Skip to content
Breaking News

Aggregated

The Wire

3874 headlines · 42 sources · updated 39 minutes ago

What the rest of the world is publishing about the Horn of Africa — and what the Horn's own newsrooms are publishing about everywhere else.

These are headlines published by other newsrooms, not Hornafrika reporting. We show the headline, a short extract and a link; the full article stays with the publisher who wrote it, and copyright in each headline and extract remains with that publisher. How the wire works

ScopeHorn of AfricaWorldHeadlines naming Somalia, Ethiopia, Djibouti or Eritrea.
Caasimada OnlineRegionalSomaliJamaal Maxamed11 Oct 2026

Falcelin xooggan oo ka dhalatay xiisadda ka dhex-qaraxday Shariif iyo DF

Muqdisho (Caasimada Online) – Falcelin xooggan iyo hadal-heyn ayaa ka dhalatay xiisadda cusub ee ka dhex-qaraxday Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo madaxweynihii hore ee dowladdii ku-meel-gaarka ahayd, Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed,…

Read at Caasimada Online ↗Headline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News11 Oct 2026

Xiisadda Siyaasadeed iyo Amni ee Muqdisho oo Korortay, Ciidamo Aan tegi karin Aadan Yabaalna Dood Dhaliyay

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Dadka ku nool magaalada Muqdisho ayaa walaac iyo su’aalo ka muujinaya dhaq-dhaqaaqyada ciidamada kuwaa oo aan tagi karin degmada Aadan Yabaal, ee dib loogu soo celiyay caasimadda, xilli ay…

Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Somali DispatchRegionaladmin11 Oct 2026

Former Somalia Foreign Minister Says Some Countries May Reconsider Recognition of the Mogadishu Government

MOGADISHU — Former Somali Foreign Minister Abdisaid Muse Ali has claimed that several countries may be considering withdrawing recognition of Somalia’s Federal Government, raising questions about the country’s political legitimacy and the…

Read at Somali Dispatch ↗Headline and extract © Somali Dispatch — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News11 Oct 2026

Sharciga Caalamiga ah iyo Suurtagalnimada in Dalal Kala Noqdaan Aqoonsiga Dowladda Federaalka Soomaaliya

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa sheegay in dalal dhowr ah ay diyaar u yihiin inay aqoonsiga kala noqdaan Dowladda Federaalka Soomaaliya, isagoo…

Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliJamaal Maxamed11 Oct 2026

Sawirro: NISA oo caddeymo soo bandhigtay kadib markii ciidamada Shariif…

Muqdisho (Caasimada Online) – Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) oo warsaxaafadeed soo saartay ayaa faah-faahin ka bixisay dhaq-dhaqaaqyo hubeysan oo maalmihii ugu dambeeyay laga dareemay magaalada Muqdisho, kuwaas oo u…

Read at Caasimada Online ↗Headline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
JowharRegionaladen11 Oct 2026

Hay’ada NISA oo ka hadashay xiisad ka taagan Muqdisho

War qoraal ah oo ka soo baxay Taliska NISA ayaa waxaa looga hadlay xiisadda ka taagan nawaaxiga guriga uu Muqdisho ka degan yahay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed. War Saxaafadeed ka soo baxay Hay’adda NISA ayaa…

Read at Jowhar ↗Headline and extract © Jowhar — reproduced for reference, full article at the publisher.
Goobjoog EnglishRegionalTomno Dominic11 Oct 2026

NISA Accuses Armed Men Linked to Former President Sharif of Threatening Mogadishu Security

GOOBJOOG NEWS | MOGADISHU: Somalia’s National Intelligence and Security Agency (NISA) has accused armed men it says are loyal to former President Sharif Sheikh Ahmed of attacking and obstructing security personnel in Mogadishu, raising…

Read at Goobjoog English ↗Headline and extract © Goobjoog English — reproduced for reference, full article at the publisher.