Skip to content
Breaking News

Aggregated

The Wire

3858 headlines · 42 sources · updated 43 minutes ago

What the rest of the world is publishing about the Horn of Africa — and what the Horn's own newsrooms are publishing about everywhere else.

These are headlines published by other newsrooms, not Hornafrika reporting. We show the headline, a short extract and a link; the full article stays with the publisher who wrote it, and copyright in each headline and extract remains with that publisher. How the wire works

ScopeHorn of AfricaWorldHeadlines naming Somalia, Ethiopia, Djibouti or Eritrea.
Caasimada OnlineRegionalSomaliJamaal Maxamed14 Oct 2026

Fal-celin aan caadi ahayn oo ka dhalatay go’aanka golaha wasiirrada ee dastuurka

Muqdisho (Caasimada Online) – Falcelin aan caadi ahayn ayaa ka dhalatay tallaabadii ay xalay qaadeen golaha wasiirrada Soomaaliya, kadib markii ay ansixiyeen qaraar cusub oo lagu dardargelinayo dhaqan-gelinta Dastuurka dalka, kaas oo…

Read at Caasimada Online ↗Headline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
La NationRegionalFrenchState-affiliatedMahad14 Oct 2026

Athlétisme : à Damerjog, la relève prend le départ

La Fédération djiboutienne d’athlétisme a lancé hier à Damerjog une opération de détection des jeunes talents, à travers une course sur route de quatre kilomètres. Une initiative destinée à repérer les futurs espoirs de la discipline et à…

Read at La Nation ↗Headline and extract © La Nation — reproduced for reference, full article at the publisher.
La NationRegionalFrenchState-affiliatedMahad14 Oct 2026

Financement climatique : Djibouti affine ses priorités et renforce ses dispositifs d’alerte précoce

Face à l’intensification des risques climatiques et à la nécessité de mobiliser des financements à la hauteur de ses ambitions, Djibouti entend renforcer ses capacités d’anticipation et structurer davantage son portefeuille de projets.…

Read at La Nation ↗Headline and extract © La Nation — reproduced for reference, full article at the publisher.
Fana BroadcastingRegionalState-affiliatedMesafint Brlie14 Oct 2026

Freed from TPLF Oppression, Tigray Residents Support Federal Efforts to Restore Peace, Services and Dignity

Addis Ababa, October 14, 2026 (FMC) — The federal government is moving swiftly to respond to public demands in the Tigray Region, restoring essential services, delivering emergency humanitarian assistance and advancing peace efforts as…

Read at Fana Broadcasting ↗Headline and extract © Fana Broadcasting — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News14 Oct 2026

Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay Qaraarka Taabbo-gelinta Dastuurka, Guddi Laba Bilood Gudahood ku Diyaarinaya Xeerka Dhismaha Xukuumadda

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa caawa yeeshay shir aan caadi ahayn oo looga hadlay fulinta iyo taabbo-gelinta Dastuurka dalka, kaas oo lagu ansixiyay qaraar la…

Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News14 Oct 2026

Taliyihii Nabad Sugidda Waliyow Cadde ee xilka laga qaaday oo la xiray, saraakiil kale oo iyaguna xabsiga la dhigay

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Warar laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Caana Boore, oo ahaa taliyihii Nabad Sugidda qaybta Waliyow Cadde ee shalay xilka laga qaaday, la xiray, iyadoo la sheegay in tinti laga…

Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News14 Oct 2026

Larry André oo weerar afka ah ku qaaday dowladda Xasan Sheekh, kana digay dagaalka Baydhabo iyo xaaladda bani’aadannimo

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Danjirihii hore ee Mareykanka u qaabilsanaa Soomaaliya, Larry André Jr., ayaa si adag uga hadlay xaaladda siyaasadeed iyo amni ee Soomaaliya, gaar ahaan dagaallada ka dhacay magaalada…

Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan14 Oct 2026

Golaha wasiirada oo go’aan cusub ka gaaray dhaqan-gelinta dastuurka cusub

Muqdisho (Caasimada Online) – Golaha Wasiirrada Soomaaliya ayaa xalay ansixiyey qaraar cusub oo lagu dardargelinayo dhaqan-gelinta Dastuurka dalka, kaas oo dhigaya in hay’adaha dowladda ay waafajiyaan shaqadooda qodobbada dastuuriga ah,…

Read at Caasimada Online ↗Headline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.