Skip to content
Breaking News

Aggregated

The Wire

63 headlines · 42 sources · updated 13 minutes ago

What the rest of the world is publishing about the Horn of Africa — and what the Horn's own newsrooms are publishing about everywhere else.

These are headlines published by other newsrooms, not Hornafrika reporting. We show the headline, a short extract and a link; the full article stays with the publisher who wrote it, and copyright in each headline and extract remains with that publisher. How the wire works

ScopeHorn of AfricaWorldHeadlines naming Somalia, Ethiopia, Djibouti or Eritrea.

Filtered to Jowhar · clear

JowharRegionaladen22 Aug 2026

Hoggaamiye Aadan Madoobe oo dib ugu laabtay Baydhabo

Aug 22 (Jowhar)- Hoggaamiyaha Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Baydhabo, kaddib safar shaqo oo uu ku joogay Muqdisho. Hoggaamiyaha iyo wafdigiisa ayaa si…

Read at JowharHeadline and extract © Jowhar — reproduced for reference, full article at the publisher.
JowharRegionaladen20 Aug 2026

Doorashada Hirshabelle oo markale dib u dhac ku yimid

Aug 20 (Jowhar)- Guddiga Doorashooyinka ayaa ku dhawaaqay in dib u dhac kooban lagu sameeyay doorashooyinka isku sidkan ee Golaha Wakiillada iyo Golayaasha Deegaanka ee maamulka Hirshabeelle. Doorashooyinka ayaa horay loo qorsheeyay in…

Read at JowharHeadline and extract © Jowhar — reproduced for reference, full article at the publisher.
JowharRegionaladen17 Aug 2026

Madaxweyne Xasan oo safar dhulka ah ku tegey Gaalkacyo

Aug 17 (Jowhar)Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta gaaray koonfurta Gaalkacyo ee gobolka Mudug, xilli uu safar dhulka ah ku marayo deegaano ka tirsan maamulka Galmudug. Ka hor inta uusan soo gaarin Gaalkacyo,…

Read at JowharHeadline and extract © Jowhar — reproduced for reference, full article at the publisher.
JowharRegionaladen17 Aug 2026

Dagaal xoog leh oo ka qarxay magaalada Baydhabo

Aug 17 (Jowhar)-Wararka ka imanaya magaalada Baydhabo ee gobolka Bay ayaa sheegay in dagaal qaraar uu aroornimadii saaka ka bilowday xaafado kamid ah magaalada kadib markii ay jihooyin kala duwan ayka soo galeen ciidamo daacad u ah…

Read at JowharHeadline and extract © Jowhar — reproduced for reference, full article at the publisher.
JowharRegionaladen16 Aug 2026

NISA oo duqeyn ka geysatay degmada Maxaas

Aug 16 (Jowhar)-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgal qorsheysan oo 12-kii Agoosto 2026 ka dhacay degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan, gaar ahaa guri ay ku sugnaayeen…

Read at JowharHeadline and extract © Jowhar — reproduced for reference, full article at the publisher.
JowharRegionaladen15 Aug 2026

Natiijada Imtixaanka Dugsiyada Sare oo la shaaciyay

Aug 15 (Jowhar)-Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaacisay natiijada imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 12-aad ee dugsiyada sare, sannad-dugsiyeedka…

Read at JowharHeadline and extract © Jowhar — reproduced for reference, full article at the publisher.
JowharRegionaladen14 Aug 2026

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Dhuusamareeb

Aug 14 (Jowhar)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug, halkaasi oo ay si diiran ugu soo dhoweeyeen…

Read at JowharHeadline and extract © Jowhar — reproduced for reference, full article at the publisher.
JowharRegionaladen12 Aug 2026

Fanaankii Sulfa ee noqday Wadaad oo dalka dib ugu soo laabtay

Aug 12 (Jowhar)-Waxaa magaalada Muqdisho shalay soo gaaray Sheekh Cabdulaahi Maxamuud oo ku magac dheeraa Sulfa kaasoo hore uga tirsanaa fanaaniinta Soomaaliyeed balse ku noolaa muddo dheer dalka Sacuudi Carabiya. Sheekh Cabdulaahi Sulfa…

Read at JowharHeadline and extract © Jowhar — reproduced for reference, full article at the publisher.