Somalia pledges support for Ugandan businesses as trade ties deepen↗
Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud has pledged his government's full support for Ugandan businesses operating in the country, as Mogadishu and Kampala seek to expand economic ties alongside their long-standing security partnership.
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. DF oo Maxkamadda Sare ka codsatay 15 maalmood oo dheeraad ah dacwadda Dastuurka↗
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Maxkamadda Sare ee dalka ka codsatay in 15 maalmood oo dheeraad ah loo siiyo qareennada dowladda si ay uga jawaabaan dacwadda la xiriirta Dastuurka cusub ee Soomaaliya, taas oo uu gudbiyay madaxweynihii…
Read at Jowhar ↗Headline and extract © Jowhar — reproduced for reference, full article at the publisher. Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre arrives in Jeddah↗
Somalia's Prime Minister, Hamza Abdi Barre, has arrived in the Saudi city of Jeddah, according to officials.
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News6 days ago Doorashooyinkii Galmudug iyo Hirshabeelle: Doorasho dadweyne mise xulasho siyaasadeed?↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Doorashooyinka ka dhacay dowlad-goboleedyada Galmudug iyo Hirshabeelle ayaa mudan in dib loo eego, gaar ahaan marka la qiimeynayo qaabka hoggaanka lagu soo doortay, doorka ay siyaasiyiintu…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Xuutiyiinta oo weerar gantaallo ballistic ah ku qaaday magaalada Cadan ee Yemen↗
Afar qarax ayaa laga maqlay magaalada dekedda ah ee Cadan, koonfurta Yemen, sida ay soo sheegayaan wariyeyaasha iyo shaqaalaha warbaahinta ee goobta ku sugan.
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News6 days ago Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay jab xooggan gaarsiisay Al-Shabaab dagaal ka dhacay agagaarka Leego↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ciidamadeeda ay dagaal kula galeen xubno ka tirsan Al-Shabaab deegaanka Leego ee gobolka Shabeellaha Hoose, xilli ciidamo kale oo dowladda ka…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Liibaan Axmed Xasan oo loo doortay hoggaamiyaha Galmudug↗
Golaha Wakiillada maamulka Galmudug ayaa Liibaan Axmed Xasan u doortay hoggaamiyaha maamulkaas, kaddib doorasho maanta ka dhacday magaalada Dhuusamareeb. Liibaan Axmed Xasan ayaa helay 72 cod, halka musharraxii la tartamayay, Cabdulqaadir…
Read at Jowhar ↗Headline and extract © Jowhar — reproduced for reference, full article at the publisher. DF Soomaaliya oo cambaareysay weerar lagu qaaday kaniisad ku taalla…↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si adag u cambaareysay weerar culus oo lagu qaaday kaniisad ku taalla gobolka Karak ee dalka Urdun, kaas oo sababay dhimasho iyo dhaawac soo gaaray dad rayid ah oo…
Somalia condemns deadly attack on church in Jordan↗
Somalia has condemned a deadly attack on a Greek Orthodox church in Jordan’s Karak governorate, expressing solidarity with the Jordanian government and the families of those killed.
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Ghanaian President Mahama Says Ethiopia Ready to Host Successful AFCON Tournament↗
Addis Ababa, October 24, 2026 (FMC) — Ghanaian President John Dramani Mahama has expressed confidence in Ethiopia’s readiness to host a successful Africa Cup of Nations (AFCON), praising the facilities at Bahir Dar Stadium during a visit…
Somalia: Ali Gudlawe Hussein re-elected as Hirshabelle leader↗
Members of the Hirshabelle State Assembly have re-elected Ali Gudlawe Hussein as president of the regional administration following a vote held in the state capital, Jowhar.
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Booliska Puntland oo bilaabay qorshe uu kaga faa’iidaysanayo khayraadka dalka↗
Taliska Qaybta Booliska Gobolka Karkaar ayaa deegaan lagu magacaabo Khayr Kulaal oo ka tirsan degmada Qardho ka dhagax dhigay beer loogu talagalay in lagu beero dalagyo kala duwan oo ay ka faa’iidaysan doonaan Ciidanka Booliska Puntland.…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Somaliland journalist detained after interviewing Somalia presidential hopeful↗
A journalist working for Horn Cable TV has been detained by authorities in Somaliland after interviewing a politician who has declared his intention to run for Somalia's presidency.
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Muungaab oo ka hadlay dib u doorashada Cali Guudlaawe↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho, Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa hambalyo diirran u diray hoggaamiyaha dib loogu doortay Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, Mudane Cali…
በኢትዮጵያ ቡና ስፖርት ክለብ አማካኝነት ለተዘጋጀው የጎዳና ላይ ሩጫ ለተሽከርካሪዎች ዝግ የሚሆኑ መንገዶች↗
አዲስ አበባ፣ ጥቅምት 14፣ 2019 (ኤፍ ኤም ሲ) በኢትዮጵያ ቡና ስፖርት ክለብ አማካኝነት ለተዘጋጀው የጎዳና ላይ ሩጫ ለተሽከርካሪዎች ዝግ የሚሆኑ መንገዶች ይፋ ተደርገዋል። ጥቅምት 15 ቀን 2019 ዓ.ም በአዲስ አበባ ከተማ መነሻና መድረሻውን መስቀል አደባባይ ያደረገ የሩጫ ውድድር ይካሄዳል፡፡ የአዲስ አበባ ፖሊስ ዋና ጠቅላይ መምሪያ÷ ይህ የሩጫ ውድድር በስኬት…
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News6 days ago Hadallada Guddoomiye Jaamac iyo Xildhibaan Jeesow oo su’aalo ka keenay khilaafka Baarlamaanka Soomaaliya↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Khilaafka siyaasadeed ee ka dhex jira mas’uuliyiinta iyo xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa mar kale dhaliyay dood la xiriirta xiriirka u dhexeeya Guddoomiyaha Golaha…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. ዘመኑ ከሚጠይቀው የውጊያ ቴክኖሎጂ ጋር እየተራመደ ያለው አየር ኃይል↗
አዲስ አበባ፣ ጥቅምት 14፣ 2019 (ኤፍ ኤም ሲ) የኢፌዲሪ አየር ኃይል የኢትዮጵያን የአየር ክልል በአስተማማኝ ብቃት እየጠበቀ የሚገኝ፣ የሀገር ኩራትና የሕዝብ መመኪያ ታላቅ ተቋም ሆኗል። ባለፉት ዓመታት ተቋሙ በርካታ አስደናቂ ስኬቶችን አስመዝግቧል። አየር ኃይሉ ከፍታውን ያረጋገጠ ቁመና ላይ የሚገኝ ቢሆን ባልተቋረጠ ሪፎርም በማለፍ የበለጠ ልቆ ለመገኘት መዘጋጀት፣ የበለጠ…
Madaxweyne xasan sheekh oo hambalyo udiray Gudonka Cusub Ee golaha Wakiilada Hirshabelle↗
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee Golaha Wakiillada Dowlad-Goboleedka Hirshabeelle, Mudane Cabdixakiin Luqmaan Maxamed, Guddoomiye Ku-xigeenka…
Read at Jowhar ↗Headline and extract © Jowhar — reproduced for reference, full article at the publisher. Sidee mucaaradka uga fal-celiyeen dib u doorashada Cali Guudlaawe?↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Qaar kamid ah xubnaha siyaasiyiinta mucaaradka ayaa soo dhaweeyey doorashadii maanta ka dhacday magaalada caasimada ah ee Jowhar oo ay kusoo baxeen Madaxweyne Cali Guudlaawe oo dib loo doortay iyo Cabdifitaax…
Madaxweyne Deni oo khudbad ka jeedinaya furitaanka kal-fadhiga golaha wakiilada.↗
Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo gelinkii dambe ee shalay ka soo laabtay dalka dibaddiisa…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. PM Abiy, African Leaders Visit Bahir Dar Stadium on Tana Forum Sidelines↗
Addis Ababa, October 24, 2026 (FMC) — Prime Minister Abiy Ahmed, joined by African leaders and senior officials, visited Bahir Dar Stadium following the 12th Tana High-Level Forum on Security in Africa. In a social media post, Abiy said…
Guudlaawe oo markale loo doortay hoggaaminta Maamulka Hirshabeelle.↗
Mudanayaasha Golaha Wakiillada Dowladda Goboleedka Hirshabeelle ayaa mar kale Cali Guudlaawe Xuseen u doortay Hoggaamiyaha maamulkaas,…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Madaxweynaha Hirshabeelle iyo ku-xigeenkiisa oo la doortay↗
Cali Cabdullahi Xuseen (Guudlaawe) ayaa markale loo doortay madaxweyanaha maamulka Hirshabeelle ee shanta sano soo socota, kaddib doorasho maanta ka dhacday magaalada Jowhar. Cali Cabdullaahi Guudlaawe oo ka socday xisbiga madaxweyne Xasan…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Ethiopia’s Sea Access Pursuit Is an Existential Issue, While Reliable Transport Corridors Hold Wider African Significance, PM Abiy Says↗
Addis Ababa, October 24, 2026 (FMC) — For a country of more than 130 million people, access to the sea is inseparable from long-term security, sovereignty and the prospects of future generations, Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed said,…
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News6 days ago Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya oo ka badbaaday mooshin kalsooni kala noqosho ah↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta cod u qaaday mooshin kalsooni kala noqosho ah oo laga keenay Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka, Dr. Cali Xaaji, kaas oo ugu…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. DF oo guluf ciidan ka bilowday gobolka Bakool↗
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa la sheegay inay guluf dagaal iyo abaabul ciidan ka bilowday gobolka Bakool, iyadoo ciidamo badan lagu diyaariyey magaalada Xudur, kuwaas oo la sheegay inay diyaar u yihiin hawlgallo ka dhan ah…
Read at Jowhar ↗Headline and extract © Jowhar — reproduced for reference, full article at the publisher. Wasiirka caafimaadka oo ka badbaaday mooshinkii BF + Video↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya, Mudane Cali Xaaji Aadan ayaa maanta ka badbaaday mooshin xilka qaadis ah oo maanta la horgeeyay Golaha Shacabka, kaas oo loo qaaday cod-gacan taag ah. Mooshinka oo…
Farmaajo oo yimid iyo Wada-hadallo u bilaabanaya DF iyo Mucaaradka↗
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa maanta oo Jimco ah dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, xilli ay soo baxayaan warar sheegaya in beesha caalamku ay qorsheynayso wada-hadallo siyaasadeed oo lagu…
Read at Jowhar ↗Headline and extract © Jowhar — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News6 days ago Dagaal ka dhex qarxay Soomaalida iyo Oromada Itoobiya oo sababay dhimasho iyo barakac↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Ugu yaraan sagaal qof ayaa la sheegay inay ku dhinteen isku dhacyo u dhexeeya bulshooyinka Oromada iyo Soomaalida ee magaalada Moyale ee ku taalla xadka deegaanka Soomaalida Itoobiya ka…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. DEG DEG: Cali Guudlaawe oo dib loogu doortay Madaxweynaha HirShabelle↗
Jowhar (Caasimada Online) – Madaxweyne Cali Cabdullahi Xuseen (Guudlaawe) ayaa mar kale dib loogu doortay hoggaamiyaha cusub ee maamul-goboleedka HirShabelle, kadib doorasho maanta ka dhacday magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha…