Trump oo Xuutiyiinta Yemen ku eedeeyey inay si xun ula dhaqmayaan Riyadh.↗
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa dhaliilay dhaqdhaqaaqa Xuutiyiinta Yemen, kaddib weerarro isdaba joog ah oo lala…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Ilhaan Cumar oo ka jawaabtey baaritaanka lagu sameeyey gurigeeda Washington.↗
Xildhibaanadda Aqalka Wakiillada Mareykanka ee asal ahaan Soomaalida ah, Ilhaan Cumar, ayaa ka hadashay baaritaan ay…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Booliska Maraykanka oo baaritaan ku sameeyey guriga xildhibaan Ilhaan Cumar.↗
Ciidamada baarista amniga gudaha Maraykanka ee loo yaqaan (Homeland Security Investigations) ayaa 12-ka Oktoobar 2026, baaritaan…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Sucuudiga oo weeraro cusub la kulmay & wararkii ugu dambeeyey ee Bariga Dhexe.↗
Dowladda Iran ayaa sheegtay in Maraykanku aqbalay qaar ka mid ah toddobada shuruudood ee ay Tehran…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Xuutiyiinta Yemen oo weerar dhimasho & dhaawac sababay ku qaaday garoonka diyaaradaha Riyaad.↗
Ugu yaraan 12 qof ayaa ku dhintay, halka 309 kale ay ku dhaawacmeen weerar Sabtidii lagu…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Putin oo Trump u gudbiyay shuruudaha Iran ee lagu soo afjarayo dagaalka↗
Moscow — Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump u gudbiyay mowqifka Iran ee ku aaddan shuruudaha lagu soo afjari karo dagaalka, sida uu sheegay Aqalka Kremlin-ka.
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Mareykanka oo cunaqabateyn ku soo rogay Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah↗
Maamulka Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Jimcihii cunaqabateyn ku soo rogay Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah (ICC), saacado uun kaddib markii garsoore hore oo ka tirsanaa maxkamadda, Navanethem “Navi” Pillay, lagu dhawaaqay inay…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Isbahaysiga Sacuudiga oo duqeymo ku qaaday bartilmaameedyo ay Xuutiyiintu isticmaalaan↗
Isbahaysiga uu hoggaamiyo Sacuudi Carabiya ee dagaalka Yemen ayaa qaaday duqeymo lagu burburiyay bartilmaameedyo ay isticmaali jireen Xuutiyiinta, sida uu sheegay afhayeen u hadlay isbahaysiga Jimcihii.
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Koonfur Afrika oo hakisay awaamiir cusub oo ku saabsan codsiyada magangelyada kaddib rabshado↗
Koonfur Afrika ayaa hakisay awaamiir cusub oo ku saabsan habka loo maareynayo codsiyada magangelyada, kaddib markii rabshado ay ka dhaceen magaalooyinka Johannesburg iyo Durban.
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Donald Trump oo qorshaynaya duullaan cusub oo ka dhan ah Iiraan.↗
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump oo kaashanaya Pentagon-ka Maraykanka ayaa bilaabay diyaarinta qorshayaal ku saabsan weerarro milatari…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Abwaan Cabdirashiid oo ka hadlay hadal-haynta khilaafka kala dhexeeya Madaxweyne Firdhiye.↗
Madaxweyne ku-xigeenka maamulka Waqooyi Bari, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil (Abwaan), ayaa farriin uu soo dhigay barihiisa bulshada…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Lionel Messi oo 208 kulan kadib macasalaameeyey xulka qaranka Argentina.↗
Lionel Messi ayaa si qiiro leh u soo xiray 21 sano oo uu ka tirsanaa xulka…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Turkiga, Sucuudiga & Pakistan oo jawaab midaysan ka bixinaya duulaanka Xuutiyiinta Yemen.↗
Xiisadda dagaal ee dagalka Yemen ayaa sii xoogaysatey xilli ciidamada dowladda Yemen ay sheegeen inay horumar…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Ganacsade u dhashay dalka Sudan oo lagu diley deegaanka Dahabka laga qoto ee Milxo.↗
Ganacsade u dhashay dalka Suudaan oo lagu magacaabi jiray Cabdalle Suudaani ayaa lagu dilay deegaanka Milxo…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Markab shidaal oo lagu weeraray xeebaha dalka dalka Cumaan.↗
Hay’adda Hawlgallada Ganacsiga Badda ee UK (UKMTO) ayaa sheegtay aroortii Sabtida in markab shidaal lagu dhuftay…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Maraykanka oo kordhiyey tirada Soomaalida ee laga masaafurinayo dalkiisa.↗
Tirada Soomaalida kunool dalka Maraykanka gaar ahaan gobolka Minnesota ee lagu amray inay ka baxaan dalkaasi…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Imaaraadka oo cambaareeyay dilka iyo dhaawaca shaqaalihii markabka MT Honour 25↗
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa si adag u cambaareysay dhacdadii ay kooxaha burcad-badeeddu dil iyo dhaawac ugu…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Madaxda Afrika oo dhagax-dhig u sameeyay warshad sifaysa shidaal oo $16 bilyan ah oo laga dhisayo Lamu↗
Madaxda Afrika ayaa Arbacadii dhagax-dhig u sameeyay warshad cusub oo sifaysa shidaalka, taas oo ku kacaysa ku dhowaad $16 bilyan (€14 bilyan), lagana dhisayo xeebaha Kenya.
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Maraykanka oo si rasmi ah u soo gabagabeeyay howlgalkii Ciraaq↗
Dowladda Mareykanka ayaa Arbacadii sheegtay inay “si rasmi ah u soo gabagabeysay” howlgalkii milatari ee ka dhanka ahaa kooxaha xagjirka ah ee Ciraaq, kadib markii ciidamadeeda ay ka baxeen saldhigga diyaaradaha ee Erbil, oo ku yaalla…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Diyaarad flydubai ah oo ku wajahneyd Tel Aviv oo loo weeciyay Sacuudiga kadib rabshad ka dhacday qolkii duuliyayaasha↗
Diyaarad ay leedahay shirkadda flydubai oo ka duushay Dubai kuna sii jeeday Tel Aviv ayaa Arbacadii si degdeg ah ugu degtay Sacuudiga, kadib markii uu dagaal ka dhex qarxay qolkii duuliyayaasha. Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Shaqaalihii markabka MT Eurek oo lagu wareejiyey maamulka degmada Bandar-bayla.↗
Shaqaalihii markabka MT Eureka ayaa gelinkii hore ee maanta laga dejiyey degmada Bandar-beyla ee gobolka Karkaar,…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Netanyahu oo si qarsoodi ah Abu Dhabi ula kulmay madaxweynaha Imaaraadka↗
Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa Axaddii kulan qarsoodi ah kula yeeshay magaalada Abu Dhabi madaxweynaha Isutagga Imaaraadka Carabta (UAE), Sheekh Maxamed bin Zayed Al Nahyan, sida ay labada dowladood xaqiijiyeen…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. UK: Shan Nin oo Lagu Xiray nawaaxiga Saldhigga RAF Fairford, Iyadoo Looga Shakisan Yahay “Argagixisanimo”↗
Booliiska Britain ayaa xiray shan nin oo lagu qabtay meel u dhow saldhigga ciidamada cirka ee RAF Fairford, kaas oo ay isticmaalaan ciidamada Mareykanka, iyadoo looga shakisan yahay dambiyo la xiriira “argagixisanimo”.
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Yemen: Xuutiyiinta oo Sheegay in Duqeymo Sacuudiga Lagu Dilay Dad ku sugnaa Suuqa Taiz↗
Kooxda Xuutiyiinta Yemen ayaa Axaddii ku eedeysay Ciidamada Cirka Sacuudiga inay duqeeyeen goob ganacsi oo ku dhow suuqa dhexe ee magaalada Taiz, iyadoo sheegtay in ugu yaraan toddobo qof lagu dilay, tobannaan kalena lagu dhaawacay.
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Xogta furashada markabka MTT-SIBU 1 iyo sheegashada kooxda Ciraaqiyiinta.↗
Qaar kamid ah warbaahinta Carabta ayaa baahiyey in rag ka soo jeeda mid kamid ah qabaa’illada…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Sirdoonka Maraykanka oo shaaciyey in Sucuudigu ku fekerayo qorshe aan farxadgelin Washington.↗
Warbixin sirdoon oo loo gudbiyey Aqalka Kongareeska Mareykanka ayaa lagu sheegay in Sacuudi Carabiya ay ka…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Colombia oo xiriirka diblumaasiyadeed u jartay dowladda Iran.↗
Dowladda Colombia ayaa si rasmi ah u jartay xiriirkii diblomaasiyadeed ee ay la lahayd Iran, iyadoo…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Macluumaad ku saabsan shirka golaha guud ee QM uga furmay New York.↗
Shirka Meertada 81-aad ee Golaha Qaramada Midoobay ayaa ka furmay xarunta Qaramada Midoobay ee magaalada New…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Shirka Guud ee Qaramada Midoobey oo furmay xilli Guterres oo farriin u diray caalamka.↗
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Antonio Guterres, oo ka hadlay furitaanka shirka golaha guud ee Qaramada…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Trump oo daqiiqado ka hor baajiyey duqeymo lagu qaadi lahaa Xuutiyiinta Yemen↗
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa go’aansaday in Mareykanku uusan xilligan fulin duqeymo toos ah oo ka…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher.