Xiisadda Masar iyo Itoobiya – Shiinaha oo dhinac raacay↗
Qaahira (Caasimada Online) – Shiinaha ayaa si cad u taageeray xaqa Masar ay u leedahay ilaalinta ammaankeeda biyaha, xilli uu sii xoogeysanayo khilaafka muddada dheer kala dhexeeya Itoobiya ee ku saabsan biyaha webiga Niil iyo…
Abiy Ahmed oo billaabay in uu drone sameysto xilli uu weerar culus qorsheynayo↗
Addis Ababa (Caasimada Online) – Dowladda Itoobiya ayaa si weyn u ballaarisay awooddeeda diyaaradaha aan duuliyaha lahayn, iyadoo dalka gudihiisa ka hirgelisay laba warshadood oo soo saara drones-ka, halka khubaradu ay rumeysan yihiin in…
Israel backs Ethiopia’s Red Sea access push amid tensions↗
Addis Ababa (Somalia Today) — Israel has publicly backed Ethiopia’s push for access to the Red Sea, with its ambassador in Addis Ababa describing support for the effort as official Israeli policy and arguing that a stronger Ethiopian role…
Israa’iil oo ku biirtay damaca ay Itoobiya ku raadineyso BAD↗
Addis Ababa (Caasimada Online) — Dowladda Israel ayaa si cad u taageertay dadaalka Itoobiya ay ku dooneyso inay marin uga hesho Badda Cas, iyadoo safiirkeeda Addis Ababa uu sheegay in taageerada arrintan ay tahay siyaasad rasmi ah oo ay…
Qoysaska 10 Pakistani ah oo lagu haysto Soomaaliya oo ku hanjabay arrin yaab leh↗
Karachi (Caasimada Online) – Qoysaska 10 badmaax oo Pakistani ah oo muddo ka badan afar bilood ay burcad-badeed ku haystaan Soomaaliya ayaa bannaanbax ka dhigay magaalada Karachi, iyagoo dowladda Pakistan ka dalbaday inay degdeg u soo…
DF Soomaaliya oo shaacisay in hadda kadib ay Itoobiya kula dhaqmeyso Baaqii Ankara↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in Baaqii Ankara uu hadda yahay heshiiska hagaya xiriirka Soomaaliya iyo Itoobiya, iyadoo hoos u dhigtay muhiimadda doodda ku saabsan in heshiiskii is-afgarad ee Itoobiya iyo…
Somalia says Ankara Declaration now governs Ethiopia ties↗
Mogadishu (Somalia Today) — Somalia says the Ankara Declaration now governs its relations with Ethiopia, playing down questions over whether Addis Ababa’s disputed 2024 memorandum with Somaliland remains formally in force. State Minister…
Sawirro: Soomaaliya oo Addis Ababa ku guddoomisay shirkii ugu horeeyay ee…↗
Addis Ababa (Caasimada Online) – Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya, Danjire Jamaal Maxamed Xasan ayaa maanta guddoomiyey furitaanka shirkii ugu horreeyey ee Wasiirrada Ganacsiga ee dalalka ku mideysan hindisaha Geeska Afrika…
Somaliland oo wakiillo u dirtay Midowga Yurub, IGAD, Midowga Afrika iyo Itoobiya↗
Hargeysa (Caasimada Online) – Somaliland ayaa qaaday tallaabo cusub oo dhinaca diblomaasiyadda ah, iyadoo wakiillo cusub u magacawday inay maamulka ku metelaan Midowga Yurub, Midowga Afrika, Urur-goboleedka IGAD iyo Itoobiya. Magacaabistan…
DF Soomaaliya oo shaacisay in Itoobiya ay heli karto marin-badeed haddii…↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad) ayaa shaaciyay in Itoobiya ay heli karto marin la isku halayn karo oo ay badda uga soo…
Safiirkii Itoobiya ee Muqdisho ka tegay oo farriin cajiib ah soo diray↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Safiirkii Itoobiya ee Soomaaliya, Suleymaan Dedefo Woshe oo dhawaan soo gaba-gabeeyay howlihii diblomaasiyadeed ee uu ku joogay Muqdisho ayaa fariin ku saabsan xaaladda Soomaaliya u soo diray shacabka iyo…
Soomaaliya oo hoggaaminaysa shir Addis Ababa ka dhacaya oo muhiim ah↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Soomaaliya ayaa bishan hoggaaminaysa shir muhiim ah oo looga hadlayo ganacsiga iyo iskaashiga dhaqaale ee dalalka Geeska Afrika, kaas oo diiradda lagu saari doono sidii loo horumarin lahaa isku-xirka ganacsiga…
Talyaaniga oo shacab dabar go’aya – Maxaa dhacaya 2050?↗
Roma (Caasimada Online) – Tirada dadka ku nool Talyaaniga ayaa la filayaa inay hoos u dhacdo ku dhowaad afar milyan oo qof marka la gaaro 2050, arrintaas oo cadaadis weyn saari karta dhaqaalaha dalka iyo nidaamka daryeelka bulshada, sida…
Safiirka Itoobiya ee Soomaaliya oo Muqdisho ka baxay kadib markii…↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Safiirkii Itoobiya ee Soomaaliya, Suleymaan Dedefo Woshe ayaa ka baxay magaalada Muqdisho, isagoo dib ugu laabtay dalkiisa Itoobiya kadib muddo ku dhow hal sano oo uu ahaa wakiilka diblomaasiyadeed ee Addis…
Itoobiya oo qaaday tallaabo ka dhan ah lix shirkad oo ka dhisan Soomaaliya↗
Addis Ababa (Caasimada Online) – Bankiga Dhexe ee Itoobiya ayaa digniin ka soo saaray toddobo shirkadood oo xawaalado Soomaali ah, isaga oo sheegay in shirkadahaasi aysan haysan oggolaansho ay adeegyada lacag-dirista uga bixiyaan gudaha…
ITOOBIYA oo dood yaab leh u cuskanaysa doonisteeda marin-badeedka↗
Addis Ababa (Caasimada Online) – Dowladda Itoobiya ayaa faah-faahin ka bixiyay sababaha ay Itoobiya u raadineyso helitaanka marin-badeed, iyadoo sheegtay in arrintu aysan ku koobnayn baahida gaadiidka iyo ganacsiga. Xildhibaan Fethi Mahdi…
Abiy oo doonaya inuu Itoobiya ka noqdo madaxweyne awood leh – Sidee?↗
Addis Ababa (Caasimada Online) – Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed ayaa damacsan inuu noqdo madaxweynihii ugu horreeyay ee Itoobiya ee leh awood buuxda, taas oo qeyb ka ah qorshe ballaaran oo lagu doonayo in wax looga beddelo…
Afar dal oo safiirro cusub usoo diray Soomaaliya + Sawirro↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali (Dhaay) ayaa maanta ka guddoomay nuqullada waraaqaha aqoonsiga afar safiir oo cusub oo loo soo magacaabay Soomaaliya, kuwaas oo si…
Saddex dal oo qeyb ka noqon kara dagaalka cusub ee Tigray↗
Tigray (Somalia Today) — Xiisadihii ugu dambeeyay ee ka soo cusboonaaday gobolka Tigray ee Itoobiya, oo ay ka mid yihiin madaafiic culus iyo weerarro loo adeegsaday diyaaradaha aan duuliyaha lahayn, ayaa sii kordhiyay cabsida laga qabo in…
Safiirka Itoobiya oo ka tegaya Soomaaliya kadib markii…↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Safiirka Dowladda Federaalka Itoobiya u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, Danjire Suleymaan Dedefo Woshe ayaa haatan macsalaameynaya Soomaaliya, kaddib markii uu soo gabagaboobay muddo xileedkiisii…
Maxay Itoobiya u billowday in ay dib uga gurato Soomaaliya?↗
Baydhaba (Caasimada Online) — Wareejinta saldhig ciidan oo ay ciidamada Itoobiya ku dhowaad 12 sano ku lahaayeen koonfurta Soomaaliya ayaa dhalisay su’aal ka weyn bixitaanka hal fariisin: maxaa Addis Ababa ku riixaya inay xilligan ka…