Skip to content
Breaking News

Aggregated

The Wire

451 headlines · 42 sources · updated 1 hour ago

What the rest of the world is publishing about the Horn of Africa — and what the Horn's own newsrooms are publishing about everywhere else.

These are headlines published by other newsrooms, not Hornafrika reporting. We show the headline, a short extract and a link; the full article stays with the publisher who wrote it, and copyright in each headline and extract remains with that publisher. How the wire works

ScopeHorn of AfricaWorldHeadlines naming Somalia, Ethiopia, Djibouti or Eritrea.

Filtered to Caasimada Online · clear

Caasimada OnlineRegionalSomaliGuuleed Muuse2 hours ago

Xiisad dagaal oo ka taagan Beledweyne – Maxaa maanta ka dhacay Lama-galay?

Beledweyne (Caasimada Online) – Xiisad siyaasadeed iyo mid amni ayaa ka taagan magaalada Beledweyne kadib markii ciidamo ka tirsan kuwa deegaanka ee Macawisleyda oo wata gaadiidka dagaalka ay la wareegeen qaybo ka mid ah xerada Lama-galay.…

Read at Caasimada Online ↗Headline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliGuuleed Muuse9 hours ago

Somaliland, Puntland, Itoobiya iyo saddex dal oo kale oo iska kaashanaya…

Addis Ababa (Caasimada Online) – Shir goboleed looga hadlayay amniga badda oo socday muddo afar maalmood ah ayaa lagu soo gabagabeeyay magaalada Addis Ababa, kaasi oo ay iska kaashadeen Ciidanka Badda Itoobiya iyo Midowga Yurub. Shirka…

Read at Caasimada Online ↗Headline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan12 hours ago

Uganda oo billowday in ay ciidamadeeda kala baxdo Soomaaliya kadib 20 sano

Kampala (Caasimada Online) – Uganda ayaa billowday inay ciidamadeeda kala baxdo Soomaaliya, kaddib ku dhowaad labaatan sano oo ay ka qeyb qaadanayeen howlgallada milatari ee Midowga Afrika, sida uu Khamiista sheegay taliyaha ciidamada…

Read at Caasimada Online ↗Headline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan13 hours ago

Ciidamada Mareykanka oo ‘shacab Soomaali ah ku go’doomiyey’ gobolka…

Muqdisho (Caasimada Online) — Ciidamada Mareykanka ayaa lagu eedeeyey in duqeymaha ay ka fuliyaan koonfurta Soomaaliya ay dadka rayidka ah ku khasbayaan inay u cararaan oo ay ku go’doomaan hareeraha webiga Jubba, xilli roobabka Deyrta ay…

Read at Caasimada Online ↗Headline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan13 hours ago

Mareykanka oo shuruud adag ku soo rogay maraakiibta soo marta dekedaha Soomaaliya

Washington (Caasimada Online) — Dowladda Mareykanka ayaa shuruudo amni oo dheeraad ah ku soo rogtay maraakiibta ganacsiga ee soo marta dekedaha Soomaaliya ka hor inta aysan gelin biyaha Mareykanka, kaddib markii ay sheegtay in…

Read at Caasimada Online ↗Headline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliGuuleed Muuse23 hours ago

Soomaaliya oo shir guddoomisay kulan aan caadi aheyn oo ka dhacay Nairobi + Sawirro

Nairobi (Caasimada Online) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa shir-guddoomiyey kulan aan caadi ahayn oo ay yeesheen guddoomiyeyaasha baarlamaannada dalalka xubnaha…

Read at Caasimada Online ↗Headline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliGuuleed Muuse1 day ago

Doon u rarnayd ganacsato Soomaaliyeed oo ku gubatay marinka Hormuz kadib markii…

Muqdisho (Caasimada Online) – Dooni ganacsi oo lagu magacaabo SKY Quba, isla markaana u rarnayd ganacsato Soomaaliyeed ayaa ku gubatay marinka istaraatiijiga ah ee Hormuz kadib markii uu haleelay walax loo maleeyo gantaal, sida ay sheegtay…

Read at Caasimada Online ↗Headline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliJamaal Maxamed1 day ago

DF oo dalka ku soo celisay 169 muwaadin oo laga soo daayay xabsiyada dalka…

Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta dalka ku soo celisay 169 muwaadiniin oo laga soo daayay xabsiyada dalka Liibiya, kuwaas oo muddo ku dhibaateysnaa gudaha dalkaasi. Diyaarad sidday muwaadiniinta la…

Read at Caasimada Online ↗Headline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliJamaal Maxamed1 day ago

Farmaajo oo soo jeediyay in mushaarka loo kordhiyo ciidamada qalabaka sida

Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) ayaa si adag uga hadlay khasaaraha ciidamada Xoogga dalka kasoo gaaray dagaalkii lagu hoobtay ee dhawaan ka dhacay aagga degmada…

Read at Caasimada Online ↗Headline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan1 day ago

Itoobiya oo diyaaradaha Su-35 ka heshay Ruushka, iyo nidaamka S-400 oo ku xiga

Moscow (Caasimada Online) – Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed, ayaa Arbacadii sheegay in dalkiisu uu Ruushka ka helay diyaaradaha dagaalka ee Su-35, isla markaana uu heli doono nidaamka difaaca cirka ee S-400, xilli ay dagaallo cusub…

Read at Caasimada Online ↗Headline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliGuuleed Muuse2 days ago

Xog: Golaha Mustaqbalka oo isku raacay 3 qodob oo ay ku wajahayaan xaaladda taagan

Muqdisho (Caasimada Online) – Golaha Mustaqbalka Soomaaliya ayaa galabta kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho ku gaaray saddex qodob oo la xiriira xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo mowqifka ay ka qaadanayaan gogosha wada-hadal ee uu…

Read at Caasimada Online ↗Headline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan2 days ago

KHEYRE oo shaaciyey in la laayey ciidamadii ugu tayada badnaa DF Soomaaliya

Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa si kulul u dhaliilay hoggaanka dowladda federaalka, isagoo ku eedeeyey in ciidamo khibrad badan u lahaa dagaalka Al-Shabaab loo adeegsaday…

Read at Caasimada Online ↗Headline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliJamaal Maxamed2 days ago

Shariif oo dalbaday baaritaan kaddib khasaaraha ciidanka ka soo gaaray dagaalkii…

Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Sheekh Shariif Sheekh oo war-saxaafadeed soo saaray ayaa ka hadlay dagaallada ka socda Koonfur Galbeed, gaar ahaan kii u dambeeyay oo shalay ka dhacay aagga degmada…

Read at Caasimada Online ↗Headline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.