, not Hornafrika reporting. We show the headline, a short extract and a link; the full article stays with the publisher who wrote it, and copyright in each headline and extract remains with that publisher. How the wire works

ScopeHorn of AfricaWorldHeadlines naming Somalia, Ethiopia, Djibouti or Eritrea.

Filtered to Somalia · clear

JowharRegionaladen12 Aug 2026

Fanaankii Sulfa ee noqday Wadaad oo dalka dib ugu soo laabtay

Aug 12 (Jowhar)-Waxaa magaalada Muqdisho shalay soo gaaray Sheekh Cabdulaahi Maxamuud oo ku magac dheeraa Sulfa kaasoo hore uga tirsanaa fanaaniinta Soomaaliyeed balse ku noolaa muddo dheer dalka Sacuudi Carabiya. Sheekh Cabdulaahi Sulfa…

Read at JowharHeadline and extract © Jowhar — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliBlaise Malley12 Aug 2026

Mareykanka ma wuxuu billaabay inuu dhinac maro DF kadib tallaabadii lama filaanka?

Boosaaso (Caasimada Online) — Horraantii bishan Agoosto, taliyaha ugu sarreeya ciidamada gaarka ah ee Mareykanka ee Afrika ayaa heshiis amni saxiixay isaga iyo madaxweynaha Puntland — oo ah maamul iskiis isu maamula oo ku yaalla…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Radio DalsanRegionalAbdalle Yahye Ali11 Aug 2026

Madoobe Oo Muqdisho Kula Kulmay Safiirka Turkiga

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay Safiirka Dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya, Danjire Alper Aktaş. Kulankan ayaa diiradda lagu saaray…

Read at Radio DalsanHeadline and extract © Radio Dalsan — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan11 Aug 2026

NISA oo weerar ku beegsatay saddex ka mid ah xubnaha sare ee Shabaab + Magacyada

Muqdisho (Caasimada Online) – Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ee NISA ayaa shaacisay in howlgal qorsheysan oo ay ka fulisay deegaanka Tawakal ee gobolka Shabeellaha Hoose lagu dilay toddobo xubnood oo ka tirsanaa Al-Shabaab,…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Somaliland StandardRegionaladmin11 Aug 2026

Abdirashid Janan Announces that they are entering into peace talks with Jubbaland

Mr. Abdirashid Janan, who was recently appointed by Somalia’s Federal Government as the Head of NISA operations in Jubaland in July 2025, announced on Tuesday that he will engage peaceful dialogue with Jubaland regional administration, and…

Read at Somaliland StandardHeadline and extract © Somaliland Standard — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliGuuleed Muuse11 Aug 2026

Ciidankii PSF ee Gaalkacyo laga qabsaday oo xerooyin cusub looga sameeyay…

Gaalkacyo (Caasimada Online) – Ciidamo ka tirsan PSF oo dhawaan laga qabsaday xeradii ay ku lahaayeen bariga magaalada Gaalkacyo kadib markii ay la wareegeen ciidamada maamulka Puntland ayaa gaaray deegaanka Xananbuure ee gobolka Galgaduud…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Puntland PostRegionalDesk11 Aug 2026

Janan oo sheegay in uu ku biiray Jubaland

Taliyihii NISA ee gobolka Gedo Cabdirashiid Janan ayaa maanta ku dhawaaqay in uu ku biiray Jubaland, kaddib wadahadallo muddo u socday isaga iyo muumulka madaxweyne Axmed Madoobe. Cabdirashiid Janan oo hadal u jeediyay ciidamo isaga ka…

Read at Puntland PostHeadline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliGuuleed Muuse11 Aug 2026

Shiinaha oo maraakiib dagaal u soo diraya biyaha Soomaaliya iyo arrinta ka dambeysa

Beijing (Caasimada Online) – Dowladda Shiinaha ayaa bartamaha bishan August lagu wadaa inuu maraakiib dagaal oo cusub u soo diro Gacanka Cadmeed iyo biyaha Soomaaliya. Maraakiibtan ayaa la sheegay inay ka qeyb qaadan doonaan howlaha…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan11 Aug 2026

Xogta qaabkii ay DF uga hor-tagtay dal qarka u saarnaa in uu aqoonsado Somaliland?

Bissau (Caasimada Online) – Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa la sheegay inay fashilisay dadaal heer gabagabo marayay oo Somaliland ay ku dooneysay in Guinea-Bissau ay u aqoonsato dal madax-bannaan, kadib faragelin diblomaasiyadeed oo ay…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.