‘No going back’: World Jewish Congress chief Ronald Lauder abandons Netanyahu’s Israel↗
Ronald Lauder, president of the World Jewish Congress, speaks at the 80th anniversary of the liberation of Auschwitz‑Birkenau, in Oswiecim, Poland, 27 January 2025 (Wojtek Radwanski/AFP) Ronald Lauder, the American billionaire who heads…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Farmaajo oo ku baaqay in baaritaan lagu sameeyo weerarkii Jameeco↗
Madaxweyne hore Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in ay lama huraan tahay in baaritaan madax-bannaan lagu sameeyo weerarkii Jameeco, islamarkaana lala xisaabtamo cid kasta oo qayb ka ah wixii dayac ah geeray ciidamada. Farmaajo…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Xidig u dhashay Ingiriiska oo ku guuleystay abaarinta kubadda cagta ee Ballon d’Or↗
Weeraryahanka reer Ingiriis ee Harry Kane ayaa ku guulaystay abaalmarinta Ballon d’Or ee ciyaaryahanka ugu wanaagsan kubadda cagta sanadka 2026. Harry Kane oo 33 jir ah wuxuu tartan adag kaga adkaaday Lamine Yamal iyo Kylian Mbappe, isaga…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Firdhiye iyo Abwaan oo la heshiisiiyay↗
Madaxweynaha iyo madaxweyne ku-xigeenka masmulka Waqooyi Bari ayaa ka heshiiyay khilaafkii u dhexeeyay, kaddib wadahadallo muddo socday oo la xiriiray sidii xal waara looga gaari lahaa khilaafka labada mas’uul. Dadaallada xal u helidda…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Wararkii ugu dambeeyay ee dabaqa ku dumay Nairobi↗
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa dabaq dhowr iyo toban biyaano ka kooban oo shalay ku dumay xaafadda Eastleigh ee magaalada Nairobi. Wasiirka Arrimaha Gudaha Kenya Kipchumba Murkomen ayaa sheegay in goobta ay ku sugnaayeen 67…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Saacid oo la kulmay xubno ka agdhow Dowladda Federaalka↗
Ra’iisul Wasaare hore Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) oo ka tirsan Golaha Mustaqbalka ayaa maanta la kulmay Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo xildhibaan Aadan Saransoor, kaas oo hadda ka agdhow…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Maxaa looga hadlay kulankii isimada Daarood ee Nairobi?↗
Garaad Jaamac Garaad Cali ayaa ka hadlay kulan ay shalay magaalada Nairobi ee dalka Kenya ku yeesheen inta badan isimada dhaqanka beesha Daarood. Garaad jaamac ayaa sheegay in kulankaas looga hadlay xaaladda guud ee dalka iyo xaaladda…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Mu’aamaradda ka dhanka Ilhan Omar oo sii fashilmaysa↗
Ilhan Omar oo laga soo doorto Minnesota. Washington (Wararka PP) Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa maanta aad u caraysnaa kaddib markuu ogaaday inay fashilantay mu’aamaradda uu la damacsan yahay Ilhan Omar, oo laga soo doorto…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka hadashay baaritaan lagu sameeyay gurigeeda↗
Saraakiisha hay’adda socdaalka dowladda Maraykanka ayaa maanta oo isniin ah baaritaan ku sameeyay guriga xildhibaan Ilhaan Cumar oo oo Koongareeska dalkaas ka soo gasha Minnesota. Wakiillada baarista amniga gudaha Maraykanka ayaa sheegay…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Muxuu Nuuradiin Faarax ugu guulaysan la’yahay abaalmarinta Nobel ee Suugaanta?↗
Nuuradiin Faarax waxaa hor taagan qoraallo u keeney eedeynta inuu siyaasado u ololeeyay. Stockholm (Wararka PP) — Nuuradiin Faarax wuxuu muddo dheer sugayaa in Guddiga Bixinta Abaalmarinta Nobel uu telefoon hambalyayn ah u soo diro isaga.…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Khilaaf ka dhex taagan Firdhiye iyo Abwaan↗
Khilaaf siyaasadeed oo xooggan ayaa markale ka dhex curtay madaxweynaha maamulka Waqooyi Bari Cabdiqaadir Axmed Aw Cali (Firdhiye) iyo ku-xigeenkiisa Cabdirashiid Yuusuf Jibriil (Abwaan), kuwaas oo xilka haya muddo dhan sanad iyo labo…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Dowladda Yemen oo guulo ka sheegatay dagaalka ka socda Tacis↗
Ciidamada dowladda Yemen ee Sacuudigu taageero ay sheegay in ay horumar ka sameeyeen dagaalka ka socda gobolka Tacis oo ku yaalla koonfur-galbeed dalkaas. Waxay sheegeen in ay qabsadeen magaalada istiraatiijiga ah ee Mokha iyo fariisimo ku…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Markab shidaal oo la weeraray↗
Markab shidaal ayaa saaka lala beegsaday gantaal ama walax aan la aqoonsan, kaas oo marayay meel qiyaastii 4 mayl badeed dhanka bari kaga beegan dalka Cumaan, sida ay sheegtay hay’adda howlgallada ganacsiga badda ee UK (UKMTO). Hay’adda…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Mustafe Cagjaf oo markale loo doortay madaxweynaha DDS↗
Mustafe Maxamed Cumar (Cagjar) ayaa markale loo doortay in uu noqdo madaxweynaha 5 sano ee soo socota hoggaamin doona Dowlad Deegaanka Soomaalida (DDS). Mustafe Cumar waxaa doortay Golaha Baarlamaanka Dowlad Deegaanka Soomaalida ee cusub,…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Burcad-badeedda oo siidaysay shaqaalihii markabka Eureka↗
Burcad-badeeddii ka degtay markabka Eureka ayaa shaqaalihii oo badqaba ku wareejiyay dadka deegaanka Hulcaanood ee gobolka Karkaar. Mid kamid ah waxgaradka deegaankaas oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in ay kooxda Burcad-badeedda ah…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Xiisad ka taagan degmada Caluula↗
Xiisad ayaa ka taagan degmada Caluula ee xarunta gobolka Raascasayr, taas oo la xiriirta iska hor-imaad maanta ka dhacay halkaas oo sababay dhimashada halka qof iyo dhaawaca mid kale. Iska hor-imaadka waxaa ku dhintay nin dhalinyaro ah oo…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher.