Skip to content
Breaking News

Aggregated

The Wire

454 headlines · 42 sources · updated 5 hours ago

What the rest of the world is publishing about the Horn of Africa — and what the Horn's own newsrooms are publishing about everywhere else.

These are headlines published by other newsrooms, not Hornafrika reporting. We show the headline, a short extract and a link; the full article stays with the publisher who wrote it, and copyright in each headline and extract remains with that publisher. How the wire works

ScopeHorn of AfricaWorldHeadlines naming Somalia, Ethiopia, Djibouti or Eritrea.

Filtered to Caasimada Online · clear

Caasimada OnlineRegionalSomaliJamaal Maxamed28 Sept 2026

Koonfur Galbeed oo shaacisay magacyada ragga hoggaaminayay weerarkii Baydhaba

Baydhaba (Caasimada Online) – Afhayeenka Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Maxamed Sheekh Cabdullaahi(Xaayow) oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Baydhaba ayaa ka warbixiyay dagaalka ka socda magaaladaasi, kaas oo dhexeeyay…

Read at Caasimada Online ↗Headline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliJamaal Maxamed28 Sept 2026

DF oo maydad soo bandhigtay iyo ciidanka Lafta-gareen oo ka dhex dagaalamaya Baydhaba

Muqdisho (Caasimada Online) – Wasaaradda Gaashaanshigga Soomaaliya ayaa faah-faahin hordhac ah ka bixisay dagaalka ka socda magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Baay, kaas oo u dhexeeya ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa taabacsan…

Read at Caasimada Online ↗Headline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan28 Sept 2026

R/W Xamza oo shaaciyey qorshe ay DF isku dayday oo ku saabsan Lafta-gareen

Muqdisho (Caasimada Online) — Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa ugu baaqay madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen inuu dib ugu soo laabto wada-hadal, isagoo ku eedeeyay inuu…

Read at Caasimada Online ↗Headline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan28 Sept 2026

Xasan Sheekh oo shaaciyey in uu 40% hoos u dhacay dakhligii DF ka soo geli jiray…

New York (Caasimada Online) — Dakhliga gudaha ee Soomaaliya ka hesho canshuuraha kastamka ayaa hoos u dhacay qiyaastii 40%, kadib markii carqaladaha ka jira marin-biyoodka Hormuz ay saameyn ku yeesheen ganacsiga, isla markaana sare u…

Read at Caasimada Online ↗Headline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan28 Sept 2026

Itoobiya oo 3 dal ku eedeysay dagaalka ay isbaheysiga 7-da koox ku iclaamiyeen Abiy

Addis Ababa (Caasimada Online) — Taliyaha ciidamada Itoobiya Field Marshal Birhanu Jula ayaa Masar iyo Suudaan ku eedeeyay inay taageerayaan isbahaysi cusub oo ay sameysteen kooxo hubeysan oo doonaya inay xukunka ka tuuraan ra’iisul…

Read at Caasimada Online ↗Headline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliJamaal Maxamed27 Sept 2026

Riyadii guurka oo isku beddeshay Geeri – Qisada xanuunka badan ee Maryan

Muqdisho (Caasimada Online) – Allaha u naxariistee waxaa maanta magaalada Muqdisho ku geeriyootay Marxuumad Maryan Maxamed Cabdi, oo ahayd gabar da’yar oo rajo weyn ka qabtay nolosha, isla markaana ku jirtay diyaar-garowgii ugu dambeeyay…

Read at Caasimada Online ↗Headline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliGuuleed Muuse27 Sept 2026

Askari ka tirsan ciidamada DF oo maanta lagu riday xukun adag kadib markii…

Muqdisho (Caasimada Online) – Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta dil toogasho ah ku xukumay Ex-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso “Soddon”, taas oo ah qisaasta Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo la sheegay inuu dilay.…

Read at Caasimada Online ↗Headline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliGuuleed Muuse27 Sept 2026

Ciidamada Waqooyi Bari oo mushaarkii ugu horreeyay ka helay DF Soomaaliya

Muqdisho (Caasimada Online) – Ciidamada Waqooyi Bari ayaa si rasmi ah u helay xuquuqda ciidanka heer federaal, kaddib wada-hadallo muddooyinkii dambe u socday maamulka iyo dowladda dhexe. In ka badan 2,500 oo askari oo ku sugan deegaanka…

Read at Caasimada Online ↗Headline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliGuuleed Muuse27 Sept 2026

R/wasaare Xamza oo Deni u jeediyay eedeyn culus oo la xiriirta kala goynta dalka

Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre ayaa si weyn u weeraray Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, isagoo ku eedeeyay inuu qaadayo tallaabooyin maamulka Puntland ka fogeynaya Soomaaliya.…

Read at Caasimada Online ↗Headline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan27 Sept 2026

Sacuudiga oo shaaciyey in Imaaraadka uu ka dambeeyey aqoonsiga Israel ee Somaliland

Berlin (Caasimada Online) – Dowladda Sacuudi Carabiya ayaa aaminsan in Imaaraadka Carabta uu agaasimay aqoonsigii ay Israel siisay Somaliland, iyadoo heshiiskaas lagu beddelanayo in Israel ay marin amni ka hesho magaalada istiraatiijiga ah…

Read at Caasimada Online ↗Headline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan27 Sept 2026

R/W Xamza oo shaaciyey in doorasho laga qabanayo deeganada Jubaland iyo habka

Muqdisho (Caasimada Online) — Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa sheegay in doorasho laga qaban doono deegaannada Jubbaland ee ay xaaladdu saamaxdo, halka meelaha aysan codbixintu ka suurtageli karin loo adeegsan doono…

Read at Caasimada Online ↗Headline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan26 Sept 2026

Xog ay baahisay warbaahinta Ciraaq oo si weyn u beenisay sheegashadii Puntland

Baghdad (Caasimada Online) – Qiyaastii 40 nin oo ka tirsan qabiil kasoo jeeda koonfurta dalka Ciraaq ayaa la sheegay inay ka qeyb qaateen howlgal hubeysan oo lagu soo furtay markab shidaal oo burcad-badeed Soomaali ah ay afduubteen, dhacdo…

Read at Caasimada Online ↗Headline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliJamaal Maxamed26 Sept 2026

Soomaalidii ku jirtay xabsiga Guantánamo Bay oo laga soo dejiyey Muqdisho

Muqdisho (Caasimada Online) — Siddeed nin oo Soomaali ah oo muddo ku dhow bil lagu hayey saldhigga ciidamada Mareykanka ee Guantánamo Bay ayaa laga soo masaafuriyey Mareykanka, iyagoo ugu dambeyn soo gaaray magaalada Muqdisho. Raggan ayaa…

Read at Caasimada Online ↗Headline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliJamaal Maxamed26 Sept 2026

BF oo u yeeray taliyaha ciidanka Xoogga iyo wasiirka difaaca + Sababta

Muqdisho (Caasimada Online) – Guddiga Difaaca Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa si deg-deg ah ugu yeeray wasiirka gaashaandhigga Axmed Macalin Fiqi iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Jeneraal Ibraahim Maxamed Maxamuud, si wax looga waydiiyo…

Read at Caasimada Online ↗Headline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliJamaal Maxamed26 Sept 2026

Daawo: BF oo mar kale ku dhegan RW Xamza iyo kiis culus la xiriira lacag laga…

Muqdisho (Caasimada) – Qaar kamid ah xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa maanta si kulul uga hadlay wararka sheegaya in lacagaha loo qoondeeyay agoonta Ciidanka Xoogga la dhimay, kaddib markii qaar kamid ah qoysaskooda ay cabasho ka…

Read at Caasimada Online ↗Headline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliJamaal Maxamed26 Sept 2026

Cabdicasiis Lafta-gareen oo dacwo culus ka gudbiyay Xasan Sheekh iyo Jaamac

Nairobi (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa dacwad culus u gudbiyay beesha caalamka, gaar ahaan dowladda Mareykanka, Qaramada Midoobay, Midowga Yurub,…

Read at Caasimada Online ↗Headline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliJamaal Maxamed26 Sept 2026

Daawo: Jubbaland oo digniin kasoo saartay xaaladda Gedo, kadib cabsi soo korortay

Doolow (Caasimada Online) – Guddoomiyaha Gobolka Gedo Maxamed Xuseen Alqaadi oo shir jaraa’id u qabtay wariyeyaasha ayaa ka hadlay xaaladda gobolka Gedo, gaar ahaan cabsi laga qabo fatahaado mar kale ku dhufta deegaannada gobolkaas oo…

Read at Caasimada Online ↗Headline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan26 Sept 2026

Xasan Sheekh oo QM u jeexay khad cas oo ku saabsan doorashooyinka Soomaaliya

New York (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Qaramada Midoobay iyo saaxiibada caalamka ugu baaqay inay taageeraan dadaallada Soomaaliya ugu gudbeyso doorasho qof iyo cod ah, balse wuxuu ku adkeystay in…

Read at Caasimada Online ↗Headline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan26 Sept 2026

Nin Soomaali oo maxkamad loo soo taagay inuu isku dayay dilka laba qof oo Yahuud ah

London (Caasimada Online) – Nin Soomaali haysta dhalashada Britain ayaa Jimcihii iska fogeeyey saddex eedeyn oo isku day dil ah, oo laba ka mid ah la xiriiraan weerar mindi loo adeegsaday oo bishii April lagu dhaawacay laba nin oo Yuhuud…

Read at Caasimada Online ↗Headline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliGuuleed Muuse25 Sept 2026

“Somaliland waxa Mareykanka ku qabsaday waa cuqubo Rabbaani ah,” waxaa sidaas yiri…

Muqdisho (Caasimada Online) – Cabdirashiid Xaashi oo ah falanqeeye siyaasadeed iyo wasiir hore oo heer federaal ah ayaa ka hadlay fashilka safarkii hoggaanka Somaliland ee Mareykanka, xilli maamulka uu dadaal xooggan ugu jiro doonistiisa…

Read at Caasimada Online ↗Headline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.