Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland↗
Boris Johnson oo cambaareeyay weerarka lagu qaaday tareen ku dhow xadka Poland Ra’iisul wasaarihii hore ee Britain, Boris Johnson, ayaa cambaareeyay weerar diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Ruushka lagu qaaday tareen rakaab oo ku sugnaa…
Read at Radio Dalsan ↗Headline and extract © Radio Dalsan — reproduced for reference, full article at the publisher. Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni↗
Hoos u Dhaca Maalgelinta Caalamiga ah oo Afrika Ku Riixaya Inay Dib u Qaabayso Hawlgallada Nabadda Hoos u dhaca maalgelinta caalamiga ah iyo tirada ciidamada nabad ilaalinta ayaa Afrika ku qasbaya inay dib uga fikirto sida ay uga jawaabto…
Read at Radio Dalsan ↗Headline and extract © Radio Dalsan — reproduced for reference, full article at the publisher. Daniel and the Two Mothers: The Truth Behind the Story↗
Daniel’s Choice After 17 Years: His Adoptive Mother or Biological Mother? A viral story circulating on social media claims that a young man named Daniel faced an emotional choice between his biological mother, Isabella, and the woman who…
Read at Radio Dalsan ↗Headline and extract © Radio Dalsan — reproduced for reference, full article at the publisher. Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada↗
Sheekada Daniel iyo Labada Hooyo: Maxaa Xaqiiqo Ah, Maxaase Aan La Xaqiijin? Qoraal si weyn loogu faafinayo baraha bulshada ayaa sheegaya in wiil lagu magacaabo Daniel uu maxkamad dhexdeeda ku doortay haweeneydii soo korisay, halkii uu ka…
Read at Radio Dalsan ↗Headline and extract © Radio Dalsan — reproduced for reference, full article at the publisher. Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.↗
Dhaqan cusub oo baraha bulshada, gaar ahaan TikTok, ku faafaya ayaa qaar ka mid ah ragga ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo carfiska si ay u xoojiyaan waxa ay ugu yeeraan “pheromone maxxing” fikrad ku dhisan in urta…
Read at Radio Dalsan ↗Headline and extract © Radio Dalsan — reproduced for reference, full article at the publisher. Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay↗
Maxkamad ku taalla magaalada The Hague ee dalka Netherlands ayaa 28-kii Agoosto 2026 xabsi daa’im ku xukuntay nin 66 jir ah oo lagu magacaabo Eugène N. , kaddib markii lagu helay dambiyo dagaal iyo xasuuq oo la xiriira dilkii kumannaan…
Read at Radio Dalsan ↗Headline and extract © Radio Dalsan — reproduced for reference, full article at the publisher. Christian Wins Umrah Trip for Muslim Neighbour↗
In Egypt, a Christian man has given away a free Umrah trip he won in an online Quran competition. He handed the prize to his Muslim neighbour of more than twenty years. Mina entered the contest himself after watching his neighbour, known…
Read at Radio Dalsan ↗Headline and extract © Radio Dalsan — reproduced for reference, full article at the publisher. Khutbaddii Jumcaha Oo Isu Beddeshay Geeri Lama Filaan Ah↗
Imaam Marooko ah oo ku dhintay Mimbarka isagoo Khutbadda Jumcaha dhex marinaya Imaam ka tirsan Masjidka Umar Ibn Al-Khattab ee dalka Morocco ayaa ku dhintay isagoo khutbaddii Jumcaha dhex marinaya, ka dib markii uu ku sugnayd mimbarka,…
Read at Radio Dalsan ↗Headline and extract © Radio Dalsan — reproduced for reference, full article at the publisher. Ilkaha oo ka mid ah qaybaha ugu adag ee jidhka bini’aadamka↗
Ilkaha waxay ka mid yihiin qaybaha ugu adag ee jidhka bini’aadamka, waxayna awood u leeyihiin inay sii jiraan muddo aad u dheer ka dib marka ay dhinto qofka, taasoo ka dhigaysa kuwo muhiim u ah cilmi-baarista qadiimiga iyo cilmiga…
Read at Radio Dalsan ↗Headline and extract © Radio Dalsan — reproduced for reference, full article at the publisher. Robots humanoid ah oo loo adeegsan karo ilaalinta xuduudda↗
Shirkad Mareykan ah oo soo saarta robots-ka humanoid-ka ah ayaa sheegtay in robot-keeda Phantom mustaqbalka loo adeegsan karo ilaalinta iyo sahminta xuduudda koonfureed ee Mareykanka, gaar ahaan dhulalka adag ee ay ku adkaan karto in ay…
Read at Radio Dalsan ↗Headline and extract © Radio Dalsan — reproduced for reference, full article at the publisher. mamulaha school ka Oo Ardayda Lacag Ku Siinaya Xaadirista Dugsiga hoose& sare↗
Detroit oo ardayda lacag siinaya xaadirista dugsiga Dugsiyada Dadweynaha Detroit ayaa sanad dugsiyeedka 2026-27 ballaariyay barnaamijka dhiirrigelinta xaadirista, iyadoo ardayda dugsiyada sare loo siinayo $100 toddobaad kasta oo ay si…
Read at Radio Dalsan ↗Headline and extract © Radio Dalsan — reproduced for reference, full article at the publisher. Pregnancy Can Temporarily Reshape a Mother’s Brain↗
Pregnancy does more than change a woman’s body. New research shows that it can also temporarily reshape the brain, with MRI scans revealing widespread changes during pregnancy and in the months following childbirth. Scientists say these…
Read at Radio Dalsan ↗Headline and extract © Radio Dalsan — reproduced for reference, full article at the publisher. Uurku wuxuu si ku meel gaar ah u beddelaa maskaxda hooyada↗
Cilmi-baarisyo cusub ayaa muujinaya in uurku aanu ku koobnayn isbeddellada muuqda ee jirka haweeneyda, balse uu sidoo kale si weyn u beddeli karo qaab-dhismeedka maskaxda inta lagu jiro uurka iyo bilaha ka dambeeya dhalmada.…
Read at Radio Dalsan ↗Headline and extract © Radio Dalsan — reproduced for reference, full article at the publisher. Jaamacad Maraykan Ah Oo Mamnuucday Durag, Bonnado Iyo Kabaha somalida↗
Jaamacadda Tuskegee oo soo rogtay xeer cusub oo labiska ardayda Jaamacadda Tuskegee University ee dalka Maraykanka ayaa soo rogtay xeer cusub oo ku saabsan labiska ardayda, iyadoo mamnuucay in ardaydu soo galaan fasallada iyo hoolalka…
Read at Radio Dalsan ↗Headline and extract © Radio Dalsan — reproduced for reference, full article at the publisher. Duq magaalo oo Mexico ah oo “guursaday” yaxaas si loo raadiyo barwaaqo↗
MEXICO — Inta badan aroosyadu waxay ku dhammaadaan laba qof oo is dhaarsada, balse magaalo yar oo ku taalla koonfurta Mexico ayaa sanad kasta martigelisa xaflad ka duwan kuwa kale. San Pedro Huamelula ee gobolka Oaxaca, duqa magaalada ayaa…
Read at Radio Dalsan ↗Headline and extract © Radio Dalsan — reproduced for reference, full article at the publisher. Haweeney Ruush ah oo 27 jeer uur qaaday, 69 carruur ah dhashay↗
Taariikhda waxaa ku xusan haweeney Ruush ah oo la sheegay inay 27 jeer uurtay, waxayna dhashay 69 carruur ah, taasoo ka dhigaysa tirada ugu badan ee carruurta ay hal haweeney dhasho taariikhda la duubay. Haweeneydan oo la aqoonsaday…
Read at Radio Dalsan ↗Headline and extract © Radio Dalsan — reproduced for reference, full article at the publisher. Texas teacher cries after high school students fail to write↗
Darius Williams, a teacher at Wheatley High School in Houston, Texas, has sparked a nationwide conversation after posting an emotional video of himself crying over his students’ struggles. Williams teaches 17- and 18-year-old seniors, many…
Read at Radio Dalsan ↗Headline and extract © Radio Dalsan — reproduced for reference, full article at the publisher. Macallin Texas ah oo ooyay ka dib markii ardayda sare ay wax qori wayeen↗
Darius Williams, oo ah macallin ku sugan Dugsiga Sare ee Wheatley ee Houston, ayaa noqday mid ay dadku ka hadlaan ka dib markii uu duubay isaga oo ooyaya, isagoo ka hadlaya sida ay u adag tahay in ardaydiisa 17 iyo 18 jirka ah ay la…
Read at Radio Dalsan ↗Headline and extract © Radio Dalsan — reproduced for reference, full article at the publisher. Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi↗
Saynisyahano ka socda Japan ayaa helay qaab cusub oo aan caadi ahayn oo lagu yareynayo weerarrada duqsigu ku qaadaan lo’da: rinjiyeynta lo’da iyadoo lagu sameeyo xariijimo madoow iyo caddaan oo u eg haramaha zebra. Tijaabadan yaabka leh…
Read at Radio Dalsan ↗Headline and extract © Radio Dalsan — reproduced for reference, full article at the publisher. Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin↗
Brian Mwenda Njagi, oo loo yaqaan “Mike Ross-ka Kenya”, ayaa la xiray bishii Oktoobar 2023 kadib markii la ogaaday inuu ku dhaqmayay xirfadda qareynnimo isagoon haysan wax shati ah ama tababar sharciyeed oo rasmi ah. Mwenda wuxuu dad badan…
Read at Radio Dalsan ↗Headline and extract © Radio Dalsan — reproduced for reference, full article at the publisher. Jeexjeexyada Maqaarka: Yaa Ku Dhaca, Ma La Daaweyn Karaa?↗
Jeexjeexyada maqaarka, oo caafimaad ahaan loo yaqaan striae, waa xarriiqo samaysma marka maqaarku si degdeg ah u kala baxo ama isu soo ururo. Inkastoo aysan inta badan khatar caafimaad ah ahayn, dadka qaar ayay ku abuuraan walaac dhinaca…
Read at Radio Dalsan ↗Headline and extract © Radio Dalsan — reproduced for reference, full article at the publisher. Sababta Arsenal iyo Manchester City looga saaray Wembley↗
Arsenal iyo Manchester City ayaa galabta isku wajahaya FA Community Shield 2026, balse kulankan dhaqanka ah ma ka dhacayo garoonkii caadiga ahaa ee Wembley. Taa beddelkeeda, ciyaarta ayaa lagu qaban doonaa Principality Stadium ee magaalada…
Read at Radio Dalsan ↗Headline and extract © Radio Dalsan — reproduced for reference, full article at the publisher. Meta Oo Wajahaysa Dacwad $1.4 Tirilyan Ah↗
Shirkadda Meta, oo ay leedahay Facebook iyo Instagram, ayaa toddobaadkan maxkamadda ku hor taagan 29 gobol oo Mareykanka ah kuwaas oo ku eedeeyay inay si ula kac ah uga dhigtay baraha Facebook iyo Instagram kuwo dhalinyarada ku dhejiya…
Read at Radio Dalsan ↗Headline and extract © Radio Dalsan — reproduced for reference, full article at the publisher. Trump sees law as obstacle to third term↗
US President Donald Trump said he would like to run for a third term as president of the United States, but acknowledged that the country’s constitution prevents him from doing so. Trump made the remarks at Andrews Air Force Base after a…
Read at Radio Dalsan ↗Headline and extract © Radio Dalsan — reproduced for reference, full article at the publisher. Trump Oo Sharciga U Arka Caqabad Ku Hortaagan Xil Saddexaad↗
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inuu jeclaan lahaa inuu mar saddexaad u tartamo madaxtinimada Mareykanka, balse uu qiray in sharciga dalka uu arrintaasi caqabad ku yahay. Trump ayaa hadalkan ka sheegay saldhigga ciidamada…
Read at Radio Dalsan ↗Headline and extract © Radio Dalsan — reproduced for reference, full article at the publisher. Trump oo si qarsoodi ah uga baxay Turkiga kadib hanjabaad Iran ah↗
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa bishii hore si qarsoodi ah uga baxay dalka Turkiga isagoo wata diyaarad milateri oo ka duwan Air Force One, kadib markii sirdoonka Maraykanku uu helay macluumaad ku saabsan hanjabaad dhimasho oo ka…
Read at Radio Dalsan ↗Headline and extract © Radio Dalsan — reproduced for reference, full article at the publisher. Albania Appoints World’s First AI Minister to Fight Corruption↗
Albania has appointed Diella, a virtual AI minister, to oversee all public procurement in a radical effort to eliminate corruption, making it the first country in the world to use artificial intelligence at a ministerial level. Prime…
Read at Radio Dalsan ↗Headline and extract © Radio Dalsan — reproduced for reference, full article at the publisher. Albania oo magacawday Wasiirka AI ee ugu horreeya adduunka↗
Ra’iisul Wasaaraha Albania, Edi Rama, ayaa magacaabay wasiirka ugu horreeya adduunka ee uu dhalay Artificial Intelligence (AI), kaas oo loo magacaabay Diella. Wasiirkan dhijitaalka ah ayaa loo xilsaaray inuu kormeero dhammaan howlaha…
Read at Radio Dalsan ↗Headline and extract © Radio Dalsan — reproduced for reference, full article at the publisher. Musk oo qorshe “waalli” ah uga hadlay warshadaha dayaxa↗
Elon Musk, oo ah madaxa shirkadda SpaceX, ayaa shaaca ka qaaday qorshe hammi leh oo lagu doonayo in dayaxa laga dhigo saldhig wax-soo-saar oo warshadeed, isagoo intii uu ka hadlayay wicitaankii ugu horreeyay ee dakhliga shirkadda tan iyo…
Read at Radio Dalsan ↗Headline and extract © Radio Dalsan — reproduced for reference, full article at the publisher. Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay↗
Safare Finnish ah oo lagu magacaabo Lukas Sjoman ayaa ku guulaystay inuu ku dhammeystiro safar dheer oo u dhexeeya Finland iyo Spain isagoo adeegsanaya doon uu ku dhisay oo ku shaqeysa tamarta qoraxda oo kaliya, iyada oo aan la adeegsan…
Read at Radio Dalsan ↗Headline and extract © Radio Dalsan — reproduced for reference, full article at the publisher.