NISA oo dharbaaxo culus ku dhufatay Al-Shabaab – Maxaa dhacay maanta?↗
Jowhar (Caasimada Online) – Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay tuulada Bur Saruur ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Howlgalka ayaa ka dhacay tuulada…
Xog: Villa Soomaaliya oo dooratay shaqsiga ku-xigeen u noqonaya Cali Guudlaawe↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxtooyada Soomaaliya ayaa u garatay Cabdifataax Xasan Afrax inuu noqdo ku-xigeenka Madaxweynaha Hirshabeelle, Cali Guudlaawe Xuseen, sida ay ogaatay Caasimada Online. Arrintan ayaa lagu go’aamiyay kulan…
Wararkii ugu dambeeyey dagaalka gobolka Tigray ee Itoobiya iyo TPLF oo maanta…↗
Mekelle (Caasimada Online) – Adeegyada internet-ka iyo taleefannada ayaa Jimcaha maanta ah si weyn uga go’ay gobolka Tigray ee waqooyiga Itoobiya, xilli dagaal culus uu toddobaadkan dib uga qarxay ciidamada dowladda federaalka iyo xoogagga…
DF Soomaaliya iyo WFP oo gaaray heshiis cusub oo ku saabsan…↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Maxamuud Macallin Cabdulle iyo Madaxa Hay’adda Cunnada Adduunka ee Qaramada Midoobay (WFP) Soomaaliya, Hameed Nuru ayaa kala saxiixday…
Cirro: Aragtida Soomaali-weyn waxay sababi doonta burbur iyo dagaal↗
New York (Caasimada Online) – Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa sheegay in isku dayga lagu mideynayo dhammaan dhulalka ay Soomaalidu ku nool yihiin uu horseedi karo dagaal iyo burbur, isagoo soo…
Puntland oo shaacisay inay soo furatay markab shidaal oo afduub loo haystay↗
Garoowe (Caasimada Online) – Puntland ayaa sheegtay inay howlgal ku soo furtay markab ay kooxo burcad-badeed ku haysteen xeebaha Mudug, iyadoo maamulka ay xaqiijiyay in markabka iyo shaqaalihii saarnaa lasoo badbaadiyay. Howlgalka ayaa…
Cumar Cabdirisaaq oo soo hadlay, sheegayna in aan laga eryin Isbaheysiga ee…↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Cumar Cabdirisaaq Xuseen oo xalay Guddoomiyaha Isbaheysiga Xaqsoor iyo Haybad Qaran, Danjire Cabdiraxmaan Caynte uu sheegay inuu ka qaaday xilkii Xoghayaha Guud ee Isbaheysiga ayaa sheegay in aan laga eryin…
Safiirka cusub ee Turkiga ee Soomaaliya oo soo saaray farriin culus kadib markii uu…↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Danjiraha cusub ee Turkiga u fadhiya Soomaaliya, Ferhat Alkan, oo soo gaaray Muqdisho, ayaa sheegay in Ankara ay sii wadi doonto taageerada ay siiso Soomaaliya, gaar ahaan dhinacyada amniga, horumarinta iyo…
Magaalooyin waa weyn oo la shaaciyey in ay u gacan geli karaan kooxda Al-Shabaab↗
Muqdisho (Caasimada Online) — Soomaaliya waxay wajihi kartaa inay Al-Shabaab dib ugu lumiso deegaanno ay dowladdu maamusho, xilli ciidamada Midowga Afrika ay isu diyaarinayaan inay yareeyaan joogitaankooda, taageerada saadka ee Qaramada…
Muxuu wasiirkii arrimaha dibedda Maxamed C/risaaq ka yiri warqadda Puntland↗
Waxaan akhriyey warqaddii Madaxweyne Deni uu u diray Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay iyo Golaha Ammaanka. Qeybo qoraalka ka mid ah aad bay ii dhibeen—taas macnaheedu ma aha in cabashooyinka Puntland aysan ahayn kuwo jira, balse Deni…
Xasan Sheekh oo Golaha Ammaanka ka sheegay in aan la aqbali karin in…↗
New York (Caasimada Online) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad ka jeediyay Fadhiga Guud ee Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay, isagoo kaga hadlay xaaladda Soomaaliya iyo…
DEG DEG: Isbaheysiga Haybad Qaran iyo Xaqsoor oo xilkii ka qaaday Cumar Cabdirisaaq↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiyaha Isbaheysiga Xaqsoor iyo Haybad Qaran, Danjire Cabdiraxmaan Caynte ayaa Cumar Cabdirisaaq Xuseen ka qaaday xilka Xoghayaha Guud ee Isbaheysiga. Cumar Cabdirisaaq ayaa sidoo kale laga qaaday…
Wasiir Ayuub iyo qalalaasaha Awdal maxaa ka dhexeeya?↗
Hargeysa (Caasimada Online) – Xogo dheeraad ah oo laga helayo dhaq-dhaqaaqyada siyaasadeed ee ka socda gobolka Awdal ayaa muujinaya eedeymo la xiriira dhaqaale lagu maalgelinayo dhalinyaro deegaanka ah, kuwaas oo lagu sheegay inay qeyb ka…
Wafdi sare oo ka socda Talyaaniga oo Muqdisho yimid + Ujeedka↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Taliyaha Taliska Hawlgallada Wadajirka ah ee Talyaaniga, S/Guud Giovanni Maria Iannucci ayaa booqasho rasmi ah ku yimid magaalada Muqdisho. Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed…
Sawirro: Isbitaalka Dalmar oo baaritaano bilaash u sameeyey maxaabiista Xabsiga Dhexe↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Isbitaalka Takhasusiga iyo Tacliimiga ah ee Dalmar, oo kaashanaya hay’adda Al-Nur Foundation ee Soomaaliya iyo Al-Basar International, ayaa booqasho caafimaad ku tagay Xabsiga Dhexe ee Soomaaliya, halkaas oo…
DF Soomaaliya oo xiriir diblomaasiyadeed cusub la yeelatay Jamhuuriyadda…↗
New York (Caasimada Online) – Dowladda Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Dominikaanka ayaa ku heshiiyay aasaasidda xiriir diblomaasiyadeed oo rasmi ah, taas oo qeyb ka ah dadaallada lagu ballaarinayo iskaashiga Soomaaliya iyo dalalka Latin…
Farmaajo oo warqad furan u diray Xasan, xilli Soomaaliya ay wajahayso…↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) oo warqad furan u diray Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kaga hadlay xaaladda siyaasadeed iyo caqabadaha…
Jaamac oo ku dhiiraday arrin ka dhan ah R/W Xamza↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa maanta ku dhiiraday tallaabo culus oo ka dhan ah Ra’iisul wasaaraha iyo xukuumaddiisa, isagoo qaraar kusoo saaray…
DEG DEG: DF Soomaaliya oo jawaab culus ka bixisay tallaabada PUNTLAND↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si deg-deg ah uga jawaabtay tallaabadii ay qaaday Puntland, kadib markii warqad ay u dirtay Qaramada Midoobay ku muujiyay doonisteeda ku aaddan ka go’itaanka Soomaaliya…
Deni oo QM u diray warqad uu ku muujiyay doonista Puntland ee ka go’itaanka Soomaaliya↗
Garoowe (Caasimada Online) – Puntland ayaa sheegtay in rajadeedii ahayd in Soomaaliya laga dhiso dowlad deggan, nabad ah, dimuqraadi ah oo federaal ah aan weli la gaarin, isla markaana ay Puntland hadda wajahayso cadaadis uga imanaya qaybo…
Daawo: Banaanbaxyo waa wayn oo ka dhacay Beledweyne + Ujeedka↗
Beledweyne (Caasimada Online) – Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa maanta ka dhacay dibadb-baxayo waa wayn oo looga soo horjeedo hannaanka loo wajahayo doorashooyinka isku sidkan ee dowlad-goboleedka Soomaaliyeed ee…
Maxaa ku qoran warqadda Golaha Mustaqbalka u direen Golaha Ammaanka?↗
Muqdisho (Caasimada Online ) – Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa mar kale Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay u gudbiyay warqad ay walaac xooggan kaga muujinayaan xaaladda siyaasadeed iyo amni ee dalka, iyaga oo dalbaday qiimeyn…
Dowladda UK oo malaayiin dollar ugu deeqday Soomaalia↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Britain ayaa ku dhawaaqday £5 milyan oo gargaar bani’aadannimo oo cusub, oo loogu talagalay in Soomaaliya looga diyaargaroobo fatahaado la filayo inay la xiriiraan El Niño inta lagu jiro…
Muxuu Xasan Sheekh kala hadlay madaxweynaha Serbia iyo dhaxal-sugaha Kuwait?↗
New York (Caasimada Online) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada New York ee dalka Mareykanka kulamo doceedyo kula yeeshay Madaxweynaha Serbia, Aleksandar Vučić iyo Dhaxal-sugaha dalka…
Wararkii ugu dambeeyey dagaalka ka qarxay Itoobiya oo gaaray saddex gobool↗
Addis Ababa (Caasimada Online) — Dagaal culus ayaa dib uga qarxay waqooyiga Itoobiya, iyadoo ciidamada Tigray ay la wareegeen garoomo diyaaradeed oo muhiim ah, isla markaana ay dagaallo la galeen ciidamada dowladda federaalka ee gobollada…
Xasan Sheekh oo kulan miro-dhal New York kula yeeshay Frank Garcia + Sawirro↗
New York (Caasimada Online) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada New York kulan doceed miro-dhal ah kula yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka ee Arrimaha Afrika,…
Pakistan oo ugu dambeyn Soomaaliya guddoonsiisay diyaaradda casriga ee JF-17↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Taliyaha Ciidanka Cirka Soomaaliyeed, S/Guuto Cabdirisaaq Maxamuud ayaa dhiggiisa Pakistan, Air Marshal Muhammad Sarfraz ka guddoomay haddiyad ay ka muuqayo diyaarad casriga ah ee JF-17 ah xilli Taliyaha…
Muxuu yahay iskaashiga cusub ee Somaliland rajeynayso inay la yeelato Israel?↗
Hargeysa (Caasimada Online) – Somaliland ayaa rajaynaysa in iskaashi dhinaca amniga ah oo ballaaran ay la yeelato Israa’iil uu hirgalo ka hor inta uusan dhammaan sannadkan, sida uu sheegay Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed…
Culimada Soomaaliyeed oo cambaareeyay weerarrada Xuutiyiinta ee Sacuudiga↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Culimada Soomaaliyeed ayaa maanta si adag uga hadlay weerarrada lagu bartilmaameedsanayo Boqortooyada Sacuudi Carabiya, gaar ahaan kuwa lagu waxyeelleynayo amniga magaalada barakeysan ee Makkah iyo…
DEG DEG: BF Soomaaliya oo laalay go’aankii R/W Xamza + Sababta↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaannada Golaha Shacabka oo maanta kulan xasaasi ah ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa ayaa laalay qaraarkii dhawaan kasoo baxay xafiiska Ra’iisul wasaare Xamza ee ku aadanaa in xilalka…