Skip to content
Breaking News

Aggregated

The Wire

450 headlines · 42 sources · updated 50 minutes ago

What the rest of the world is publishing about the Horn of Africa — and what the Horn's own newsrooms are publishing about everywhere else.

These are headlines published by other newsrooms, not Hornafrika reporting. We show the headline, a short extract and a link; the full article stays with the publisher who wrote it, and copyright in each headline and extract remains with that publisher. How the wire works

ScopeHorn of AfricaWorldHeadlines naming Somalia, Ethiopia, Djibouti or Eritrea.

Filtered to Caasimada Online · clear

Caasimada OnlineRegionalSomaliGuuleed Muuse20 Aug 2026

Digniin cusub oo laga soo saaray culeyska AUSSOM iyo fursadda Al-Shabaab

Muqdisho (Caasimada Online) – Saraakiil iyo diblomaasiyiin reer Galbeed ah ayaa ka digaya in haddii aan la helin ilo dhaqaale oo kale ay adkaan karto in ciidamada Midowga Afrika ee Soomaaliya ay sii joogaan saldhigyada ku yaalla deegaanada…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliGuuleed Muuse20 Aug 2026

Fiqi ma wuxuu isku beddelay afhayeenka dowladda?

Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi ayaa muddooyinkii dambe si joogto ah uga falcelinayay hadallada kasoo baxaya mucaaradka iyo siyaasiyiinta dhaliila dowladda. Wasiirka ayaa si joogta ah u…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliGuuleed Muuse20 Aug 2026

Wasaaradda A/Dibadda Soomaaliya oo si weyn loogu dhalleeceeyay arrin ay maanta sameysay

Muqdisho (Caasimada Online) – Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa soo saartay war-saxaafadeed ay ku sheegtay inay si weyn uga xun tahay burbur ka dhacay goob macdanta dahabka laga qodo oo ku taalla tuulada Zamboye ee galbeedka…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan20 Aug 2026

Guddoomiyaha Dayniile oo ku guuleystay abaal-marinta Somali Leadership Awards 2026

Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiyaha Degmada Dayniile, Mudane Cabdiraxmaan Macallin Xuseen, ayaa ku guuleystay Somali Leadership Awards 2026 – Special Leadership Award (SLA Winner 2026), taas oo lagu maamuusay hoggaamintiisa,…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliGuuleed Muuse20 Aug 2026

Maxay ka dhigan tahay in Xasan uu aqoonsiga ka guddoomo safiirro aan Muqdisho deggenayn?

Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shalay waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay toddobo safiir , kuwaas oo intooda badan aan safaarado ku lahayn Muqdisho, balse Soomaaliya uga wakiil ah…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliJamaal Maxamed20 Aug 2026

Shirka Golaha Wasiirrada oo lagu soo bandhigay warbixinno xasaasi ah + Sawirro

Muqdisho (Caasimada Online) — Golaha Wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno kala duwan oo la xiriira dhaqaalaha, amniga iyo difaaca dalka, iyadoo uu guddoomiyay…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliJamaal Maxamed20 Aug 2026

Somalia iyo Pakistan oo tallaabo cusub u qaaday iskaashiga difaaca + Sawirro

Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa Arbacadii kulan gaar ah la yeeshay Safiirka Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Pakistan u fadhiya magaalada Muqdisho, Marwo Aqsa Nawaz,…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan20 Aug 2026

Taliye sare iyo ciidankiisa oo ka goostay Somaliland kuna biiray maamulka Waqooyi Bari

Ceerigaabo (Caasimada Online) – Sarkaal sare oo ka tirsanaa ciidamada Somaliland ayaa Arbacadii isaga baxay ciidanka maamulkaas, isaga oo ku biiray ciidamada Dowlad-goboleedka Waqooyi Bari ee Soomaaliya, xilli uu sii xoogeysanayo loollanka…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan20 Aug 2026

Soomaali kiis xasaasi ah loogu maxkamadeynayo UK

London (Caasimada Online) – Maxkamad ku taalla dalka Ingiriiska ayaa dambi ku heshay nin Soomaali ah oo u safray Soomaaliya isaga oo doonayay inuu ku biiro kooxda Daacish, balse ku guuldarreystay inuu gaaro goobaha ay kooxdaasi kaga sugan…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliGuuleed Muuse19 Aug 2026

Jaamac oo digniin culus u diray xildhibaannada, kuna dhawaaqay tallaabo uu qaadayo

Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa digniin adag u diray xildhibaannada sida joogtada ah uga maqnaada fadhiyada golaha. Guddoomiyaha…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliGuuleed Muuse19 Aug 2026

Maxay yihiin 7 safiir ee Xasan Sheekh maanta ka guddoomay warqadaha aqoonsiga? + Sawirro

Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta Madaxtooyada Qaranka warqadaha aqoonsiga danjirenimo kaga guddoomay safiirro cusub oo ka socda toddobo dal.…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan19 Aug 2026

Xog: Dalkee maal-geliyey ciidanka uu Xasan tababarka ugu soo xiray GALMUDUG

Dhuusamareeb (Caasimada Online) – Xog dheeri ah ayaa ka soo baxeysa tababar ay Dowladda Federaalka Soomaaliya u soo xirtay ku dhowaad 3,000 oo askari oo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka, kuwaas oo muddo ku dhow hal sano tababar ku…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliJamaal Maxamed18 Aug 2026

Maxay yihiin labada farriin ee uu diray safarka Xasan Sheekh ee Galmudug? + Sawirro

Gaalkacyo (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo haatan booqasho ku maraya deegaannada Galmudug ayaa habeenkii labaad caawa ku hooyanaya koonfurta magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug, halkaas…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan18 Aug 2026

Lafta-gareen oo war ka soo saaray dagaalkii Baydhaba kuna dhowaaqay in uu…

Baydhabo (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa si rasmi ah u sheegtay in maleeshiyo isaga daacadda u ah ay fuliyeen weerarkii Isniintii ka dhacay magaalada Baydhaba, kaas oo…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.