Maxaa ka jira in A/Madoobe uu xayiraad saaray ku-xigeenkiisa?↗
Kismaayo (Caasimada Online) – Khilaaf xooggan oo u dhexeeya Madaxweynaha Jubaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) iyo ku-xigeenkiisa Maxamuud Sayid Aadan ayaa la sheegay inuu gaaray heer la isku soo rogo xayiraado siyaasadeed iyo…
Xiisad dagaal oo ka taagan Beledweyne – Maxaa maanta ka dhacay Lama-galay?↗
Beledweyne (Caasimada Online) – Xiisad siyaasadeed iyo mid amni ayaa ka taagan magaalada Beledweyne kadib markii ciidamo ka tirsan kuwa deegaanka ee Macawisleyda oo wata gaadiidka dagaalka ay la wareegeen qaybo ka mid ah xerada Lama-galay.…
Xasan Sheekh oo caddeeyay mowqifka Soomaaliya ee xiisadda Itoobiya iyo Eritrea↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Soomaaliya ayaa doonayn inay ku lug yeelato khilaafaadka u dhexeeya Itoobiya iyo Eritrea, maadaama xiriir wanaagsan la leedahay labada dal, sida uu shaaciyay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.…
Goorma ayuu soo baxaya baasaboorka cusub ee Soomaaliya?↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, Xuseen Iidow ayaa shaaciyay in Soomaaliya ay dhammaystirtay qayb weyn oo ka mid ah habraacyada looga baahan yahay fududeynta isu socodka muwaadiniinta…
Somaliland, Puntland, Itoobiya iyo saddex dal oo kale oo iska kaashanaya…↗
Addis Ababa (Caasimada Online) – Shir goboleed looga hadlayay amniga badda oo socday muddo afar maalmood ah ayaa lagu soo gabagabeeyay magaalada Addis Ababa, kaasi oo ay iska kaashadeen Ciidanka Badda Itoobiya iyo Midowga Yurub. Shirka…
Uganda oo billowday in ay ciidamadeeda kala baxdo Soomaaliya kadib 20 sano↗
Kampala (Caasimada Online) – Uganda ayaa billowday inay ciidamadeeda kala baxdo Soomaaliya, kaddib ku dhowaad labaatan sano oo ay ka qeyb qaadanayeen howlgallada milatari ee Midowga Afrika, sida uu Khamiista sheegay taliyaha ciidamada…
Ciidamada Mareykanka oo ‘shacab Soomaali ah ku go’doomiyey’ gobolka…↗
Muqdisho (Caasimada Online) — Ciidamada Mareykanka ayaa lagu eedeeyey in duqeymaha ay ka fuliyaan koonfurta Soomaaliya ay dadka rayidka ah ku khasbayaan inay u cararaan oo ay ku go’doomaan hareeraha webiga Jubba, xilli roobabka Deyrta ay…
Mareykanka oo shuruud adag ku soo rogay maraakiibta soo marta dekedaha Soomaaliya↗
Washington (Caasimada Online) — Dowladda Mareykanka ayaa shuruudo amni oo dheeraad ah ku soo rogtay maraakiibta ganacsiga ee soo marta dekedaha Soomaaliya ka hor inta aysan gelin biyaha Mareykanka, kaddib markii ay sheegtay in…
Xulka Soomaaliya oo bandhig cajiib ah ka sameeyay tartanka FIFA↗
Baku (Caasimada Online) – Madaxweynaha Xiriirka Kubadda Cagta Adduunka (FIFA), Gianni Infantino ayaa ammaanay ciyaartoyda da’da yar ee xulka qaranka Soomaaliya U-15 kadib bandhigga wanaagsan ee ay ka sameeyeen tartanka FIFA U-15 World Cup…
Soomaaliya oo shir guddoomisay kulan aan caadi aheyn oo ka dhacay Nairobi + Sawirro↗
Nairobi (Caasimada Online) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa shir-guddoomiyey kulan aan caadi ahayn oo ay yeesheen guddoomiyeyaasha baarlamaannada dalalka xubnaha…
Doon u rarnayd ganacsato Soomaaliyeed oo ku gubatay marinka Hormuz kadib markii…↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Dooni ganacsi oo lagu magacaabo SKY Quba, isla markaana u rarnayd ganacsato Soomaaliyeed ayaa ku gubatay marinka istaraatiijiga ah ee Hormuz kadib markii uu haleelay walax loo maleeyo gantaal, sida ay sheegtay…
Kenya oo xukun ku ridday Soomaali ay sheegtay inuu khiyaano ku helay…↗
Nairobi (Caasimada Online) – Maxkamad ku taalla Kenya ayaa sheegtay inau dambi ku heshay muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Maxamuud Maxamed Rooble kadib markii uu qirtay saddex eedeymood oo la xiriira joogitaan sharci-darro ah iyo…
Taliyaha Xoogga oo booqday dhaawacyadii la keenay Muqdisho + Sawirro↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Gaas Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa maanta Isbitaalka Ciidanka Xoogga ku booqday ciidamadii kusoo dhaawacmay howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab, gaar…
DF oo dalka ku soo celisay 169 muwaadin oo laga soo daayay xabsiyada dalka…↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta dalka ku soo celisay 169 muwaadiniin oo laga soo daayay xabsiyada dalka Liibiya, kuwaas oo muddo ku dhibaateysnaa gudaha dalkaasi. Diyaarad sidday muwaadiniinta la…
Farmaajo oo soo jeediyay in mushaarka loo kordhiyo ciidamada qalabaka sida↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) ayaa si adag uga hadlay khasaaraha ciidamada Xoogga dalka kasoo gaaray dagaalkii lagu hoobtay ee dhawaan ka dhacay aagga degmada…
DF Soomaaliya oo saraakiil ciidan u dirtay furimaha dagaalka Koonfur Galbeed↗
Baydhaba (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saraakii ciidan oo sar are u dirtay furimaha dagaalka ee deegaannada Koonfur Galbeed, si ay u dardargeliyaan howlgallada ay halkaasi ka wadaan Ciidamada Xoogga Dalka…
Golaha Mustaqbalka oo hal arrin dalbaday, kahor gogosha Xasan↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaan Cabdulqaadir Cosoble Cali oo kamid ah Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa ka falceliyay gogosha uu dhigay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo dhawaan casuumaad u diray Xisbiga Nabad iyo Nolol,…
Xog: Xiisad culus oo ka dhex qaraxday Soomaaliya iyo Kenya↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Dagaallada ka socda Koonfur Galbeed ayaa sii adkeynaya xiriirka Soomaaliya iyo Kenya, xilli mas’uuliyiin ka tirsan dowladda federaalka ay Nairobi ku eedeynayaan inay martigeliso shaqsiyaad ay ku tuhmayaan…
NISA oo xaqiijisay dilka horjooge sare oo ka tirsan Al-Shabaab + Magaciisa↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa xaqiijisay dilka horjooge sare oo ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab, kaas oo muddo dheer soo hayay xilal muhiim ah oo la xiriira maaliyadda kooxda, isla…
Turkiga oo Soomaaliya u soo diraya maraakiib dagaal oo sida…↗
Ankara (Caasimada Online) – Laba markab dagaal oo Turkigu leeyahay ayaa dhammaadka bishan ku wajahan Soomaaliya, iyagoo sida sahay iyo qalab milatari, sida lagu shaaciyay warbixin ay soo saartay Wasaaradda Gaashaandhigga Turkiga.…
Xog: Golaha Mustaqbalka oo isku raacay 3 qodob oo ay ku wajahayaan xaaladda taagan↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Golaha Mustaqbalka Soomaaliya ayaa galabta kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho ku gaaray saddex qodob oo la xiriira xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo mowqifka ay ka qaadanayaan gogosha wada-hadal ee uu…
Maxaa ka cusub deegaanadii lagu dagaalamay ee Sh/Hoose?↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo uu wehliyo Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida, Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur…
Daawo: Yaasiin Farey oo si kulul ugu jawaabay Sanbaloolshe↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaan Yaasiin Cabdullahi Maxamuud (Farey) oo ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa si kulul ugu jawaabay Xildhibaan Cabdullahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) oo dhawaan ka horyimid doorashadii ka dhacday…
Caqabado hor leh oo soo wajahay qodista shidaalka Soomaaliya + Video↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiyaha Hay’adda Batroolka Qaranka, Injineer Cabdulqaadir Aadan Maxamed oo wareysi siiyay warbaahinta dowladda ayaa faahfaahin ka bixiyay sababaha keenay dib u dhaca ku yimid hawsha qodista shidaalka laga…
Daawo: NISA oo gacanta ku dhigtay nin weerar ka gaysan rabay Muqdisho↗
Muqdisho (Caasimada Online) – War-saxaafadeed kasoo baxay Taliska Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ayaa lagu faah-faahiyay howlgal ay maanta si wadajir ah u fuliyeen ciidamada NISA iyo kuwa Booliska, kaas oo lagu soo qabtay…
Golaha Mustaqbalka oo diidmo ka muujiyay gogosha uu dhigay Xasan↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Xoghayaha Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed, Maxamed Aadan Jimcaale (Koofi) oo wareysi bixiyay ayaa diidmo ka muujiyay gogosha uu Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud u fidiyay Xisbiga Nabad iyo Nolol, Golaha…
KHEYRE oo shaaciyey in la laayey ciidamadii ugu tayada badnaa DF Soomaaliya↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa si kulul u dhaliilay hoggaanka dowladda federaalka, isagoo ku eedeeyey in ciidamo khibrad badan u lahaa dagaalka Al-Shabaab loo adeegsaday…
Bulshada rayidka oo war kasoo saaray tallaabadii Xasan Sheekh↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Ururrada Bulshada Rayidka Soomaaliya ayaa soo dhaweeyay casuumadda uu madaxweynaha Soomaaliya u fidiyay dhinacyada mucaaradka iyo Dalladda Bulshada Rayidka, si looga wada-hadlo xaaladda siyaasadeed ee dalka.…
Shariif oo dalbaday baaritaan kaddib khasaaraha ciidanka ka soo gaaray dagaalkii…↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Sheekh Shariif Sheekh oo war-saxaafadeed soo saaray ayaa ka hadlay dagaallada ka socda Koonfur Galbeed, gaar ahaan kii u dambeeyay oo shalay ka dhacay aagga degmada…
Sanbaloolshe oo digniin culus soo saaray kadib dagaalkii lagu hoobtay ee shalay↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Agaasimihii hore ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka, Cabdullahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) oo qoraal dheer soo saaray ayaa ka hadlay xaaladdda cakiran ee dalka, gaar ahaan amniga iyo khilaafaadka…