Somaliland Bars Tickets Issued Through Somalia’s BSP↗
https://www.horndiplomat.com/feed/ By: Mohamed Duale HARGEISA, Somaliland, Oct. 25 — Somaliland’s Ministry of Civil Aviation and Airports Development on Sunday ordered an immediate halt to the acceptance of tickets issued through Somalia’s…
Read at Horn Diplomat ↗Headline and extract © Horn Diplomat — reproduced for reference, full article at the publisher. Madaxweyne Deni oo culimada ka codsaday inay xal u raadiyaan khilaafka Somalia.↗
Qaar kamid ah culimaa’udiinka reer Puntland ayaa si adag uga hadlay xaaladda Siyaasadeed ee Soomaaliya, khilaafyada…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Cali Maxamed Geedi oo hambalyo u diray hoggaamiyaha cusub ee Hirshabeelle↗
Okt 25 (Jowhar)- Ra’iisul Wasaarihii Hore ee XFS Mudane Cali Maxamed Geedi ayaa u hambalyo u diray Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) oo shalay loo doortay Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle shanta sano ee soo socota.…
Read at Jowhar ↗Headline and extract © Jowhar — reproduced for reference, full article at the publisher. Cabdi Xaashi & guddoomiye Jaamac oo kulan ku yeeshay Muqdisho.↗
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdi Xaashi Cabdullaahi, oo uu wehliyo Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. NISA ayaa gacanta ku dhigay Cabdisalaan Yacquub Nuur shabaab tuugsade ah↗
Okt 25 (Jowhar)- Ciidamada Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya ciidamada kale ee amniga, ayaa gacanta ku dhigay Cabdisalaan Yacquub Nuur (Cabdisamad), oo ku eedeysan in uu shalay salaadda maqrib kaddib uu…
Read at Jowhar ↗Headline and extract © Jowhar — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News5 days ago Shirkadaha Korontada Muqdisho oo Kordhiyey Qiimaha Korontada, Iyagoo Sababta ku Xiray Dagaalka Bariga Dhexe↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Shirkadaha korontada ee Beco, Muqdisho Power iyo Blue Sky ayaa waxaa ay kordhiyeen qiimaha korontada ee magaalada Muqdisho, iyadoo halkii kiilowaat-saac lagu daray shan senti oo doollar ah.…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Deni oo digniin culus ka soo saaray xaaladda dalka, baaq degdeg ahna diray↗
Garoowe (Caasimada Online) – Madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni ayaa digniin ka bixiyay xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya, isaga oo ku eedeeyay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud inuu diiday doorasho heshiis lagu yahay, isla…
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News5 days ago Deni oo ku baaqay in la badbaadiyo dawladnimada Soomaaliya, kuna eedeeyay Xasan Sheekh inuu fashiliyey heshiiskii doorashada↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in Soomaaliya ay gashay xaalad uu ku tilmaamay mid halis ku ah dawladnimada dalka, isaga oo ku eedeeyay Madaxweynaha Soomaaliya…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Soomaaliya oo ka qeyb-galaysa shir caalami ah oo ka dhacaya dalka…↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qeyb-galaysa madasha caalamiga ah ee wada-hadalka dhaqamada kala duwan ee sannadka 2026, iyadoo maanta uu magaalada Baku ee caasimadda dalka Azerbaijan u ambabaxay…
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News5 days ago Dowladda Soomaaliya oo billowday howlgalka “Banooda” ee ka dhanka ah Al-Shabaab↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa bilaabay howlgal milatari oo loogu magac daray “Banooda”, kaas oo lagu beegsanayo dagaalamayaasha Al-Shabaab ee ku sugan deegaanno ka tirsan…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Puntland oo ku baaqday shir looga arrinsado xaaladda Soomaaliya↗
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ugu baaqay dhammaan qaybaha kala duwan ee Soomaaliya in ay isugu timaadaan shir deg deg ah oo looga arrinsado xaaladda dalka. Madaxweyne Deni wuxuu sheegay in uu madaxweynaha Dowladda…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Madaxweyne Deni oo ku dhawaaqay go’aamo ku aaddan dowladnimada Somalia.↗
Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo khudbad ka jeediyey munaasabadda furitaanka kal-fadhiga 59aad ee barlamaanka…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Puntland oo Gaalkacyo ka mamnuucday qaadashada hubka↗
Guddoomiyaha gobolka Mudug Cabdiweli Jibriil Bayle ayaa soo saaray amar mamnuucaya in Gaalkacyo iyo magaalooyinka kale ee gobolka dhexdooda lagu qaato hub. Amarkan ayaa lagu sheegay in uu yahay mid lagu xoojinayo amniga iyo nabadgelyada…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Maxaa looga hadlay kulankii Madaxweyne Xasan Sheekh & Islaan Ciise.↗
Islaan Ciise Islaan Maxamed oo ka mid ah isimada dhaqanka Puntland ayaa xalay kulan kula yeeshay…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Xasan Sheekh iyo Islaan Ciise oo yeeshay wada-hadallo xasaasi ah oo ku saabsan dhacdadii…↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ku qaabilay Islaan Ciise Islaan Maxamed oo ka mid ah isimada dhaqanka Puntland, iyagoo ka wada-hadlay duqeyn dhawaan ka…
Guddoomiye Cabdirisaaq oo ku dhawaaqay inaysan Puntland qayb ka ahayn go’aamada siyaasadeed ee Somalia ka socda.↗
Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowladda Puntland, Cabdirisaaq Axmed Siciid, ayaa sheegay in Puntland aysan qayb ka ahayn go’aannada…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Maxay ka wada hadleen Islaan Ciise iyo Madaxweyne Xasan Sheekh?↗
Islaan Ciise Islaan Maxamed oo ka mid ah isimada dhaqanka Puntland ayaa xalay madaxtooyada Soomaaliya kulan kula qaatay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Kulanka waxaa looga hadlay arrimo ay ka mid ahaayeen 13 qof oo dowladda Turkiga…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Guudlaawe oo wajahaya su’aalo ku saabsan mustaqbalka HirShabeelle↗
Jowhar (Caasimada Online) – Dib u doorashada Cali Guudlaawe Xuseen ee madaxweynaha HirShabeelle ayaa dhalisay su’aalo ku saabsan jihada uu maamulkaasi qaadi doono, gaar ahaan sida uu uga falcelin doono khilaafka siyaasadeed iyo diidmada ka…
IOM oo ka digtay in kumanaan qof oo Soomaaliya ay ku jiraan khatar barakac ka dhalan kara fatahaado↗
Ku dhowaad 874,000 oo qof ayaa laga yaabaa in ay guryahooda ka barakacaan Soomaaliya saddexda bilood ee soo socda, daadad awgood. Waxaa arrintan ka digtay Hay’adda Caalamiga ah ee Socdaalka (IOM), iyadoo webiyada oo fatahaadaya iyo roobab…
Read at Jowhar ↗Headline and extract © Jowhar — reproduced for reference, full article at the publisher. DF oo 100 gawaari milatari ah u dirtay dhanka Buurhakaba↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa Sabtidii in ka badan 100 oo gaari milatari ah u dirtay dhanka degmada Buurhakaba ee gobolka Baay, ayada oo la billaabayo howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab iyo maleeshiyada…
Garaad Jaamac oo ku baaqay in loo gurmado Soomaalida Mooyaale.↗
Garaad Jaamac Garaad Cali ayaa sheegay in taageerada dadka Soomaaliyeed ee ku nool Mooyaale ay waajib…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Sawirro: Cumaan oo 36 sano kadib dib u furtay safaaraddeeda Muqdisho↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Saldanadda Cumaan ayaa dib u furtay safaaraddeeda magaalada Muqdisho 36 sano kadib, sida ay shaacisay Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya. Arrintan ayaa ku soo…
IATA and Somali CAA sign MoU on Safety↗
The International Air Transport Association (IATA) signed a Memorandum of Understanding (MoU) with the Ministry of Transport and Civil Aviation Authority of the Federal Government of Somalia to strengthen collaboration on aviation safety,…
NISA oo soo qabatay nin isagoo tuugsanayo qarax ka fuliyay Muqdisho↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya, gaar ahaan kuwa Hay’adda NISA ayaa caawa gacanta kusoo dhigay nin ka tirsan Al-Shabaab oo si la yaab leh weerar uga fuliyay gudaha magaalada Muqdisho, isaga oo…
PUNTLAND: Ciidan beeniyey inay qalalaase ka sameeyeen Bosaso.↗
Ururka 49-aad ee Ciidanka Daraawiishta Dowladda Puntland ayaa digniin ka soo saaray warar uu ku tilmaamay…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Xasan oo farriin u diray Cali Guudlaawe iyo Afrax kadib doorashadii HirShabelle↗
Jowhar (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo war-saxaafadeed soo saaray ayaa ka hadlay doorashadii maanta ka dhacday magaalada Jowhar ee mar kale dib loogu doortay Madaxweyne Cali Guudlaawe, iyadoo…
Ethiopia-style guerrilla insurgencies could emerge in Somalia: official↗
MOGADISHU (Somaliguardian) – Somalia could face the emergence of Ethiopia-style guerrilla factions in several regions as political rivalries deepen and competing power centres reportedly seek military backing, former Somali intelligence…
Somalia pledges support for Ugandan businesses as trade ties deepen↗
Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud has pledged his government's full support for Ugandan businesses operating in the country, as Mogadishu and Kampala seek to expand economic ties alongside their long-standing security partnership.
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. DF oo Maxkamadda Sare ka codsatay 15 maalmood oo dheeraad ah dacwadda Dastuurka↗
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Maxkamadda Sare ee dalka ka codsatay in 15 maalmood oo dheeraad ah loo siiyo qareennada dowladda si ay uga jawaabaan dacwadda la xiriirta Dastuurka cusub ee Soomaaliya, taas oo uu gudbiyay madaxweynihii…
Read at Jowhar ↗Headline and extract © Jowhar — reproduced for reference, full article at the publisher. Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre arrives in Jeddah↗
Somalia's Prime Minister, Hamza Abdi Barre, has arrived in the Saudi city of Jeddah, according to officials.
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher.