Agaasimaha hay’adda CIA-da oo safar qarsoodi ah ku tegay dal aan laga fileyn↗
Moscow (Caasimada Online) – Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka Mareykanka ee CIA, John Ratcliffe, ayaa Talaadadii booqasho lama filaan ah ku tegay magaalada Moscow, sida ay xaqiijiyeen saraakiil Mareykan ah, waana safarkiisii ugu horreeyay ee…
Dhammaadkii Mareykanka ee Bariga Dhexe kadib 30 sano↗
Washington (Caasimada Online) — Dagaalka Mareykanka iyo Israel ay la galeen Iran wuxuu astaan u noqon karaa dhammaadka nidaam siyaasadeed iyo amni oo Washington ay muddo ka badan 30 sano ku maamulaysay Bariga Dhexe, sida uu qabo…
Iiraan oo lagu casuumay isbaheysiga difaac ee Turkiga, Sacuudiga iyo Pakistan↗
Tehran (Caasimada Online) – Iran ayaa ka fiirsaneysa martiqaad ay sheegtay inay heshay oo ku saabsan inay ku biirto Heshiiska Wadajirka ah ee Difaaca Makka, kaas oo bishan ay wada saxiixdeen Sacuudi Carabiya, Turkiga iyo Pakistan, xilli…
Turkiga oo waaran soo qabasho u jaray Netanyahu xilli xiisaddu ay kasii dareyso↗
Istanbul (Caasimada Online) – Dowladda Turkiga ayaa soo saartay amar caalami ah oo lagu doonayo in lagu soo xiro Ra’iisul Wasaaraha Israel, Benjamin Netanyahu, iyadoo tallaabadan qeyb ka tahay baaritaan ay Ankara ka waddo dhacdo la…
Maxay Uganda taallo ugu dhistay walaalka Netanyahu? – Maxaase dhacay 1976-kii?↗
Entebbe (Caasimada Online) – Dowladda Uganda ayaa dood xooggan kala kulmeysa go’aan ay taallo ugu dhistay Yonatan Netanyahu, oo ahaa walaalka Ra’iisul Wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu, kaas oo lagu dilay howlgal ay ciidamada Israel…
Iiraan oo dil toogasho ah ku fulisay nin ajnabi ah oo lagu helay…↗
Tehran (Caasimada Online) – Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday inay fulisay xukun dil ah oo lagu riday nin ay ku sheegtay muwaadin ajnabi ah, kaas oo lagu eedeeyay inuu door ku lahaa dibadbaxyo rabshado wata oo bishii Janaayo ka dhacay…
Sacuudiga oo billaabay arrin sii xumeyneysa xiisadda kala dhaxeysa Imaaraadka Carabta↗
Riyadh (Caasimada Online) – Dowladda Sacuudi Carabiya ayaa sare u qaaday hubinta iyo kormeerka lagu sameynayo lacagaha laga diro boqortooyada ee ku wajahan Imaaraadka Carabta, tallaabo muujinaysa in khilaafka siyaasadeed iyo dhaqaale ee…
War naxdin leh oo kasoo kordhay dagaalkii Baydhaba + Video↗
Baydhaba (Caasimada Online) – Macluumaad dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaalkii maalin ka hor ka dhacay gudaha magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Baay, kaas oo u dhexeeyay ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa…
Sheekh Shariif oo sheegay cidda qaadaysa mas’uuliyadda dagaalkii Baydhaba + Video↗
Baydhaba (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee dowladdii ku-meel-gaarka ahayd, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa si adag uga hadlay dagaalkii Isniintii ka dhacay magaalada Baydhaba ee xarunta Gobolka Baay, kaas oo u dhexeeyay…
Mareykanka oo ka fakaraya in uu nukliyeer ku dhufto Iiraan↗
Washington (Caasimada online) — Marjorie Taylor Greene, oo hore uga tirsanaan jirtay Aqalka Wakiillada Mareykanka, ayaa sheegtay in maamulka Madaxweyne Donald Trump uu ka wada hadlayo suurta-galnimada in hub nukliyeer ah loo adeegsado…
Trump oo ku hanjabay in uu weerari doono dalka Cumaan↗
Washington (Caasimada online) — Madaxweyne Donald Trump ayaa ku hanjabay in Mareykanku duqeyn doono Cumaan haddii dalkaasi uu “caqabad ku noqdo” dadaallada Washington ee lagu doonayo in heshiis nabadeed lala gaaro Iran. “Haddii Cumaan ay…
Israa’iil oo xaqiijisay dilka sarkaal sare oo ka tirsanaa Xamaas↗
Gaza (Caasimada Online) – Israa’iil ayaa xaqiijisay inay duqeyn ku dishay Jamal Abu Kamil, oo ay sheegtay inuu ahaa sarkaal sare oo ka tirsanaa booliska magaalada Gaza, xilli ay sii xoogeysanayaan dadaallada lagu doonayo in lagu hirgeliyo…
Mareykanka oo ku dhawaaqay tallaabo uga sii dari karta colaadda IRAN↗
Washington (Caasimada Online) – Xoghayaha Difaaca Mareykanka, Pete Hegseth ayaa sheegay in ciidamada dalkiisa ay sii wadi karaan xannibaadda dekedaha Iran muddo kasta oo loo baahdo, iyadoo uu sii xoogeysanayo dhaq-dhaqaaqa milatari ee…
Sababta xasaasiga ah ee Sacuudiga u diiday in Masar ku biirto heshiiska Makkah↗
Riyadh (Caasimada Online) — Sacuudiga ayaa ka hor yimid in Masar lagu daro isbahaysiga cusub ee difaaca ee uu la saxiixday Turkiga iyo Pakistan, inkasta oo Ankara ay dadaal xooggan ku bixisay sidii Qaahira qayb uga noqon lahayd heshiiska,…
Sida yaabka leh ee Trump uga baxsaday shirqoolkii Iran ku khaarajin rabtay ee Ankara↗
Washington (Caasimada Online) — Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa bishii hore si qarsoodi ah loogu dhex qariyay konteenar lagu qaado cuntada diyaaradaha, lagana dejiyay diyaaradda Air Force One, kadib markii saraakiisha Mareykanka…