Ciidamada Deegaanka Biyamaal oo la wareegay dhulal lagu muransan yahay
WhatsApp Facebook Twitter LinkedIn Email Print Wararka laga helayo gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in ciidamada deegaanka Biyamaal ay la wareegeen dhulal iyo deegaano ay dhowaan ka dhaceen dhacdooyin la xiriira muran dhuleed iyo…