Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News28 Sept 2026 DEG-DEG: Faahfaahin Dheeraad ah oo Ka Soo Baxaysa Dagaalka Culus ee Baydhabo↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa dagaalka culus ee saakay ka qarxay magaalada Baydhabo, iyadoo xaaladda magaalada ay weli tahay mid aad u kacsan, waxaana qeybo badan oo Baydhabo ah…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News28 Sept 2026 DEG-DEG: Dagaal Culus oo ka Socda Magaalada Baydhabo↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Xaaladda magaalada Baydhabo ayaa maanta aad u kacsan, iyadoo gudaha magaalada laga maqlayo dhawaqa hubka culus iyo rasaas xooggan. Wararka laga helayo magaalada ayaa sheegaya in dagaal…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News27 Sept 2026 Naafada Ciidanka oo ka cabanaya hanjabaad la sheegay inay kala kulmeen Wasiirka Gaashaandhigga↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Xubno ka tirsan guddiga naafada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa sheegay inay maanta kulan kula yeesheen Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi iyo Taliyaha Ciidanka…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News27 Sept 2026 Hub lagu qabtay Kaaraan iyo baaritaan socda oo ku saabsan halka loo waday↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Ciidamada ammaanka ayaa maanta degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho ku qabtay gaari lagu sheegay inuu waday hub tiro badan, kaas oo lagu qariyay saddex jawaan oo saarnaa gaariga. Gaariga…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News27 Sept 2026 Qoysaska 10 badmaax oo Pakistani ah oo walaac ka muujiyay afduubka burcad-badeedda Soomaaliya↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Qoysaska 10 badmaax oo u dhashay dalka Pakistan ayaa walaac xooggan ka muujiyay xaaladda eheladooda oo in ka badan shan bilood gacanta ugu jira kooxo burcad-badeed Soomaali ah. Qoysasku…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News27 Sept 2026 Xiisadda siyaasadeed ee Beledweyne oo sii xoogeysanaysa iyo kulamada Xawaadle↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa maalmihii lasoo dhaafay ka socday dhaqdhaqaaqyo siyaasadeed iyo wadatashiyo la xiriira mustaqbalka siyaasadeed ee gobolka Hiiraan iyo…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News27 Sept 2026 Waalidiin Garoowe ka mudaharaaday oo dalbaday xog ku saabsan carruurtooda ku sugan Aljeeriya↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Waalidiin iyo ehelada dhalinyaro Soomaaliyeed oo tahriib ku galay dalka Aljeeriya ayaa maanta dibadbax ka dhigay qaybo ka mid ah magaalada Garoowe, iyagoo dalbaday in la helo xog iyo…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News27 Sept 2026 Muungaab oo Ciidamo Ku Ururinaya Gobolka Shabeellaha Dhexe?↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen Muungaab, ayaa muddooyinkii dambe si muuqata ugu lug lahaa arrimaha la xiriira ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka ee…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News27 Sept 2026 Xamsa oo wajahaya cadaadis siyaasadeed : Agoonta, ciidamada, dhulalka Muqdisho , mashaariicda dekedda iyo garoonka↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Ra’iisul Wasaaraha xilgaarsiinta ee Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa xilligan wajahaya arrimo siyaasadeed, dhaqaale iyo bulsho oo si weyn looga hadal hayo gudaha dalka, iyadoo su’aalo…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News27 Sept 2026 Fiqi oo digniin culus u diray mucaaradka: “Gacan bir ah ha lagu qabto cid kasta oo abaabusha maleeshiyaad”↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa digniin culus u diray siyaasiyiinta mucaaradka, isagoo ka hadlay khatarta uu sheegay inay ka dhalan karto abaabul ciidan,…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News27 Sept 2026 Türkiye oo New York ku hoggaamisay kulan looga hadlay taageerada amniga Soomaaliya↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Türkiye, Danjire Musa Kulaklıkaya, ayaa guddoomiyay kulan muhiim ah oo ka dhacay xarunta Turkish House ee magaalada New York, kaas oo looga…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News27 Sept 2026 Sacuudiga oo aaminsan in Imaaraadku door ku lahaa aqoonsiga Israel ee Somaliland↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Dowladda Sacuudi Carabiya ayaa aaminsan in Imaaraadka Carabta uu door muhiim ah ku lahaa fududeynta aqoonsigii ay Israel siisay Somaliland, iyadoo saraakiil Sacuudi ah ay sidoo kale u arkaan…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News26 Sept 2026 Fahad Xabash oo Muqdisho kusoo bandhigay ciidan uu sheegay inay taageersan yihiin↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Fahad Xabash ayaa maanta magaalada Muqdisho kusoo bandhigay koox ciidan ah oo uu sheegay inay taageersan yihiin, isla markaana ay si wadajir ah uga soo horjeedaan Dowladda Federaalka…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News26 Sept 2026 Asad Diyaano oo wajahaya xil-ka-qaadis, Xamse Cabdi Barre oo cadaadis siyaasadeed ku sii kordhayo↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya ayaa saacadba saacad ka dambeysa sii kululaanaysa, iyadoo warar cusub ay sheegayaan in isbeddel lagu sameynayo hoggaanka Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed,…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News26 Sept 2026 Ypeer Somalia oo Garoowe ku qabatay kulan looga hadlay dhaqaalaha buluugga ah ee Soomaaliya+Sawirro↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Ypeer Somalia ayaa magaalada Garoowe ku qabatay kulan qeyb ka ahaa taxanaha Tilmaame Talks, kaas oo diiradda lagu saaray dhaqaalaha buluugga ah ee Soomaaliya iyo fursadaha waaweyn ee laga…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News26 Sept 2026 Madaxweyne Cirro oo sheegay in Somaliland doonayso iskaashi amni oo ay la yeelato Maraykanka iyo Israa’iil↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa sheegay in Somaliland ay mustaqbalka doonayso inay ballaariso iskaashiga dhinaca amniga ee ay la yeelanayso Maraykanka…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News26 Sept 2026 Soomaaliya oo 2–1 looga adkaaday Gambia bilowga isreeb-reebka AFCON 2027↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Xulka qaranka Soomaaliya ee Ocean Stars ayaa guuldarro 2–1 ah kala kulmay xulka Gambia, kulan ka tirsanaa isreeb-reebka Koobka Qaramada Afrika ee AFCON 2027, kaas oo 25-kii Sebtembar 2026…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News26 Sept 2026 Baydhabo: Baaritaanka Geerida Gabadha 5 Jirka Ah Ikhlaas Ibraahim oo La Dardar-gelinayo↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Hay’adaha amniga ee magaalada Baydhabo ayaa dardar-gelinaya baaritaanka ku saabsan geerida gabar yar oo shan jir ahayd, taas oo meydkeeda Jimcihii laga helay xaafadda Xaqsoor ee magaalada…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News26 Sept 2026 Soomaaliya iyo Burkina Faso oo Laba Siyaabood oo Kala Duwan Uga Falceliyey Qoysaska Askarta Dhimatay↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Waxaa maanta isbarbar yaal laba dhacdo oo ku saabsan sida dowladuhu ula dhaqmaan qoysaska askarta dalkooda ugu dhimatay dagaallada. Burkina Faso ayaa qaadday tallaabo cusub oo lagu…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News25 Sept 2026 Sanbalooshe oo bogaadiyay bannaanbaxii Hiiraan, xilli khilaaf ka taagan yahay doorashada Hirshabeelle↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbalooshe, oo ah siyaasi iyo taliyihii hore ee Hay’adda Nabad-Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka NISA, ayaa taageero u muujiyay bannaanbax nabadeed oo ka dhacay gobolka…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News25 Sept 2026 Maxaa ka dambeeya in Rubio iyo Ruto ay Soomaaliya ka wada hadlaan xilli Xasan Sheekh uu New York joogo?↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Kulankii dhexmaray Madaxweynaha Kenya, William Ruto, iyo Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka, Marco Rubio, ayaa dhaliyay hadal-heyn siyaasadeed oo la xiriirta doorka Soomaaliya ee…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News25 Sept 2026 Cirro oo sheegay in Turkiga iyo Masar ay wadaan dadaallo ka dhan ah aqoonsiga Somaliland↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa sheegay in dalal Afrikaan ah iyo kuwo kale ay wadaan dadaallo diblomaasiyadeed oo lagu hor istaagayo aqoonsi caalami…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News25 Sept 2026 Soomaaliya iyo Somaliland: Farqiga u dhexeeya joogitaanka ciidamada shisheeye, amniga iyo maamulka↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Soomaaliya iyo Somaliland waxay muddo dheer ku kala aragti duwanaayeen arrimo badan oo siyaasadeed, amni iyo dowladnimo. Mid ka mid ah meelaha inta badan lagu kala barbardhigo labada dhinac…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News25 Sept 2026 Wasiir Xasan Cabdi Maxamed oo weerar afka ah ku Xasan Sheekh xilli xiisadda Koonfur Galbeed ay sii xoogeysanayso↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Xiisadda siyaasadeed iyo tan amni ee ka taagan Koonfur Galbeed ayaa sii xoogeysanaysa, iyadoo masuuliyiin iyo siyaasiyiin kala taabacsan dhinacyada isku haya maamulka Koonfur Galbeed ay…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News25 Sept 2026 Madaxweyne Cirro oo CFR kaga hadlay aqoonsiga Somaliland iyo danaha istiraatiijiga ah ee Geeska Afrika+Sawirro↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa magaalada New York khudbad iyo dood ka jeediyey Golaha Xiriirka Dibadda ee Maraykanka, Council on Foreign Relations…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News25 Sept 2026 Beledweyne oo ku kala qeybsan doorashada Hirshabeelle iyo mustaqbalka Cali Guudlaawe↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa maalmahan wajahaysa xaalad siyaasadeed oo sii kululaanaysa, kaddib markii ay soo baxeen bannaanbaxyo waaweyn oo looga soo horjeedo…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News25 Sept 2026 Qoysas sheegay in la dhimay lacagtii loo siin jiray carruurta askarta ku dhimatay dagaalka Al-Shabaab+Sawirro↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Qoysas haya carruur ay dhaleen askar ka tirsanaa Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo ku dhintay dagaallada ka dhanka ah Al-Shabaab ayaa sheegay in lacag taageero ah oo ay dowladda siin…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News24 Sept 2026 Maxaa keenay muranka safarka Guudlaawe ee Hiiraan?”↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Magaalada Beledweyne waxaa maanta ka dhacay bannaanbax ballaaran oo ay dhigayaan boqolaal qof, kaas oo looga soo horjeedo hannaanka loo wado doorashada maamulka Hirshabeelle iyo…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News24 Sept 2026 Somaliland oo Taiwan kaga qayb-gashay shir caalami ah oo looga hadlay maaraynta musiibooyinka↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Wafdi ka socda Somaliland ayaa magaalada Taipei kaga qayb galay shir caalami ah oo diiradda lagu saaray maaraynta musiibooyinka, u-diyaargarowga xaaladaha degdegga ah iyo xoojinta iskaashiga…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News24 Sept 2026 Digniin amni oo ku saabsan safarrada aan daruuriga ahayn ee Baydhabo↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Waxaa soo baxaya digniin amni oo la xiriirta safarrada magaalada Baydhabo, taas oo ku talineysa in si ku-meel-gaar ah loo hakiyo safarrada aan daruuriga ahayn ee loo aadayo magaalada, iyadoo…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.