Skip to content
Breaking News

Aggregated

The Wire

330 headlines · 42 sources · updated 10 minutes ago

What the rest of the world is publishing about the Horn of Africa — and what the Horn's own newsrooms are publishing about everywhere else.

These are headlines published by other newsrooms, not Hornafrika reporting. We show the headline, a short extract and a link; the full article stays with the publisher who wrote it, and copyright in each headline and extract remains with that publisher. How the wire works

ScopeHorn of AfricaWorldHeadlines naming Somalia, Ethiopia, Djibouti or Eritrea.

Filtered to Kaab TV · clear

Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News24 Sept 2026

Golaha Mustaqbalka oo Golaha Ammaanka u gudbiyay cabasho ku saabsan fashilka wada-hadallada doorashada Soomaaliya

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay u gudbiyay qoraal uu kaga hadlay xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya, gaar ahaan wada-hadallada lagu doonayay in…

Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News24 Sept 2026

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland iyo bulshada Waqooyiga Ameerika oo isu-soo bax ka dhigay New York+Sawirro

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland, xubno ka tirsan Xukuumadda Somaliland iyo bulshada Somaliland ee ku nool Waqooyiga Ameerika ayaa 23-kii Sebtembar isu-soo bax ballaaran ku qabtay…

Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News23 Sept 2026

KAAH oo walaac ka muujiyay xariga weriye Cabdiqani Baylood

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Xisbiga mucaaradka KAAH ee Somaliland ayaa walaac ka muujiyay xariga weriye Cabdiqani Xuseen Abokor, oo loo yaqaan Baylood, isaga oo xukuumadda Somaliland ugu baaqay inay ilaaliso xorriyadda…

Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News23 Sept 2026

Ciidamada Xawaadle ee Afcad oo hub culus lasoo baxay, kana hor yimid doorasho ka dhacda Hiiraan+Sawirro

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Deegaanka Afcad ee gobolka Hiiraan waxaa soo baxay ciidamo ka tirsan kuwa deegaanka oo wata hub kala duwan, oo ay ku jiraan qoryaha loo yaqaan Sniper-ka iyo hub culus, xilli gobolka uu ka…

Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News22 Sept 2026

Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada ee Golaha Shacabka oo dalbaday in la hakiyo amarka Ra’iisul Wasaaraha ee shaqaalaha rayidka

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa dalbaday in si degdeg ah loo hakiyo dhaqangelinta amarka Ra’iisul Wasaaraha ee la xiriira…

Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News22 Sept 2026

Soomaaliya oo xudun u noqotay khilaafka Uganda iyo Turkiga

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Soomaaliya ayaa la sheegay inay xudun u noqotay khilaaf sii xoogeysanaya oo u dhexeeya Uganda iyo Turkiga, kadib markii Kampala ay hakisay iskaashigii militari iyo difaac ee ay la lahayd…

Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News22 Sept 2026

Wasiir Bashiir Goobe: “Doomo ayaa dhawaan lagu kala gudbi doonaa xaafadaha Muqdisho oo roobka Biya dhigeen”

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Wasiirka Degaanka iyo isbadalka Cimilada ee Soomaaliya Bashiir Goobe ayaa ka digay xaalad halis ah oo ka dhalatay biyaha roobka ee ku fatahay qaar ka mid ah xaafadaha Muqdisho, isagoo…

Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News21 Sept 2026

Baydhabo: Qarax lala beegsaday Taliyaha Booliiska

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Warar soo baxaya ayaa sheegaya in qarax loo adeegsaday bam-gacmeed lagu weeraray gaari uu saarnaa Taliyaha Saldhigga Booliiska Baydhabo, Cali Taagey, iyo qaar ka mid ah shaqaalihiisa.…

Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliAden Abdi21 Sept 2026

Xildhibaan ka hadlay siyaasadda qaran iyo heshiis difaac

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Xildhibaan ka hadlay siyaasadda qaran iyo heshiis difaac Xildhibaan ka soo jeeda Puntland ayaa sheeg tay in marka hore la isku waafaqo siyaasadda qaran, ka hor inta aan la sameyn heshiis…

Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News21 Sept 2026

Puntland oo faahfaahin ka bixisay ciidamo lagu qabtay Gaalkacyo

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Puntland ayaa markii ugu horreysay ka hadashay ciidamo iyo laba gaari oo nooca ciidamada lagu qaado ah oo lagu qabtay magaalada Gaalkacyo, kuwaas oo la sheegay inay u socdeen mid ka mid ah…

Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News20 Sept 2026

Xiriirka Somaliland iyo Israel oo sii xoogeysanaya

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Xiriirka u dhexeeya Somaliland iyo Israel ayaa sanadkan noqday mid ka mid ah arrimaha ugu waaweyn ee siyaasadda Geeska Afrika, kaddib markii Israel ay Somaliland si rasmi ah u aqoonsatay,…

Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.