Skip to content
Breaking News

Aggregated

The Wire

45 headlines · 42 sources · updated 12 minutes ago

What the rest of the world is publishing about the Horn of Africa — and what the Horn's own newsrooms are publishing about everywhere else.

These are headlines published by other newsrooms, not Hornafrika reporting. We show the headline, a short extract and a link; the full article stays with the publisher who wrote it, and copyright in each headline and extract remains with that publisher. How the wire works

ScopeHorn of AfricaWorldEverything else our sources filed — not about the Horn.

Filtered to Caasimada Online · clear

Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan13 minutes ago

Sacuudi Carabiya oo digniin ka soo saartay halis ku soo wajahan Makka iyo…

Riyadh (Caasimada Online) – Dowladda Sacuudi Carabiya ayaa maanta oo Talaado ah digniin degdeg ah ka soo saartay magaalooyinka Makka, Jeddah iyo Taif, iyadoo shacabka uga digtay “khatar suuragal ah” oo aan si rasmi ah loo shaacin nooca ay…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan1 day ago

Trump oo shaaciyey arrin ay soo weydiisteen Xuutiyiinta xilli ay weerarayaan Sacuudiga

Washington (Caasimada Online) — Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in Xuutiyiinta Yemen ay la soo xiriireen maamulkiisa, kana codsadeen in Washington aysan faragelin dagaalka sii xoogeysanaya ee u dhexeeya kooxda iyo Sacuudi…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan1 day ago

Tucker Carlson oo kashifay qorshe halis ah oo Israa’iil ay u maleegtay dalalka Khaliijka

Washington (Caasimada Online) – Faalleeyaha siyaasadda Mareykanka Tucker Carlson ayaa ku dooday in dagaalka ka socda Iran uu leeyahay ujeeddo ka ballaaran wiiqidda Tehran, isagoo sheegay in Israel ay dooneyso inay daciifiso dalalka…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan2 days ago

Dagaalka Bariga Dhexe oo weji cusub yeeshay iyo Iiraan oo heshay waddo labaad oo guul

Tehran (Caasimada Online) – Xiisadda Bariga Dhexe ayaa gashay marxalad cusub oo Iran iyo xulafadeeda u muuqata inay mar kale heleen awood ay cadaadis ku saaraan Mareykanka iyo dalalka Khaliijka, kaddib markii weerarro iyo horumarro…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan3 days ago

Trump oo diiday laba codsi oo uga yimid bin Salmaan oo wajahay xaalad halis ah

Riyadh (Caasimada Online) – Dhaxal-sugaha Sacuudiga, Maxamed bin Salmaan, ayaa laba jeer oo xiriir ah Madaxweyne Donald Trump ka codsaday in Mareykanku weerarro militari ku qaado Xuutiyiinta Yemen, xilli kooxda ay si degdeg ah ula…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliGuuleed Muuse4 days ago

Aljeeriya oo hawadeeda ka mamnuucday diyaaradaha Imaaraadka kadib markii…

Algiers (Caasimada Online) – Aljeeriya ayaa maanta dhaqangelisay go’aan ay diyaaradaha Isutagga Imaaraadka Carabta uga mamnuucday inay adeegsadaan hawadeeda, kadib markii ay shalay jartay xiriirkii kala dhexeeyay Abu Dhabi. Go’aanka ayaa…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan5 days ago

Dagaalka Bariga Dhexe oo waji cusub galay iyo Pakistan oo weerar ku qaadeysa….

Islamabad (Caasimada Online) — Dowladda Pakistan ayaa ka fiirsaneysa inay duqeymo cirka ah ka fuliso goobo ay Xuutiyiintu ku sugan yihiin ee Yemen, haddii Sacuudi Carabiya si rasmi ah uga codsato taageero militari, sida ay Arbacadii…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan6 days ago

Xog: Dowladda oo ciidamo ku daabuleysa Baydhaba iyo weerar culus oo la qorsheeyey

Baydhaba (Caasimada Online) — Xog ay heshay Caasimada Online ayaa sheegaya in halkaasi lagu abaabulayo ciidamo cusub oo la filayo in la geeyo magaalada Baydhaba, si ay uga qayb qaataan hawlgal lagula dagaalamayo ciidamada daacadda u ah…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan6 days ago

Bin Zayed oo ogaa weerarkii October 7 ee Israel – Muxuu sameeyey 10 maalin ka hor?

Tel Aviv (Caasimada Online) — Ra’iisul Wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu ayaa la sheegay in madaxweynaha Imaaraadka Carabta, Sheikh Mohamed bin Zayed Al Nahyan, uu uga digay in Xamaas ay diyaarineysay weerar weyn qiyaastii 10 maalmood ka…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan8 Sept 2026

Qatar oo markii u horeysay su’aal ka keentay joogitaanka Mareykanka ee Khaliijka

Doha (Caasimada Online) — Dowladda Qatar ayaa sheegtay in dalalka Khaliijka aysan mar dambe amnigooda si buuxda ugu tiirsanaan karin ciidamada shisheeye iyo xulafadooda Mareykanka, iyadoo ku baaqday in waddamada gobolka ay dhistaan awood…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliJamaal Maxamed31 Aug 2026

Isbahaysiga Turkiga, Sacuudiga iyo Pakistan oo tallaabadii ugu horreysay qaadaya maanta

Istanbul (Caasimada Online) – Magaalada Istanbul ayaa la filayaa in maanta oo Isniin ah lagu qabto kulan heer sare ah oo ay isugu imaanayaan madaxda ugu sarreysa ee dhinacyada diblumaasiyadda iyo difaaca ee dalalka Turkiga, Sacuudi…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan31 Aug 2026

Iran oo weerartay saldhigyada Mareykanka ee Bariga Dhexe iyo dagaalka oo dib u qarxay

Amman (Caasimada Online) – Iran ayaa gantaallo ballistic ah ku weerartay laba saldhig oo ciidamada Mareykanku ku leeyihiin Jordan, iyadoo sheegtay in tallaabadan ay jawaab u tahay duqeyn Mareykanku ka geystay jasiiradda Larak ee koonfurta…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan29 Aug 2026

Maxkamad dharbaaxo culus ku dhufatay kiiska ka dhanka ah Khaalid Sheikh Maxamed

Washington (Caasimada Online) – Maxkamad militari oo Mareykan ah ayaa Jimcihii go’aamisay in dacwad-oogayaashu aysan maxkamadda u adeegsan karin qiraallo uu Khaalid Sheikh Mohammed, oo lagu eedeeyay inuu ahaa maskaxdii ka dambeysay…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan28 Aug 2026

MBZ oo boqor Salmaan u diray warqad uusan ogeyn MBS iyo xiisadda oo ka sii dareysa

Riyadh (Caasimada Online) – Madaxweynaha Imaaraadka Carabta, Sheekh Maxamed bin Zayed Al Nahyan, ayaa warqad uu si toos ah ugu diray Boqorka Sacuudiga Salman bin Abdulaziz dhalisay hadal-heyn cusub, iyadoo diblomaasiyiin Mareykan iyo Carab…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan27 Aug 2026

Mareykanka oo ku dhowaaqay is-beddel lama filaan ah oo ku yimid dagaalka Iiraan

Washington (Caasimada Online) – Dowladda Mareykanka ayaa xilligan qorsheyneysa inay ka fogaato weerarro milatari oo cusub oo ay ku qaaddo Iran, iyadoo taa beddelkeeda xoojinaysa cunaqabateynta dhaqaale iyo cadaadiska dhinaca badda, sida ay…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan26 Aug 2026

War ka soo baxay ICE oo dhaliyey shakiga qorshe halis oo ka dhan ah Ilhaan Cumar

Washington ( Caasimada Online) – Hay’adda Socdaalka iyo Kastamka Mareykanka ee ICE ayaa diiday inay bixiso dokumentiyo la xiriira eedeymo muddo dheer loo jeedinayey xildhibaan Ilhaan Cumar, iyadoo sheegtay in shaacinta xogtaasi ay…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.