E78. Nooca Doorasho ee Golaha Midnimada, Doodaha Dhinacyada & Doorka Beesha Caalamka
Bishii Luulyo, waxaa Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ka dhacay dhowr wareeg oo wada-hadallo heer farsamo ah oo ku saabsanaa arrimaha doorashooyinka. Beesha caalamka ayaa kulahayd door dhexdhexaadin. Dowladda Federaalka iyo saddex garab oo…
Read at Somali Public Agenda ↗Headline and extract © Somali Public Agenda — reproduced for reference, full article at the publisher.