Macawisley oo la wareegtay xerada Lamagalay ee Beledweyne↗
Maleeshiyada hubeysan ee loo yaqaano Macawisley ayaa maanta la wareegay qaybo ka mid xerada Lamagalay ee magaalada Beledweyne, halkaas oo ay ku yaallaan xarunta gobolka Hiiraan iyo saldhig ciidan oo leedahay dowladda federaalka Soomaaliya.…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Itoobiya, Yemen, Cumaan, Jabuuti, Puntland iyo Somaliland oo iska kaashanaya amniga badda↗
Ciidanka Badda Itoobiya oo kaashanaya Midowga Yurub ayaa maanta soo gabagabeeyay shir goboleed ku saabsan amniga badda oo muddo afar berri ah ka socday magaalada Addis Ababa. Saraakiil ciidan oo ka kala socda Yemen, Cumaan, Jabuuti,…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Doon u rarnayd Boosaaso oo ku gubatay marinka Hormuz↗
Dooni ganacsi ayaa ku gubatay marinka Hormuz, kaddib markii uu haleelay gantaal ama walax aan la aqoonsan, sida ay sheegtay hay’adda howlgallada ganacsiga badda ee UK (UKMTO). Ganacsato Soomaaliyeed ayaa xaqiijiyay in doontaas oo lagu…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Itoobiya oo heshay diyaarado dagaal ee Su-35↗
Itoobiya ayaa kala wareegtay Ruushka 12 diyaaradood dagaal oo ah nooca casriga ah ee Su-35, sida uu shaaciyay Ra’iisul Wasaare Abiy Ahmed. Wuxuu sheegay in diyaaradaha la keenay hal sano ka hor waqtigii la qorsheeyey, islamarkaana ay…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Puntland: Booliska Mudug oo qabtay kiniiniga maanka dooriya ee Bili-biliga↗
Booliska gobolka Mudug ee Puntland ayaa sheegay in ay qabteen 8 kartoon oo ay ku jiraan kiniiniyada maanka dooriya ee Bili-biliga iyo Tramadol. Ku-simaha taliyaha qaybta Booliska gobolka Mudug ahna taliye ku-xigeenka Gashaanle Ayuub Siciid…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Madaxweyne Deni oo safar ku tagaya Gaalkacyo↗
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa lagu wadaa in uu maalmaha soo socda safar kooban ku tago magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Madaxweyne Deni wuxuu sida qorshaysan dhagax dhigi doona garoonka diyaaradaha…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Maxay ka wada hadleen madaxweyne Deni iyo safiirka Denmark?↗
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta la kulmay safiirka dowladda Denmark ee Soomaaliya Danjire Steen Sonne Andersen iyo wafdi uu hoggaaminayo oo soo gaaray magaalada Garoowe. Kulanka oo ay ka qaybgaleen xubno ka tirsan…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. UN to End Its Political Mission in Somalia After 34 Years↗
Hassan Sheikh Mohamud, the President of the Federal Government of Somalia. Mogadishu (PP News Desk) — The United Nations (UN) will close its political mission in Somalia on 31 October 2026, after more than 34 years of helping the country…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Dowladda Federaalka oo ka hadashay weerarkii Jameeco↗
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ururka Al-shabaab jab xoogan lagu gaarsiiyay weerarkii shalay galinkii dambe ka dhacay deegaanka Jameeco oo u dhexeeya Balidoogle iyo Buurhakaba. War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Maxaa ka dhacay deegaanka Jameeco ee Shabeellaha Hoose?↗
Ciidan ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya ayaa galabta lagu laayay deegaan lagu magacaabo Jameeco oo ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose, una u dhexeeya Balidoogle iyo Buurhakaba. Ciidanka oo ku sii jeeday degmada Buurhakaba waxaa la…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Goosashodoonka iyo ujeeddadooda dhalasho-ka-xayuubinta Soomaalida↗
Danjire Axmed Ciise Cawad. Garoowe (Faallo PP) — Axmed Ciise Cawad, Wasiirkii Hore ee Arrimmaha Dibedda ee Soomaaliya, wuxuu dhowaan fagaaraga X (oo loo yiqiin Twitter), ku soo gudbiyay xogwarran ku saabsa xaaladda siyaasadeed ee Geeska…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir wadatashi ugu yeeray Puntland, Jubaland iyo siyaasiyiinta mucaaradka↗
Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa casuumaad rasmi ah u fidiyay Golaha Mustaqbalka, xisbiga Nabad & Nolol iyo Golaha Midnimo Qaran. Shirka waxaa la sheegay in uu magaalada Muqdisho ka dhici doono 14-18…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Sheekh Shariif oo ka hadlay kulan uu la qaatay Islaan Ciise↗
Madaxweyne hore Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa xalay kulan la qaatay Islaan Ciise Islaan Maxamed oo ka mid ah isimada dhaqanka Puntland, islamarkaana hadda ku sugan magaaalada Muqdisho. Sheekh Shariif oo ka hadlay kulanka wuxuu sheegay…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Puntland oo ku baaqday shir looga arrinsado xaaladda Soomaaliya↗
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ugu baaqay dhammaan qaybaha kala duwan ee Soomaaliya in ay isugu timaadaan shir deg deg ah oo looga arrinsado xaaladda dalka. Madaxweyne Deni wuxuu sheegay in uu madaxweynaha Dowladda…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Puntland oo Gaalkacyo ka mamnuucday qaadashada hubka↗
Guddoomiyaha gobolka Mudug Cabdiweli Jibriil Bayle ayaa soo saaray amar mamnuucaya in Gaalkacyo iyo magaalooyinka kale ee gobolka dhexdooda lagu qaato hub. Amarkan ayaa lagu sheegay in uu yahay mid lagu xoojinayo amniga iyo nabadgelyada…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Maxay ka wada hadleen Islaan Ciise iyo Madaxweyne Xasan Sheekh?↗
Islaan Ciise Islaan Maxamed oo ka mid ah isimada dhaqanka Puntland ayaa xalay madaxtooyada Soomaaliya kulan kula qaatay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Kulanka waxaa looga hadlay arrimo ay ka mid ahaayeen 13 qof oo dowladda Turkiga…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Medemer Succumbs to Wax and Gold in Ethiopia↗
The opposition is using Ethiopia’s traditional wax and gold poetic device ( sem ena werq ) to convey subtle political messages, encourage critical thinking and challenge what it regards as ideological indoctrination through Medemer . Addis…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Booliska Puntland oo bilaabay qorshe uu kaga faa’iidaysanayo khayraadka dalka↗
Taliska Qaybta Booliska Gobolka Karkaar ayaa deegaan lagu magacaabo Khayr Kulaal oo ka tirsan degmada Qardho ka dhagax dhigay beer loogu talagalay in lagu beero dalagyo kala duwan oo ay ka faa’iidaysan doonaan Ciidanka Booliska Puntland.…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Madaxweynaha Hirshabeelle iyo ku-xigeenkiisa oo la doortay↗
Cali Cabdullahi Xuseen (Guudlaawe) ayaa markale loo doortay madaxweyanaha maamulka Hirshabeelle ee shanta sano soo socota, kaddib doorasho maanta ka dhacday magaalada Jowhar. Cali Cabdullaahi Guudlaawe oo ka socday xisbiga madaxweyne Xasan…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Dagaal maalintii saddexaad ka socda Mooyaale↗
Magaalada Mooyaale oo ku taalla xuduuda Itoobiya iyo Kenya ayaa maalintii saddexaad waxaa ka socda dagaal culus oo u dhexeeya Soomaalida iyo Oromada. Dagaalka maanta wuxuu ka bilowday gudaha magaalada, iyada oo ciidamada Oromada ay…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Puntland↗
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa goordhaweyd oo galabta ah ku soo laabtay caasimadda Garoowe, kaddib safar uu muddo 41 cisho ah ugu maqnaa dalka dibadiisa. Madaxweyne Deni ayaa ka hadlin safarka uu muddada dheer ku…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Puntland oo soo saartay digniin ku saabsan barnaamijka lagu dhiso website-yada ee PHP↗
Wasaaradda Warfaafinta Puntland ayaa qoraal ay soo saartay waxay ugu digtay dhammaan hay’adaha dowladda, shirkadaha isgaarsiinta, bangiyada, hay’adaha maaliyadda, shirkadaha teknolojiyadda iyo cid kasta oo maamusha website-yo iyo…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Guuleed Saalax oo farriin u diray madaxweynaha cusub ee Galmudug↗
Siyaasi Guuleed Saalax Barre ayaa ugu baaqay madaxweynaha cusub ee Galmudug Liibaan Axmed Xasan in uu mudnaan gaar ah siiyo xoojinta xiriirka Puntland & Galmudug iyo nabadaynta gobolka Mudug. Guuleed Saalax wuxuu madaxweyne Liibaan ku…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Xubno ka tirsan Golaha Mustaqbalka oo u hambalyeeyay Liibaan Shuluq↗
Ra’iisul Wasaare hore Maxamed Xuseen Rooble oo ka tirsan xubnaha Golaha Mustaqbalka ayaa u hambalyeeyay Liibaan Axmed Xasan (Liibaan Shuluq) oo maanta loo doortay Madaxweynaha cusub ee maamulka Galmudug. Rooble ayaa hadal qoraal ah oo uu…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Dowladda Soomaaliya oo soo saartay habraac cusub oo la xiriira guurka↗
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in wixii hadda ka dambeeya ay ragga iyo haweenka isku meherin karaan oo keliya garsoore ama wadaad ka diiwaangashan Wasaaradda Caddaaladda. Wasaaradda Caddaaladda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Doorasho la sii ogyahay natiijadeeda oo ka dhacaysa Dhuusamareeb↗
Magaalada Dhuusamareeb waxaa maanta ka dhacaysa doorashada madaxweynaha cusub ee Galmudug, taas oo la sii ogyahay in lagu dooranayo Liibaan Axmed Xasan (Liibaan Shuluq). Liibaan Shuluq oo ka tirsan xisbiga madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Puntland: Mushaar ma qaataan shaqaalaha dowladda↗
Puntland ayaa sheegtay in aysan muddo wax mushaar ah qaadan shaqaalaheeda, islamarkaana ay ka welwelsan tahay in ay shaqooyinka ka taagan. Wasiirka iyo wasiir ku xigeenka wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada Puntland ayaa sheegay in…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Qaxooti ka soo cararay dagaallada Yemen oo soo gaaray Boosaaso↗
Puntland ayaa sheegtay in ay magaalada Boosaas soo gaareen qaxootigii ugu horreeyay ee ka soo cararay dagaallada ka socda dalka Yemen. Qaxootigan oo tiradooda lagu sheegay 51 qof ayaa la xusay in ay isugu jiraan muwaadiniin Yemeniyiin ah…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Wasaarada waxbarashada Puntland oo jebisay wareegto uu soo saaray madaxweyne Deni↗
Wasaaradda waxbarashada Puntland ayaa wargelin ay soo saartay ku sheegtay in tartan loo galayo guddoomiyaasha waxbarashada heer iyo kormeerayaasha waxbarashada heer gobol, iyada oo aysan jirin warqad lagu baddelay mas’uuliyiintii…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. NIRA Registrations Rise by 11% as Demand Grows in North Eastern State of Somalia↗
A member of staff processes national identity card applications at the NIRA office in Las Anod. Las Anod ( PP News Desk) — One year after the National Identification and Registration Authority of Somalia (NIRA) opened an office in Las…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher.