Madaxweyne Cirro oo qaabilay Fihiima Quuje, shaaciyayna sida uu ku wajahayo Waqooyi Bari↗
Hargeysa (Caasimada Online) – Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa Madaxtooyada Somaliland ku qaabilay Fahiima Yusuf Quuje, oo dhawaan iska casishay xildhibaanimadii baarlamaanka maamulka Waqooyi Bari.…
Maxay Hindiya uga shakisan tahay xiriirka sii xoogeysanaya ee Soomaaliya iyo Pakistan?↗
New Delhi (Caasimada Online) – Xiriirka difaaca ee Soomaaliya iyo Pakistan oo si xawli ah u sii xoogeysanaya ayaa indhaha ku soo jeediyey Hindiya, oo si dhow ula socota doorka cusub ee Islamabad ay ka sameysaneyso Geeska Afrika iyo…
Kenya oo laga dalbaday in ay Lafta-gareen usoo gacan geliso DF↗
Baydhaba (Caasimada Online) – Wasiirka Amniga maamulka Koonfur Galbeed, Cismaan Isaaq Maxamed, ayaa dowladda Kenya ka dalbaday inay xirto madaxweynihii hore ee maamulkaas Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, isla markaana loo soo gacan…
Xog: Kulankii FARMAAJO iyo Shariif oo khilaaf ka dhex abuuray Golaha Mustaqbalka↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Isbaheysiga mucaaradka ee Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa iska fogeeyey kulan gaar ah oo Khamiistii dhexmaray madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Shariif Sheekh Axmed,…
Xogta cajiibka ah ee kobaca dhaqaalaha Soomaaliya xilli ay yaraadeen deeqaha dibedda↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in dhaqaalaha dalka uu sanNadkii 2025 kordhay 3.1 boqolkiiba, iyadoo isla xilligaas ay hoos u dhaceen qaar ka mid ah taageeradii iyo deeqihii caalamiga ahaa ee…
Muxuu ahaa ujeedka shirka uu guddoomiyay Ra’iisul wasaare Xamza? + Sawirro↗
Muqdisho (Caasimada Online) — Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa maanta shir-guddoomiyey kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Sare ee Maamulka Santuuqa Qaran ee Maareeynta Khataraha Masiibooyinka, kaasi oo lagu soo…
Daawo: Jubbaland oo tallaabo xasaasi ah qaaday kadib heshiiskii Janan↗
Kismaayo (Caasimada Online) – Dowlad-goboleedka Jubaland ayaa maanta bilowday diiwaangelinta ciidamada Darawiishta ee haatan ku sugan duleedka magaalada Beled Xaawo ee gobolka Gedo. Ciidamada ayaa lagu sameynayaa xog diiwaangelin rasmi ah,…
Abiy oo doonaya inuu Itoobiya ka noqdo madaxweyne awood leh – Sidee?↗
Addis Ababa (Caasimada Online) – Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed ayaa damacsan inuu noqdo madaxweynihii ugu horreeyay ee Itoobiya ee leh awood buuxda, taas oo qeyb ka ah qorshe ballaaran oo lagu doonayo in wax looga beddelo…
Aadan Madoobe oo ku laabtay Baydhaba kadibna diray hanjabaad culus↗
Baydhaba (Caasimada Online) – Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo maalmahan safar shaqo ku joogay magaalada Muqdisho ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Baydhaba, isaga oo farriin…
Maxaa laga filan karaa wada-hadallada u socda DF iyo mucaaradka?↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiyaha Ururrada Bulshada Rayidka Soomaaliyeed, Cismaan Muxuyadiin Shaatax ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya, gaar ahaan khilaafka weli u dhexeeya Dowladda Federaalka iyo mucaaradka.…
Hayat Market oo ku guuleystay abaal-marinta Supermarket ka ugu adeegga wanaagsan↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu qabtay munaasabad lagu bixinayay abaal-marinta sanadlaha ah ee (Somali Bussines Awards) oo la gudoonsiinayey ganacsiyada iyo shirkadaha Soomaaliyeed ee sanadkan lagu…
Isbahaysiga milatari ee qeybta ka tahay Soomaaliya oo maanta Muqdisho ka furay…↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa si rasmi ah uga bilaabatay munaasabadda daahfurka mashaariicda Isbahaysiga Milatari ee Islaamka ee La-dagaallanka Argagixisada (IMCTC) ka fulinayo Soomaaliya,…
Cabdullaahi Faadhuud iyo Xasan Garabdheere oo la dilay kadib weerar…↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya oo warsaxaafadeed soo saartay ayaa faah-faahin ka bixisay howlgal ay Jimcihii ciidamada Macawiisleyda ka fuliyeen deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe, kaas oo lagu…
Daawo: Arrin cusub oo kasoo korortay xaaladda Baydhaba↗
Baydhaba (Caasimada Online) – Taliska Booliska Magaalada Baydhabo ayaa ka hadlay xaaladda ammaan ee degmadaasi iyo barakac la sheegay inay bilaabeen qaar kamid ah dadka deegaanka ee ku dhaqan magaaladaasi oo dhawaan ay ku dagaalameen…
Shabaab u badan ajaaniib oo soo buux dhaafiyay deegaan muhiim ah iyo dhaq dhaqaaq…↗
Janaale (Caasimada Online) – Wararka naga soo gaaraya deegaanka Janaale ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in halkaasi laga dareemayo dhaqdhaqaaq ciidan, kadib markii maleeshiyaad badan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab lagu arkay…
PUNTLAND oo qoraal adag ka soo saartay weerar lagu tuhunsan yahay TURKIGA↗
Garoowe (Caasimada Online) – Dowladda Puntland ayaa markii ugu horreysay si faahfaahsan uga hadashay duqeymo maalmihii lasoo dhaafay ka dhacay xeebaha gobolka Nugaal, iyadoo dalbatay in dowladaha ka dambeeyay weerarradaas ay sharaxaad…
Qubrus oo jawaab ka soo saartay tallaabadii DF kadib arrintii uu sameeyey Jaamac↗
Nicosia (Caasimada Online) – Dowladda Qubrus ayaa soo dhoweysay bayaanka ay Soomaaliya Jimcihii ka soo saartay murankii ka dhashay qoraal uu Guddoomiyaha Golaha Shacabka Cabdulqaadir Maxamed Nuur ku magacaabay maamulka waqooyiga…
Soomaaliya iyo 11 dal oo soo saaray qoraal kadib weerarkii…↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Soomaaliya iyo 11 dal oo kale ayaa si adag u cambaareeyay duqeymaha ay Israel toddobaadkan ka geysatay saldhigga milatari ee Abu al-Duhur ee waqooyi-galbeed Suuriya, iyagoo ku tilmaamay weerarradaasi “xiisad…
Gaalkacyo: Deni oo goobjoog u noqday guryo la dumiyey iyo sababta ka dambeysa↗
Gaalkacyo (Caasimada Online) – Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kormeer ku tegay goobaha ay biyuhu fariistaan ee bartamaha magaalada Gaalkacyo. Kormeerka ayaa la xiriiray qorshaha lagu hagaajinayo…
Somalia oo wajahaysa halis amni kadib khatar ku wajahan…↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Digniinaha kasoo baxaya saraakiisha iyo diblomaasiyiinta reer Galbeedka ee ku saabsan mustaqbalka howlgalka AUSSOM waxay taabanayaan meel aad uga xasaasi badan doodda ku saabsan maalgelinta ciidamada Midowga…
Maxay ka dhigan tahay in wasiir is-casilay uu dib ugu laabto shaqadiisa?↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya, Saadaad Caliyow ayaa dib ugu laabtay shaqadiisa kaddib markii uu ka haray tartankii doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka. Arrintan waxay dhalisay…
Madaxweyne Xasan Sheekh: Shidaal inay Soomaaliya yeelan doonto lama oga↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in aan weli si rasmi ah loo xaqiijin karin in Soomaaliya laga heli doono shidaal ganacsi ahaan looga faa’iidaysto. Inkastoo Xasan uu…
DF oo caddeysay inay aqoonsatay kala go’a Qubrus iyo in kale kadib tallaabadii Jaamac↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa caddeysay in mowqifkeeda ku aaddan qadiyadda Qubrus uu weli yahay mid aan isbeddelin, isla markaana uu ku salaysan yahay Axdiga Qaramada Midoobay iyo midka khuseeya…
Cirro oo sheegay inuu doonayo in Somaliland ka dhigo Jabuuti-da cusub – Sidee?↗
Hargeysa (Caasimada Online) – Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa ka hadlay qorshayaasha xukuumaddiisa ee ku aaddan amniga Badda Cas, horumarinta ganacsiga gobolka iyo dadaallada lagu raadinayo aqoonsi…
DF ma si hoose ayey Turkiga ugala macaamilaysa kheyraadka dalka↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa beenisay inay dooneyso inay si hoose ugala macaamisho Turkiga kheyraadka dalka, xilli Ankara ay gacanta ku hayso mashruuca soo saarista shidaalka. Wasiirka Batroolka iyo…
Maxaa ka run ah digniinta Museveni ee Xasan Sheekh iyo khilaafka labada madaxweyne?↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Saacadihii la soo dhaafay waxaa baraha bulshada iyo warbaahinta qaar si weyn loogu faafiyay warar ku saabsan khilaaf xooggan oo u dhexeeya Madaxweynaha Uganda, Yoweri Museveni iyo Madaxweynaha Soomaaliya,…
Xog: DF Soomaaliya oo qorsheynaysa dib u furista garoonka Doolow↗
Doolow (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa inay dib u amarto furitaanka garoonka diyaaradaha ee magaalada Doolow, kaas oo muddo ku dhow laba sano u xirnaa sababo la xiriira khilaaf siyaasadeed iyo xiisado ka…
Culimada Soomaaliyeed oo dalbaday in baaris la bilaabo, uuna Xasan degdeg u joojiyo…↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Midowga Golayaasha Culimada Soomaaliyeed ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho uga hadlay cabashooyinka isa soo taraya ee la xiriira dhulalka iyo guryaha laga duminayo qaybo ka mid ah caasimadda.…
Markab hub Turkigu leeyahay u siday Muqdisho oo la afduubtay↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Burcad-badeed Soomaali ah ayaa xeebaha Puntland ku afduubtay markab xamuul oo siday hub, qalabka isgaarsiinta iyo qalab dayax-gacmeed oo loo waday xarun tababar milateri oo Turkigu ku leeyahay magaalada…
QM oo shaacisay sida DF u wiiqday dhaqaalihii Shabaab ee Muqdisho iyo weeraradii↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Warbixin cusub oo loo gudbiyey Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa shaaca ka qaaday isbeddel lagu arkay qaabka ay Al-Shabaab uga hawlgasho Soomaaliya, iyadoo kooxda ay yareysay tirada weerarrada…