Shacabka Suuriya oo bilaabay dibadbaxyo ka dhan ah kororka qiimaha shidalka.↗
Dibadbaxyo waaweyn ayaa ka dhacay qaybo kamid ah dalka Suuriya, kaddib markii dowladda ay si weyn…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Xog ku saabsan deegaamada ay qabsadeen Xuutiyiinta Yeman & muhiimaddooda.↗
Xuutiyiinta Yemen ayaa qaaday duullaan cusub oo ay ku ballaarinayaan gacan-ku-hayntooda qaybo ka mid ah dalka,…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Netanyahu oo ku dhawaaqay in qorshihiisu yahay in meesha laga saaro dowladda Iiraan.↗
Raysal Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa sheegay in dalkiisu uu “aad ugu dhow yahay” inuu meesha…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Qiimaha shidaalka oo kor u kacay iyadoo xiisadda Bariga Dhexe sii xoogeysanayso↗
Qiimaha saliidda cayriin ayaa mar kale dhaafay 100 doollar halkii foosto, iyadoo colaadda ka taagan Bariga Dhexe ay khatar gelinayso silsiladaha sahayda shidaalka, isla markaana cadaadis ku keenayso kaydka caalamiga ah.
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Qarax ka dhacay Kaydka hub Suuriya oo ay ku dhinteen ugu yaraan 14 qof↗
Qarax ayaa ka dhacay meel u dhow magaalada Sarmada ee gobolka Idlib, waqooyi-galbeed Suuriya.
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. 𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐥𝐚 𝐤𝐮𝐥𝐦𝐚𝐲 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐚𝐫𝐞 𝐞𝐞 𝐀𝐤𝐚𝐝𝐞𝐞𝐦𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐇𝐨𝐠𝐠𝐚𝐚𝐦𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧.↗
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ah Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa shir muhiim ah la qaatay…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Dagaallo Culus oo u Dhaxeeya Xuutiyiinta iyo Ciidamada uu Taageero Sacuudiga↗
Dagaallo culus ayaa ka socda Yemen, iyadoo ciidamada daacadda u ah dowladda dalka ee caalamku aqoonsan yahay ay qaadeen weerarro rogaal-celin ah oo ka dhan ah fallaagada Xuutiyiinta.
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Sacuudi Carabiya oo ka hadashay weerarkii xarumahooda tamarta↗
Xarumo iyo goobo dhowr ah oo ka tirsan waaxda tamarta ee ku yaalla gobollada koonfureed ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa la duqeeyey subaxnimadii Talaadada, sida ay sheegeen ilo rasmi ah oo ka tirsan Wasaaradda Tamarta Sacuudiga.
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. UK oo ku dhawaaqaysa xayiraad ganacsi oo lagu soo rogo badeecooyinka laga keeno dhulka Israa’iil xooga ku heysato↗
Boqortooyada Midowday ayaa Talaadada ku dhawaaqi doonta xayiraad ganacsi oo lagu soo rogo badeecooyinka lagu soo saaro deegaannada Israa’iil ee ku yaalla Daanta Galbeed ee la haysto, sida uu xaqiijiyay wasiir sare oo ka tirsan dowladda,…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Warbixin: Alshabaab ka barbar dagaalamaysa Xuutiyiinta oo lagu diley dalka Yemen.↗
War cusub oo walaac ku abuuray amniga gobolka ayaa ka soo baxay Yemen, kaddib markii ciidamada…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Indonesia oo wajahdey Foolkaano kor u kacday in ka badan 15KM.↗
Dalka Indonesia ayaa wajahaya mid ka mid ah dhacdooyinkii foolkaane ee ugu waaweynaa ee maalmihii u…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Ruushka oo ku dhawaaqay hakinta weerarrada muddo 72 saacadood ah, xilli wada-hadallada Ukraine ay socdaan↗
Ruushka ayaa sheegay inuu muddo saddex maalmood ah hakad gelinayo weerarrada ka dhanka ah Kyiv, xilli ay socdaan dadaallo nabadeed oo ay hoggaaminayaan ergayada Maraykanka Steve Witkoff iyo Jared Kushner.
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Dagaallada Yemen oo Sabtidii lagu dilay in ka badan 60 qof↗
In ka badan 60 qof ayaa ku dhintay dagaallo Sabtidii dhex maray ciidamada dowladda Yemen ee caalamku aqoonsan yahay iyo xoogagga Xuutiyiinta, sida ay sheegeen ilo militari oo Yemen ah.
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Egypt and China say Red Sea security should remain responsibility of littoral states↗
Egypt and China have said the security and governance of the Red Sea should remain primarily the responsibility of countries bordering the strategic waterway.
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Sagal Cabdi-Waali oo loo saadaalinayo musharraxa Labour ee kursigii Keir Starmer↗
Sagal Cabdi-Waali, oo ah hoggaamiyaha Golaha Camden ee waqooyiga London, ayaa si weyn loogu saadaalinayaa inay…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Xuutiyiinta Yemen oo hub casri ah & raadaaro ku taageeraya Alshabaaab.↗
Taliyaha Ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM), Jeneraal Dagvin Anderson, ayaa sheegay in Xuutiyiinta Yemen ay qorsheynayaan…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Shirkadda Golis oo Macaabiisheeda u soo bandhigtay Adeegyo La jaanqaadaya Baahidooda.↗
Shirkadda Isgaadhsiinta ee Golis ayaa macaamiisheeda mar walba u soo bandhigta adeegyo kala duwan oo ay…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Hub culus & qaraxyo laga maqlay garoonka diyaaradaha Niger ee Niamey.↗
Rasaas culus iyo qaraxyo xooggan ayaa aroornimadii Sabtida, laga maqlay qaybo badan oo ka mid ah…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Wararkii ugu dambeeyey ee khasaaraha masiibada ku dhufatay dalka Nepal.↗
Daadad xooggan iyo dhul-go’ ayaa ka dhacay waqooyiga Nepal, gaar ahaan dhulka ku dhow xadka Tibet…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. In ka badan 160 qof oo ku dhintay daadad iyo dhul-go’ ka dhacay Nepal.↗
In ka badan 160 qof ayaa la sheegay inay ku dhinteen Nepal, halka boqolaal kale oo…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Erdogan oo beeniyey in dalkiisu dano qarsoon ka leeyahay wadamada uu teegeerada siiyo.↗
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ka hadlay siyaasadda dalkiisa ee ku wajahan dalalka uu Turkigu…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Maraykanka oo liiska dalalka argagixisada taageera ka saaray dowladda Suuriya.↗
Xukuumadda Donald Trump ayaa dowladda Suuriya si rasmi ah uga saartay liiska dalalka taageera argagixisada, kaddib…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Ciidamada ammaanka iyo shacab ku dagaalamay degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir.↗
Xaalad kacsanaan ah ayaa maanta ka taagan degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir, gaar ahaan xaafadda Tookiyo,…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. QM oo cambaaraysay weerarada ka dhanka ah booliska Marinka Gaza.↗
Xafiiska Xuquuqda Aadanaha ee Qaramada Midoobay ee dhulka Falastiin ee la haysto ayaa sheegay in dilalkii…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Iiraan oo sheegtay in cunaqabataynta cusub ee Maraykanku ay khatar ku tahay dhaqaalaha caalamka↗
Tehran — Iiraan ayaa cambaareysay qorshaha Maraykanka ee lagu soo rogi doono cunaqabatayn dhaqaale oo cusub, iyadoo ku tilmaantay tallaabadaasi mid “sharci-darro ah oo bani’aadantinimada ka baxsan”.
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Duqeymo madaafiic oo Israa’iil ka geysatay koonfurta Lubnaan↗
Duqeymo madaafiic oo isdaba-joog ah ayey saaka Israa’iil ka fulisay duleedka magaalada Mayfadoun, oo ku dhow Zawtar al-Sharqiyah, ee koonfurta Lubnaan, sida ay sheegtay Wakaaladda Wararka Qaranka ee Lubnaan (NNA).
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Xiisad ka dhalatay duqaymihii Suuriya oo ka dhex aloosan Turkiga & Israa’iil.↗
Xiisadda u dhexeysa Israa’iil, Suuriya iyo Turkiga ayaa sii xoogeysaneysa, kadib weerar culus oo lagu qaaday…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Kenya: Shil diyaarad helikopter ah oo ay ku dhinteen 7 qof, oo uu ku jiro madaxa sirdoonka Ecuador↗
Lix rakaab ah — shan muwaadiniin Maraykan ah iyo madaxa sirdoonka Ecuador — iyo duuliyihii diyaaradda ayaa dhammaantood ku dhintay shil ka dhacay meel fog oo ka tirsan Kenya Arbacadii.
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Trump oo sheegay in Iran ku guuldarraysatay ujeedkeedii xiritaanka Hormuz.↗
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa mar kale sheegay in Marinka Hormuz uu furan yahay, xilli xiisadda…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Imaaraadka Carabta oo xayiraad ganacsi oo aan waqti loo cayimin ku soo rogay Iran↗
Imaaraadka Carabta ayaa Iran ku soo rogay xayiraad ganacsi oo aan waqti loo cayimin, kaddib markii ay ku eedeyeen inay laba gantaal oo ballistic ah ku soo ridday dalka. Iran ayaa si adag u beenisay eedda, iyadoo soo jeedisay in dhacdadu…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher.