JowharRegionalhanad37 minutes ago Cumar Cabdirashiid oo Farmaajo kala hadlay mideynta aragtida siyaasadeed↗
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa kulan la qaatay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, kaas oo la sheegay in diiradda lagu saaray mideynta aragtidooda siyaasadeed.…
Read at Jowhar ↗Headline and extract © Jowhar — reproduced for reference, full article at the publisher. JowharRegionalAli Musa11 hours ago Tallaabo Taariikhi ah: Soomaaliya oo Loo Ogolaaday Dhoofinta Canshuur-La’aanta ah ee Suuqa Yurub↗
Soomaaliya ayaa si rasmi ah cagta u saartay waddo cusub oo ganacsi iyo dhaqaale, ka dib markii ay si rasmi ah uga mid noqotay 33-ka dal ee Afrikaan ah ee ka faa’iideysanaya barnaamijka ganacsi ee Midowga Yurub ee loo yaqaan Everything But…
Read at Jowhar ↗Headline and extract © Jowhar — reproduced for reference, full article at the publisher. JowharRegionalhanad17 hours ago Turkiga oo Soomaaliya u soo diraya laba markab oo sida sahay iyo agab Militray↗
Okt 29 (Jowhar)- Wasaaradda Gaashaandhigga Turkiga ayaa shaacisay in laba markab oo dagaal oo ka tirsan Ciidamada Badda Turkiga ay 30-ka Oktoobar u ambabixi doonaan Soomaaliya, iyagoo sida sahay iyo agab milatari oo badda lagu soo…
Read at Jowhar ↗Headline and extract © Jowhar — reproduced for reference, full article at the publisher. JowharRegionalhanad19 hours ago Hogaamiyaha hirshabelle oo gudomiyay shir looga hadayay amniga↗
Hoggaamiyaha Dowladda Hirshabeelle, Mudane Ali Gudlawe Hussein ayaa guddoomiyay shir looga hadlay xaaladda guud ee amniga deegaannada Hirshabeelle, kaas oo diiradda lagu saaray xoojinta amniga iyo dardargelinta dadaallada lagu xaqiijinayo…
Read at Jowhar ↗Headline and extract © Jowhar — reproduced for reference, full article at the publisher. JowharRegionalhanad23 hours ago NISA oo shaacisay dilka horjoogihii maaliyadda Al-Shabaab ee Kuunyo Barrow↗
Dowladda Federaalka Soomaaliya ay shaacisay in howlgal qorsheysan oo ka dhacay deegaanka Kuunyo Barrow ee gobolka Shabeellaha Hoose lagu dilay horjooge sare oo ka tirsanaa maleeshiyaadka Al-Shabaab, kaas oo muddo dheer door muhiim ah ku…
Read at Jowhar ↗Headline and extract © Jowhar — reproduced for reference, full article at the publisher. Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan wadatashi ah la qaatay xubno ka tirsan bulshada rayidka ah↗
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa kulan wadatashi ah la qaatay xubno ka tirsan bulshada rayidka ah, oo uu ka dhageystay talooyinkooda iyo aragtiyahooda ku saabsan…
Read at Jowhar ↗Headline and extract © Jowhar — reproduced for reference, full article at the publisher. Khayre oo MW Xasan Sheekh ku eedeeyay inuu ciidanka u adeegsaday dano siyaasadeed↗
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, ayaa si kulul uga hadlay khasaaraha la sheegay in Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed uu ka soo gaaray weerarkii ka dhacay deegaanka Jameeco ee degmada Buurhakaba, isaga oo…
Read at Jowhar ↗Headline and extract © Jowhar — reproduced for reference, full article at the publisher. Shuute iyo saraakiil ciidan oo tagay furimaha hore deegaanka Jameeco↗
Okt 28 (Jowhar)-Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar (Gen. Khaalid), oo uu wehliyo Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida, Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur…
Read at Jowhar ↗Headline and extract © Jowhar — reproduced for reference, full article at the publisher. NISA iyo Booliiska oo Muqdisho ku qabtay nin lagu eedeeyay inuu qorsheynayay fal amni-darro↗
Ciidamada Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) iyo Booliiska Soomaaliyeed ayaa howlgal ay si wadajir ah uga fuliyeen xaafadda KPP ee degmada Hodan, magaalada Muqdisho, ku soo qabtay Xasan Nuur Muuse, oo loo yaqaan Makane iyo…
Read at Jowhar ↗Headline and extract © Jowhar — reproduced for reference, full article at the publisher. AFRICOM oo beenisay in duqeymaha Soomaaliya loo adeegsanayo barakicinta rayidka iyo fatahaadaha↗
Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa beeniyay eedeymo sheegaya in duqeymaha cirka ee ka dhanka ah maleeshiyaadka Al-Shabaab ee koonfurta Soomaaliya loo adeegsanayo in dadka rayidka ah lagu barakiciyo ama loogu riixo…
Read at Jowhar ↗Headline and extract © Jowhar — reproduced for reference, full article at the publisher. Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo maanta yeelanaya kulan aan caadi ahayn↗
Okt 27 (Jowhar)- Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta la filayaa inuu yeesho kulan aan caadi ahayn, kaas oo la sheegay in lagu ansixinayo miisaaniyadda dowladda, xilli la diyaarinayo qorshaha maaliyadeed ee…
Read at Jowhar ↗Headline and extract © Jowhar — reproduced for reference, full article at the publisher. DFS”Gaadiid qaraxyo laga soo buuxiyay aya lagu weeraray ciidamada”↗
Okt 27 (Jowhar)- Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa war ka soo saartay dagaal culus oo 26-kii Oktoobar ka dhacay deegaanka Jameeco, oo hoostaga degmada Buurhakaba ee gobolka Baay, iyadoo sheegtay in ku dhowaad 75 ka tirsan maleeshiyaadka…
Read at Jowhar ↗Headline and extract © Jowhar — reproduced for reference, full article at the publisher. Golaha Mustaqbalka oo ku kala aragti duwan martiqaadka Xasan Sheekh↗
Xubnaha Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ee mucaaradka ayaa xalay kulan xasaasi ah ku yeeshay guriga Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, kaas oo diiradda lagu saarayay sidii looga jawaabi lahaa martiqaadka…
Read at Jowhar ↗Headline and extract © Jowhar — reproduced for reference, full article at the publisher. Maxay ka wadahadleen labada guddoon ee BFS?↗
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, oo uu wehliyo Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Aqalka Sare Mudane Cabdullaahi Cali Xersi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha…
Read at Jowhar ↗Headline and extract © Jowhar — reproduced for reference, full article at the publisher. Xasan Sheekh oo mucaaradka ugu yeeray gogol wadahadal oo Muqdisho ka furmaysa↗
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa casuumaad rasmi ah u fidiyey hoggaanka mucaaradka iyo qaybaha bulshada rayidka ah, si ay uga qaybgalaan gogol wadatashi Qaran oo lagu qabanayo magaalada Muqdisho. Gogosha wadatashiga…
Read at Jowhar ↗Headline and extract © Jowhar — reproduced for reference, full article at the publisher. Maxeey ka wadada hadleen labada Taliye ee Turkiga iyo soomaaliya↗
Okt 26 (Jowhar)-Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar Gen. Khaalid, ayaa magaalada Ankara ee caasimadda dalka Turkiga kulan kula yeeshay dhiggiisa, Taliyaha Ciidanka Dhulka Jamhuuriyadda…
Read at Jowhar ↗Headline and extract © Jowhar — reproduced for reference, full article at the publisher. Firdhiye iyo Abwaan oo heshiis ka gaaray khilaafkii siyaasadeed ee ka dhex taagnaa↗
Hoggaamiyaha maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya, Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali Firdhiye, iyo ku xigeenkiisa, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil (Abwaan), ayaa la sheegay inay ka heshiiyeen khilaaf siyaasadeed oo muddooyinkii dambe ka dhex taagnaa, kaas…
Read at Jowhar ↗Headline and extract © Jowhar — reproduced for reference, full article at the publisher. Dowladda Soomaaliya oo ku dhawaaqday natiijo toddobaadyo la sugayey↗
Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka Bulshada ee dowladda Federalka Soomaaliya ayaa soo saartay warbixin ku saabsan kiis ku saabsanaa qof loo karantiilay xanuunka Ebola. Warsaxaafadeedka wasaaraddu soo saartay ayaa lagu sheegay in “iyadoo…
Read at Jowhar ↗Headline and extract © Jowhar — reproduced for reference, full article at the publisher. Xasan Sheekh oo gogol wada-hadal u fidiyay mucaaradka, cadaadiskii siyaasadeed oo mira dhalaya↗
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa mar kale gogol wada-hadal u fidiyay siyaasiyiinta mucaaradka, isagoo sheegay in dowladda Federaalka ay diyaar u tahay inay dhageysato aragtiyada kala duwan ee laga qabo xaaladda dalka,…
Read at Jowhar ↗Headline and extract © Jowhar — reproduced for reference, full article at the publisher. RW Xamsa oo gaaray Jeddah iyo Sacuudiga oo garab istaag u muujiyay Soomaaliya↗
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre, ayaa gaaray magaalada Jeddah ee dalka Sacuudiga, halkaas oo si rasmi ah loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Boqor Cabdilcasiis. Xamza waxaa…
Read at Jowhar ↗Headline and extract © Jowhar — reproduced for reference, full article at the publisher. Garaad Jaamac oo ku baaqay in la garab istaago dadka Moyale↗
Garaad Jaamac Garaad Cali ayaa sheegay in taageerada dadka Soomaaliyeed ee ku nool Mooyaale ay waajib ku tahay dhammaan ummadda Soomaaliyeed, isaga oo carrabka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay garab istaagga dadka Soomaaliyeed meel kasta…
Read at Jowhar ↗Headline and extract © Jowhar — reproduced for reference, full article at the publisher. Deni oo maanta hortagaya Baarlamaanka Puntland iyo go’aanno siyaasadeed oo laga sugayo↗
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta la filayaa inuu hortago Baarlamaanka Puntland, halkaas oo uu khudbad kaga jeedin doono xaaladda siyaasadeed ee Puntland iyo guud ahaan Soomaaliya, xilli uu sii xoogeysanayo…
Read at Jowhar ↗Headline and extract © Jowhar — reproduced for reference, full article at the publisher. Cali Maxamed Geedi oo hambalyo u diray hoggaamiyaha cusub ee Hirshabeelle↗
Okt 25 (Jowhar)- Ra’iisul Wasaarihii Hore ee XFS Mudane Cali Maxamed Geedi ayaa u hambalyo u diray Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) oo shalay loo doortay Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle shanta sano ee soo socota.…
Read at Jowhar ↗Headline and extract © Jowhar — reproduced for reference, full article at the publisher. NISA ayaa gacanta ku dhigay Cabdisalaan Yacquub Nuur shabaab tuugsade ah↗
Okt 25 (Jowhar)- Ciidamada Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya ciidamada kale ee amniga, ayaa gacanta ku dhigay Cabdisalaan Yacquub Nuur (Cabdisamad), oo ku eedeysan in uu shalay salaadda maqrib kaddib uu…
Read at Jowhar ↗Headline and extract © Jowhar — reproduced for reference, full article at the publisher. IOM oo ka digtay in kumanaan qof oo Soomaaliya ay ku jiraan khatar barakac ka dhalan kara fatahaado↗
Ku dhowaad 874,000 oo qof ayaa laga yaabaa in ay guryahooda ka barakacaan Soomaaliya saddexda bilood ee soo socda, daadad awgood. Waxaa arrintan ka digtay Hay’adda Caalamiga ah ee Socdaalka (IOM), iyadoo webiyada oo fatahaadaya iyo roobab…
Read at Jowhar ↗Headline and extract © Jowhar — reproduced for reference, full article at the publisher. DF oo Maxkamadda Sare ka codsatay 15 maalmood oo dheeraad ah dacwadda Dastuurka↗
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Maxkamadda Sare ee dalka ka codsatay in 15 maalmood oo dheeraad ah loo siiyo qareennada dowladda si ay uga jawaabaan dacwadda la xiriirta Dastuurka cusub ee Soomaaliya, taas oo uu gudbiyay madaxweynihii…
Read at Jowhar ↗Headline and extract © Jowhar — reproduced for reference, full article at the publisher. Liibaan Axmed Xasan oo loo doortay hoggaamiyaha Galmudug↗
Golaha Wakiillada maamulka Galmudug ayaa Liibaan Axmed Xasan u doortay hoggaamiyaha maamulkaas, kaddib doorasho maanta ka dhacday magaalada Dhuusamareeb. Liibaan Axmed Xasan ayaa helay 72 cod, halka musharraxii la tartamayay, Cabdulqaadir…
Read at Jowhar ↗Headline and extract © Jowhar — reproduced for reference, full article at the publisher. Madaxweyne xasan sheekh oo hambalyo udiray Gudonka Cusub Ee golaha Wakiilada Hirshabelle↗
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee Golaha Wakiillada Dowlad-Goboleedka Hirshabeelle, Mudane Cabdixakiin Luqmaan Maxamed, Guddoomiye Ku-xigeenka…
Read at Jowhar ↗Headline and extract © Jowhar — reproduced for reference, full article at the publisher. DF oo guluf ciidan ka bilowday gobolka Bakool↗
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa la sheegay inay guluf dagaal iyo abaabul ciidan ka bilowday gobolka Bakool, iyadoo ciidamo badan lagu diyaariyey magaalada Xudur, kuwaas oo la sheegay inay diyaar u yihiin hawlgallo ka dhan ah…
Read at Jowhar ↗Headline and extract © Jowhar — reproduced for reference, full article at the publisher. Farmaajo oo yimid iyo Wada-hadallo u bilaabanaya DF iyo Mucaaradka↗
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa maanta oo Jimco ah dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, xilli ay soo baxayaan warar sheegaya in beesha caalamku ay qorsheynayso wada-hadallo siyaasadeed oo lagu…
Read at Jowhar ↗Headline and extract © Jowhar — reproduced for reference, full article at the publisher.