Skip to content
Breaking News

Aggregated

The Wire

133 headlines · 42 sources · updated 16 minutes ago

What the rest of the world is publishing about the Horn of Africa — and what the Horn's own newsrooms are publishing about everywhere else.

These are headlines published by other newsrooms, not Hornafrika reporting. We show the headline, a short extract and a link; the full article stays with the publisher who wrote it, and copyright in each headline and extract remains with that publisher. How the wire works

ScopeHorn of AfricaWorldHeadlines naming Somalia, Ethiopia, Djibouti or Eritrea.

Filtered to Puntland Post · clear

Puntland PostRegionalDesk5 Sept 2026

Madaxweyne Deni oo tegay Dharjaale

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaninayo ayaa maanta lagu soo dhaweeyay deegaanka Dharjaale degmada Iskushuban ee gobolka Bari, oo bar-bilow u ahaa howgalka Calmiskaad. Madaxweyne Deni ayaa fagaare kula…

Read at Puntland PostHeadline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher.
Puntland PostRegionalDesk4 Sept 2026

Jubaland oo ka hadashay duqeyntii Doolow

Jubaland ayaa si adag u cambaaraysay duqeyntii xalay ka dhacday degmada Doolow ee gobolka Gedo, taas oo lala beegsaday guriga uu degmadaas ka degan yahay Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliya Gen. Mahad Cabdiraxmaan Aadan.…

Read at Puntland PostHeadline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher.
Puntland PostRegionalDesk3 Sept 2026

Madaxweynaha Somaliland oo u safray Maraykanka

Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa maanta safar ku aaday dalka Maraykanka, isaga oo sii mari doona dalka Isutagga Imaaraadka Carabta. Qoraal ka baxay xafiiska Cirro ayaa lagu sheegay in safarkan uu muhiim…

Read at Puntland PostHeadline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher.
Puntland PostRegionalDesk3 Sept 2026

Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalka Baydhabo

Maamulka Koonfur Galbeed ee hoggaamiyo Aadan Madoobe ayaa war uu goordhaweyd soo saaray ku sheegay in la soo afjaray dagaal xoogan oo muddo dhowr saac ah ka socday magaalada Baydhabo. Maamulka Aadan Madoobe wuxuu ciidanka weerar soo qaaday…

Read at Puntland PostHeadline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher.
Puntland PostRegionalcph2 Sept 2026

EVC Outage Disrupts Payments Across Somalia

A temporary EVC Plus outage disrupted everyday payments in Somalia and affected people abroad sending money through linked services. The incident is a reminder that cash remains an important backup when mobile money systems fail. Mogadishu…

Read at Puntland PostHeadline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher.
Puntland PostRegionalDesk1 Sept 2026

Wasiir Cali Xoosh oo mooshin laga keenay

Qaar ka mid ah xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo warbaahinta la hadlay ayaa shaaciyay in ay mooshin xil-ka-qaadis ah ka gudbiyeen Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Cali Yuusuf…

Read at Puntland PostHeadline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher.
Puntland PostRegionalDesk31 Aug 2026

Madaxii sirdoonka urur Al-shabaab oo la dilay

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in duqeyn lagu dilay Cabdullaahi Xaashi Labajir (Ikhlaas), kaas ahaa madaxii guud ee sirdoonka Al-shabaab. Dowladda ayaa tilmaamay in duqeynta lagu dilay Ikhlaas ay 23-kii Agoosto 2026 ka…

Read at Puntland PostHeadline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher.