Skip to content
Breaking News

Aggregated

The Wire

330 headlines · 42 sources · updated 12 minutes ago

What the rest of the world is publishing about the Horn of Africa — and what the Horn's own newsrooms are publishing about everywhere else.

These are headlines published by other newsrooms, not Hornafrika reporting. We show the headline, a short extract and a link; the full article stays with the publisher who wrote it, and copyright in each headline and extract remains with that publisher. How the wire works

ScopeHorn of AfricaWorldHeadlines naming Somalia, Ethiopia, Djibouti or Eritrea.

Filtered to Kaab TV · clear

Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News3 days ago

Ciidamada Dowladda oo dib ugu laabtay Xero Shiino, saraakiil iyo askar la sheegay inay ku dhaawacmeen dagaalkii Leego

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Xaaladda deegaanka Leego ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa weli ah mid kacsan , kaddib dagaal culus oo shalay halkaas ku dhexmaray ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dagaalyahanno…

Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News4 days ago

Dagaal iyo xiisad siyaasadeed oo ka taagan duleedka Baydhabo, iyadoo su’aalo laga keenayo dilka Taliye Cabdiraxmaan Saylici

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Xaaladda amni ee magaalada Baydhabo iyo deegaannada ku xeeran ayaa weli ah arrin walaac leh, iyadoo ay jiraan warar ku saabsan dhaqdhaqaaqyo ciidan, xiisado siyaasadeed iyo doodo ka dhashay…

Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News5 days ago

Shirkadaha Korontada Muqdisho oo Kordhiyey Qiimaha Korontada, Iyagoo Sababta ku Xiray Dagaalka Bariga Dhexe

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Shirkadaha korontada ee Beco, Muqdisho Power iyo Blue Sky ayaa waxaa ay kordhiyeen qiimaha korontada ee magaalada Muqdisho, iyadoo halkii kiilowaat-saac lagu daray shan senti oo doollar ah.…

Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News5 days ago

Deni oo ku baaqay in la badbaadiyo dawladnimada Soomaaliya, kuna eedeeyay Xasan Sheekh inuu fashiliyey heshiiskii doorashada

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in Soomaaliya ay gashay xaalad uu ku tilmaamay mid halis ku ah dawladnimada dalka, isaga oo ku eedeeyay Madaxweynaha Soomaaliya…

Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News6 days ago

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay jab xooggan gaarsiisay Al-Shabaab dagaal ka dhacay agagaarka Leego

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ciidamadeeda ay dagaal kula galeen xubno ka tirsan Al-Shabaab deegaanka Leego ee gobolka Shabeellaha Hoose, xilli ciidamo kale oo dowladda ka…

Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News6 days ago

Hadallada Guddoomiye Jaamac iyo Xildhibaan Jeesow oo su’aalo ka keenay khilaafka Baarlamaanka Soomaaliya

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Khilaafka siyaasadeed ee ka dhex jira mas’uuliyiinta iyo xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa mar kale dhaliyay dood la xiriirta xiriirka u dhexeeya Guddoomiyaha Golaha…

Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News6 days ago

Mucaaradka ma soo dhaweyn doonaan doorashada Cali Guudlaawe sidii Liibaan Shuluq? Sharci ahaan ma sax baa?

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Waxaa isa soo taraya su’aalaha ku saabsan doorashada hoggaanka Hirshabeelle, gaar ahaan mowqifka mucaaradka Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo in hannaanka doorashada Cali Guudlaawe uu…

Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News23 Oct 2026

Khilaaf siyaasadeed oo dhexmaray Cali Guudlaawe iyo Faarax Sheekh Cabdulqaadir oo saameyn ku yeeshay kuraasta Baarlamaanka Hirshabeelle

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Khilaaf siyaasadeed oo la sheegay inuu maalmihii u dambeeyay ka dhex jiray Madaxweynaha Hirshabeelle, Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe), iyo Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa dhaliyey…

Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.