Skip to content
Breaking News

Aggregated

The Wire

449 headlines · 42 sources · updated 12 minutes ago

What the rest of the world is publishing about the Horn of Africa — and what the Horn's own newsrooms are publishing about everywhere else.

These are headlines published by other newsrooms, not Hornafrika reporting. We show the headline, a short extract and a link; the full article stays with the publisher who wrote it, and copyright in each headline and extract remains with that publisher. How the wire works

ScopeHorn of AfricaWorldHeadlines naming Somalia, Ethiopia, Djibouti or Eritrea.

Filtered to Caasimada Online · clear

Caasimada OnlineRegionalSomaliGuuleed Muuse12 Aug 2026

Soomaaliya oo si adag uga hortimid dal aqoonsaday madax-bannaanida Israa’iil ee…

Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareysay go’aanka ay Dowladda Kolombiya ku aqoonsatay sheegashada Israa’iil ee ku aaddan madax-bannaanida Buuraleyda Golan. Soomaaliya ayaa sheegtay in aqoonsi…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliGuuleed Muuse12 Aug 2026

Xamza oo kulan muhiim ah la yeeshay wafdi sare oo ka socda Qatar + Sawirro

Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre ayaa qaabilay wafdi ka socday Dowladda Qatar, oo uu hoggaaminayay La-taliye Sare ahna Agaasime ka tirsan Wasaaradda Arrimaha…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliBlaise Malley12 Aug 2026

Mareykanka ma wuxuu billaabay inuu dhinac maro DF kadib tallaabadii lama filaanka?

Boosaaso (Caasimada Online) — Horraantii bishan Agoosto, taliyaha ugu sarreeya ciidamada gaarka ah ee Mareykanka ee Afrika ayaa heshiis amni saxiixay isaga iyo madaxweynaha Puntland — oo ah maamul iskiis isu maamula oo ku yaalla…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan11 Aug 2026

NISA oo weerar ku beegsatay saddex ka mid ah xubnaha sare ee Shabaab + Magacyada

Muqdisho (Caasimada Online) – Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ee NISA ayaa shaacisay in howlgal qorsheysan oo ay ka fulisay deegaanka Tawakal ee gobolka Shabeellaha Hoose lagu dilay toddobo xubnood oo ka tirsanaa Al-Shabaab,…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliGuuleed Muuse11 Aug 2026

Ciidankii PSF ee Gaalkacyo laga qabsaday oo xerooyin cusub looga sameeyay…

Gaalkacyo (Caasimada Online) – Ciidamo ka tirsan PSF oo dhawaan laga qabsaday xeradii ay ku lahaayeen bariga magaalada Gaalkacyo kadib markii ay la wareegeen ciidamada maamulka Puntland ayaa gaaray deegaanka Xananbuure ee gobolka Galgaduud…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliGuuleed Muuse11 Aug 2026

Shiinaha oo maraakiib dagaal u soo diraya biyaha Soomaaliya iyo arrinta ka dambeysa

Beijing (Caasimada Online) – Dowladda Shiinaha ayaa bartamaha bishan August lagu wadaa inuu maraakiib dagaal oo cusub u soo diro Gacanka Cadmeed iyo biyaha Soomaaliya. Maraakiibtan ayaa la sheegay inay ka qeyb qaadan doonaan howlaha…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan11 Aug 2026

Xogta qaabkii ay DF uga hor-tagtay dal qarka u saarnaa in uu aqoonsado Somaliland?

Bissau (Caasimada Online) – Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa la sheegay inay fashilisay dadaal heer gabagabo marayay oo Somaliland ay ku dooneysay in Guinea-Bissau ay u aqoonsato dal madax-bannaan, kadib faragelin diblomaasiyadeed oo ay…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.