Ciidamada Somaliland oo gacanta ku dhigay hub iyo gaadiid dagaal↗
Hargeysa (Caasimada Online) – Ciidamada Milateriga Somaliland ayaa howl-gallo amni ka fuliyay gobollada Awdal iyo Salal ee galbeedka Somaliland, halkaas oo ay ku qabteen hub iyo gaadiid gaashaaman oo ay haysteen dhinacyadii ku lug lahaa…
Hoggaamiyaha Waqooyi Bari oo kulamo ka wada Qaahira + Sawirro↗
Qaahira (Caasimada Online) – Hoggaamiyaha Dowlad-goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya, Cabdulqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye) ayaa magaalada Qaahira kulan kula yeeshay Danjiraha Soomaaliya ee Masar ahna Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya u…
Ciidamada DANAB oo howl-gallo culus ka wada Shabeellaha Hoose↗
Marka (Caasimada Online) – Ciidamada kumaandooska Danab ee xoogga dalka Soomaaliya ayaa howl-gallo ka dhan ah kooxda Al-Shabaab ka wada deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose ee Koonfur Galbeed. Howl-galladan ayaa ciidamada Danab ku…
Maxay tahay shirkadda Kenyan-ka ee Bangiga Adduunka ka mamnuucay mashaariicda Soomaaliya?↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Bangiga Adduunka ayaa shirkadda teknoolojiyadda ee Kenya laga leeyahay ee Webmasters Kenya Limited ka mamnuucday inay ka qayb qaadato mashaariicda uu maalgeliyo Bangiga muddo aan ka yarayn shan sano. Go’aanka…
Bixitaanka QM ee Soomaaliya oo u muuqda inuu billowday↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Qaramada Midoobay ayaa billowday dhimista shaqaalaha iyo diyaarinta iibka qeyb ka mid ah hantida howlgalkeeda Soomaaliya, xilli ay sii xoogeysaneyso dhibaatada dhaqaale ee halista gelisay nidaamka saadka ee…
Cosoble oo dalbaday in hal arrin la weydiiyo Kheyre ka hor inta aan xil lagu aaminin↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee HirShabelle Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa weerar siyaasadeed oo culus ku qaaday Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, isaga oo sheegay in Kheyre ay tahay inuu marka…
Pakistan: Maxkamad go’aan ka gaartay kiis la xiriira Somalia↗
Karachi (Caasimada Online) — Maxkamad gaar ah oo qaabilsan dambiyada la xiriira maandooriyaha oo ku taalla Pakistan ayaa saddex nin ku xukuntay xabsi daa’in, kadib markii lagu helay inay isku dayeen inay Soomaaliya u soo tahriibiyaan in ka…
Xog: DF oo qorsheynaysa in 3 magaalo ka hirgeliso saldhigyo ciidan iyo xarumo drones ah↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa qorsheynaysa in saddex magaalo oo istiraatiiji ah oo ku yaalla bartamaha iyo koonfurta dalka laga hirgeliyo saldhigyo ciidan iyo xarumo laga hago diyaaradaha aan duuliyaha…
Muxuu ka dhigan yahay go’aanka Maxkamadda Sare ee doorashooyinka Galmudug?↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Go’aanka Maxkamadda Sare ee Soomaaliya ay ku laashay natiijooyinkii doorashadii 30-kii Luulyo ka dhacday Galmudug waa mid ka weyn in loo arko oo keliya in doorashada dib loo qabanayo. Waa go’aan taabanaya…
Sheekh Shaakir oo si degdeg ah uga fal-celiyay go’aanka maxkamadda sare↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiyaha Xisbiga Siyaasadeed ee Towfiiq, Sheekh Axmed Shaakir ayaa soo dhaweeyay go’aanka Maxkamadda Sare ee Soomaaliya ay ku laashay natiijooyinkii doorashooyinka Golaha Wakiillada iyo Golayaasha…
Xog: Xasan, Xamza iyo Mahad Salaad oo ka shiraya arrinta kasoo cusboonaatay doorashada Galmudug↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray hoyga uu magaalada Muqdisho ka degan yahay Ra’iisul Wasaare Xamza Cabdi Barre, halkaas oo uu ka bilowday kulan xasaasi ah oo looga hadlayo xaaladda…
Guddoomiyaha Dayniile oo soo soo saaray amar culus oo la xiriira waddooyinka degmada↗
Mogadishu (Caasimada Online) — Guddoomiyaha Degmada Dayniile, Mudane Cabdiraxmaan Macallin Xuseen, ayaa soo saaray amar ku saabsan nadaafadda, bilicda deegaanka iyo xoojinta amniga waddooyinka waaweyn ee degmada, isagoo shacabka iyo…
TURKIGA oo kala caddeeyay inuu fuliyay duqeyntii ka dhacday Puntland↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Turkiga ayaa iska fogeysay inay ku lug leedahay duqeyn khasaare nafeed ka dhashay oo ka dhacday xeebaha maamulka Puntland. Sarkaal ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Dibadda Turkiga oo la hadlay BBC-da…
Aadan Madoobe oo amray dagaal ka dhan ah ciidamada Lafta-gareen iyo…↗
Baydhabo (Caasimada Online) – Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed, Aadan Madoobe ayaa soo gaba-gabeeyay kulamo uu la yeeshay saraakiisha ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Daraawiishta Koonfur Galbeed, isagoo amray in la bilaabo…
Cadaadis shacab oo Villa Somalia ku qasbay tallaabo aysan fileyn↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Shacab careysan ayaa maanta u daatay bogga Villa Somalia, kadib markii lasoo geliyay sawirrada kulan dhiirrigelin ah oo uu Madaxweyne Xasan Sheekh la qaatay 10-kii arday ee kaalmaha hore ka galay imtixaanka…
Muxuu Deni ka yiri duqeynta lala beegsaday burcadbadeeda ku sugan Puntland? + Video↗
Garoowe (CaasimadaOnline) – Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Puntland, Mudane Saciid Cabdullahi Deni oo xalay ka qayb-galay kulan dadweyne oo ka dhacay degmada Jariiban ee Gobolka Mudug ayaa ka hadlay xaaladda amni ee ka taagan Puntland,…
Xasan o ballan qaad u sameeyay ardaydii kaalmaha hore ka galay Imtixaanka shahaadiga↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay ardayda kaalmaha hore ka galay imtixaanka shahaadiga fasalka 12-aad ee sanad-dugsiyeedka 2025 2026-ka, isagoo u sameeyay ballan…
Daawo: Maxkamadda Sare oo laashay natiijada doorashadii GALMUDUG↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Maxkamadda Sare ee dalka ayaa maanta go’aan cuus ka soo saartay doorashooyinkii isku sidkanaa ee Golaha Wakiillada iyo Goleyaasha Deegaanka ee dhawaan ka dhacay Dowlad-goboleedka Galmudug, kuwaas oo dhaliyay…
Shariif oo weerar ku qaaday ciidamada DF: Waa fuleey oo kasoo cararay…↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee dowladdii KMG ahayd Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa si adag uga hadlay tallaabooyinka ay dowladda federaalka ka waddo magaalada Muqdisho, gaar ahaan howlaha barakicinta iyo duminta…
Kooxda haysata markabkii hubka u soo siday Muqdisho oo soo bandhigtay dalab culus↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Xog soo baxaysa ayaa sheegaysa in kooxda burcad-badeedda ah ee gacanta ku haysa markabka M/V LUTUF ay dalbatay lacag madax-furasho ah oo ku dhow laba milyan oo dollar, si loo sii daayo markabka iyo shaqaalaha…
Midowga Culimada oo taageeray xaqa DF u leedahay maamulka dhulka danta guud↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Midowga Golayaasha Culimada Soomaaliyeed ayaa taageeray xaqa dowladda ay u leedahay maamulka iyo dib-u-habeynta dhulalka danta guud ee Muqdisho, balse ku adkeystay in aan lagu xadgudbin hantida gaarka ah ee…
Farmaajo oo arrin xasaasi ah ka dalbaday Xasan Sheekh kadib markii…↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa ka hadlay xaaladda adag ee ka taagan magaalada Muqdisho, gaar ahaan barakicinta iyo dhulboobka…
Fal-celin aan caadi ahayn oo ka dhalatay tallaabo uu maanta qaaday RW Xamza↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Fal-celin aan caadi ahayn ayaa ka dhalatay tallaaboo uu maanta uu qaaday Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre, kadib markii uu kormeer shaqo ku tagay Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo…
DF Soomaaliya oo sadddex qodob kala hadashay Ingiriiska + Swirro↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay safiirka Boqortooyada Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya, Danjire Charles King oo ay ka wada-hadleen arrimo…
Daawo: Mucaaradka oo war culus kasoo saaray howlgal maanta DF ka fulisay…↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Xubnaha Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed oo galabta shir ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay tallaabadii ugu dambeysay ee ay dowladda qaaday, gaar ahaan howlgallada burburinta ee weli kasii socda…
Maxaa kasoo baxay wada-hadalladii Jaamac iyo xildhibaannada mucaaradka?↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, gaar ahaan xarunta Villa Hargeysa, waxaa maanta lagu soo gabagabeeyay wada-hadallo xasaasi ah oo maalmihii lasoo dhaafay u dhexeeyay Guddoomiyaha cusub ee Golaha…
Muungaab oo qaaday tallaabo la xiriirta cabashooyinka dhulalka Muqdisho↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) oo maanta oo axad ah Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar kulan wadi-tashi ah kula qaatay Wasiirka Wasaaradda…
Mareykanka oo Soomaaliya ka qaaday xayiraaddii fiisaha↗
Washington (Caasimada Online) – Dowladda Mareykanka ayaa meesha ka saartay xayiraaddii fiisaha ee saarnayd muwaadiniinta Soomaaliya, kaddib go’aan ka soo baxay garsoore ka tirsan maxkamadaha Mareykanka oo tallaabadii hore ku tilmaantay mid…
Sawirro: Xamza oo maanta guddoomiyaya kulankii ugu horreeyay ee guddiga…↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre ayaa shir guddoomiyay kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Sare ee Maamulka Sanduuqa Qaranka ee Maareynta Khataraha…
Sidee loo dilay horjooge Cabdullaahi Odowaa oo muddo dheer ka tirsanaa Shabaab↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Laba ka tirsan ciidamada Macawisleyda deegaanka Wargaadhi ayaa galabnimadii Jimcihii deegaanka Tawakal oo qiyaastii shan kiiloomitir u jirata Cali Gaduud ee gobolka Shabeellaha Dhexe ku khaarijiyay horjooge…