Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027 ee jaamacadaha dalka↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qayb galay munaasabadda furitaanka sannad-tacliimeedka 2026/2027 ee waxbarashada sare ee dalka, taasi oo ka dhacday xarunta dhexe ee…
Maxaa kasoo kordhay qorshaha dib u dajinta maamulka gobolka Banaadir?↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho, Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa mar kale qaaday tallaabo la xiriirta qorshaha dib u dajinta qoysaska ay guryahoodu saameeyeen waddo…
Muxuu yahay nidaamka Xasan Sheekh ku dhawaaqay ee lagu heli doono shaqada DF?↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo maanta ka qayb-galay munaasabad ka dhacday xarunta Jaamacadda Ummadda ee magaalada Muqdisho, ayaa ka hadlay arrimo la xiriira habka loo qaato…
Golaha Wasiirrada oo si kulul uga hadlay gubista calanka Turkiga + Video↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Qaar kamid ah Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo xalay ka qeyb-galay munaasabad lagu sagootinayay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya, Alper Aktaş, oo soo gabagabeeyay howlihiisii diblomaasiyadeed ee dalka, ayaa ka…
Maxamed Mursal iyo Shariif Xasan oo 10 qodob kasoo saaray xaaladda K/Galbeed↗
Muqdisho ( Caasimada Online) – Gudoomiyaashii hore ee Barlamaanka Soomaaliy, Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa maanta baaq nabadeed ka soo saaray xaaladda ka taagan Koonfur Galbeed oo ay weli ka taagan…
Cirro oo Pentagon-ka ku maamuusay dhibanayaasha weerarradii 9/11↗
Washington (Caasimada Online) -Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro) ayaa maanta booqday National 9/11 Pentagon Memorial ee dalka Maraykanka, oo ah goobaha lagu xuso dadkii ku naf waayey weerarradii argagixiso ee…
Xamza oo isla xisaabtan ku bilaabay golihiisa wasiirradda↗
Muqdisho (Caasimada Onlin) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa maanta la xisaabtan ku bilaabay xubnaha Golaha wasiirrada, taas oo lagu qiimeynayo waxqabadka xukuumadda Dan-Qaran. Xamza oo la hadlayay…
Abiy Ahmed oo billaabay in uu drone sameysto xilli uu weerar culus qorsheynayo↗
Addis Ababa (Caasimada Online) – Dowladda Itoobiya ayaa si weyn u ballaarisay awooddeeda diyaaradaha aan duuliyaha lahayn, iyadoo dalka gudihiisa ka hirgelisay laba warshadood oo soo saara drones-ka, halka khubaradu ay rumeysan yihiin in…
7 qof oo Soomaalia h oo lagu aasay magaalada Bari ee Talyaaniga kadib markii…↗
Bari (Caasimada Online) – Magaalada Bari ee koonfurta Talyaaniga ayaa 9-kii September lagu aasay toddoba tahriibayaal Soomaali ah oo bishii hore ku geeriyooday safar halis ah oo ay kaga soo gudbayeen badda Mediterranean-ka. Aaska ayaa ka…
Sawirro: Xasan Sheekh oo madaxtooyadda ku qaabilay Xoghayaha guud ee…↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Qasriga Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Xoghayaha Guud ee Raabidada Caalamka Islaamka ahna Guddoomiyaha Hay’adda Culimada…
Breakaway Somaliland opens door to Israeli military presence↗
Washington (Somalia Today) — The leader of Somalia’s breakaway Somaliland region has said he would welcome a future Israeli military presence on the territory, arguing that closer security cooperation could provide protection and…
Israel backs Ethiopia’s Red Sea access push amid tensions↗
Addis Ababa (Somalia Today) — Israel has publicly backed Ethiopia’s push for access to the Red Sea, with its ambassador in Addis Ababa describing support for the effort as official Israeli policy and arguing that a stronger Ethiopian role…
Daawo: Dabageed oo shaaciyay in Xasan Sheekh uga baxay heshiis hoose oo uu la galay↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweyne ku-xigeenka dowlad-goboleedka HirShabelle, Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ku eedeeyay inuu uga baxay ballan siyaasadeed oo uu la galay. Dabageed oo…
Taliska ciidanka xoogga oo qaaday tallaabo la xiriirta dhacdadii Ceelbaraf↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa sheegay inuu baaritaan ku hayo dilka askari ka tirsanaa ciidanka, kaas oo lagu dilay deegaanka Calaag ee degmada Ceelbaraf ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Taliska…
Aqalka Cad oo meesha ka saaray aqoonsiga Somaliland iyo Cirro oo qirasho sameeyey↗
Washington (Caasimada Online) – Madaxweynaha maamulka Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro iyo Aqalka Cad ee Mareykanka ayaa hoos u dhigay suurta-galnimada in Washington ay aqoonsi siiso maamulka Hargeysa, xilli Cirro uu ku…
Faah-faahinta dagaal culus oo maanta ka dhacay gobolka Sanaag↗
Badhan (Caasimada Online) – Dagaal u dhexeeya laba beelood ayaa maanta ka dhacay gudaha magaalada Badhan ee gobolka Sanaag, iyadoo iska horimaadku uu sababay khasaare kala duwan oo aan weli si rasmi ah loo xaqiijin. Dagaalka ayaa socday…
Ciidanka Danab iyo kuwa Jubaland oo dharbaaxo culus ku dhuftay Al-Shabaab↗
Kismaayo (Caasimada Online) – Ciidamada Kumaandooska Danab ee Guutada 16-aad iyo kuwa Jubaland ayaa howlgal qorsheysan oo ka dhan ah kooxda Al-Shabaab ka fuliyay deegaanno ka tirsan gobolka Jubbada Hoose. Howl-galka waxaa si gaar ah looga…
DF oo shaacisay arrin ay diyaar ula tahay mucaaradka iyo mid ay si adag u diidan tahay↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay inay diyaar u tahay inay mucaaradka la fariisato miiska wada-hadalka, si xal looga gaaro khilaafaadka siyaasadeed ee la xiriira doorashada federaalka iyo arrimaha…
Cirro oo albaabka u furay ciidamo ka socda Israa’iil↗
Washington (Caasimada Online) – Madaxweynaha maamulka Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro, ayaa sheegay in maamulkiisu uu soo dhoweynayo in Israel mustaqbalka saldhig ama joogitaan ciidan ka sameysato Somaliland, isagoo…
Israa’iil oo ku biirtay damaca ay Itoobiya ku raadineyso BAD↗
Addis Ababa (Caasimada Online) — Dowladda Israel ayaa si cad u taageertay dadaalka Itoobiya ay ku dooneyso inay marin uga hesho Badda Cas, iyadoo safiirkeeda Addis Ababa uu sheegay in taageerada arrintan ay tahay siyaasad rasmi ah oo ay…
Mucaaradka Somaliland: Ciidamada Cirro u dirayo Gaza ha kusoo furto maxaabiista Laascaanood↗
Hargeysa (Caasimada Online) – Afhayeenka Xisbiga Mucaaradka Somaliland ee Kaah ayaa si kulul uga falceliyay hadalkii Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro) ee ahaa in maamulka Somaliland uu diyaar u yahay inuu…
SHARIIF oo dhacdadii foosha xumeyd ee Ceelbaraf ku xiray daciifnimada…↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed ayaa si kulul uga hadlay dilka naxdinta leh ee askari ka tirsanaa ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed loogu geystay deegaanka Ceelbaraf, isagoo dhacdada…
R/wasaare Xamza oo sameeyay magacaabis cusub↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisil Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre ayaa maanta magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka. Ra’iisul Wasaaraha oo cuskanaya…
DF Soomaaliya miyey aqoonsan tahay Israa’iil?↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa caddeysay mowqifkeeda ku aaddan Israa’iil, iyadoo sheegtay in aysan aqoonsaneyn Israa’iil, isla markaana aysan aqbali karin in qayb ka mid ah dhulka Soomaaliya loo aqoonsado…
Xasan Sheekh oo maanta tegay taliska kumaandooska Gorgor kadibna…↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Taliska qaybta 1-aad ee kumaandooska Gorgor. Madaxweynaha…
Faah-faahinta duqeyn culus oo ka dhacday duleedka Baydhaba↗
Baydhaba (Caasimada Online) – Faah-faahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya duqeymo xooggan oo maanta diyaarado dagaal ay ka fuliyeen agagaarka magaalada Baydhaba ee xarunta KMG ah ee Koonfur Galbeed. Wararka ayaa sheegaya in duqeynta lagu…
Daawo: Jaamac oo si kulul uga hadlay calanka Turkiga ee lagu gubay Soomaaliya↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa maanta si adag uga hadlay fal lagu gubay calanka Turkiga oo maalmo ka hor ka dhacay deegaanno ka tirsan Jubbaland, kaddib markii…
SOMALILAND oo shaacisay inay ciidamo u direyso Gaza haddii…↗
Hargeysa (Caasimada Online ) — Madaxweynaha Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro) oo haatan ku sugan Mareykanka, ayaa shaaca ka qaaday in Somaliland ay diyaar u tahay inay illaa 2,000 oo askari ku biiriso ciidanka…
War cusub oo kasoo kordhay xarigga Wariye Hasan Galaydh↗
Hargeysa (Caasimada Online) – Ciidamada Booliska Somaliland ayaa markii ugu horreysay ka hadlay xarigga Wariye Xasan Saleebaan Haaruun (Galaydh) oo shalay ciidamada ammaanka ay soo xireen isaga oo shalay ka qayb-galayay xafladda qalin…
Mareykanka oo nin Soomaali ah geeyey xabsiga Guantánamo↗
Minneapolis (Caasimada Online) — Dowladda Mareykanka ayaa nin Soomaali ah oo magangelyo doon ah u wareejisay xabsiga Guantánamo Bay ee Cuba, kadib markii ay hay’adda socdaalka ICE ku xirtay gobolka Minnesota, iyadoo ninkaasi aanu lahayn…