Skip to content
Breaking News

Aggregated

The Wire

70 headlines · 42 sources · updated 45 minutes ago

What the rest of the world is publishing about the Horn of Africa — and what the Horn's own newsrooms are publishing about everywhere else.

These are headlines published by other newsrooms, not Hornafrika reporting. We show the headline, a short extract and a link; the full article stays with the publisher who wrote it, and copyright in each headline and extract remains with that publisher. How the wire works

ScopeHorn of AfricaWorldEverything else our sources filed — not about the Horn.

Filtered to Caasimada Online · clear

Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan23 Sept 2026

Boqor Salmaan oo sheegay in la soo weeraray Maka

Riyadh (Caasimada Online) — Boqorka Sacuudi Carabiya Salman bin Abdulaziz ayaa si kulul u cambaareeyay waxa Riyadh ay sheegtay inuu ahaa isku day ay Xuutiyiinta Yemen ku beegsanayeen magaalada barakeysan ee Maka, isagoo kooxda ku tilmaamay…

Read at Caasimada Online ↗Headline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan22 Sept 2026

Qatar oo shaacisay mowqif uusan Mareykanka jecleysan doonin oo ku saabsan Iran

Doha (Caasimada Online) — Dowladda Qatar ayaa ku baaqday in Bariga Dhexe loo sameeyo hannaan cusub oo amni oo ay Iran qeyb ka tahay, iyadoo sheegtay in dagaalka socda uu cashar weyn u yahay dalalka gobolka, gaar ahaan kuwa Khaliijka oo si…

Read at Caasimada Online ↗Headline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliGuuleed Muuse21 Sept 2026

Markab shidaal oo marayay Hormuz oo la weeraray

Muqdisho (Caasimada Online) – Markab shidaal ayaa lagu weeraray Marinka Hormuz, iyadoo Ururka Hawlgallada Ganacsiga Badda ee UK (UKMTO) uu sheegay in markabka lagu bartilmaameedsaday “gantaal aan la aqoon”. Weerarka ayaa dhacay xilli…

Read at Caasimada Online ↗Headline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.