Skip to content
Breaking News

Aggregated

The Wire

449 headlines · 42 sources · updated 44 minutes ago

What the rest of the world is publishing about the Horn of Africa — and what the Horn's own newsrooms are publishing about everywhere else.

These are headlines published by other newsrooms, not Hornafrika reporting. We show the headline, a short extract and a link; the full article stays with the publisher who wrote it, and copyright in each headline and extract remains with that publisher. How the wire works

ScopeHorn of AfricaWorldHeadlines naming Somalia, Ethiopia, Djibouti or Eritrea.

Filtered to Caasimada Online · clear

Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan5 days ago

Sagal Abdi-Wali oo gaartay guul loona doortay musharraxa Labour ee kursigii Keir Starmer

London (Caasimada Online) — Xisbiga Labour-ka ee Britain ayaa Sagal Abdi-Wali, oo ah haweeney Soomaali ah isla markaana carruurnimadeedii qaxooti ahaan ku tagtay Britain, u doortay musharraxiisa doorashada kursiga baarlamaanka ee uu…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliJamaal Maxamed6 days ago

Muxuu Xamza kala hadlay guddiga sare ee Akadeemiyadda Hoggaaminta Qaran? + Sawirro

Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay Guddiga Sare iyo Maamulka Akadeemiyadda Qaran ee Hoggaaminta (NLA), kaas oo ka shaqeeya horumarinta…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliGuuleed Muuse6 days ago

Cali Xoosh oo ka badbaaday mooshinkii xilka looga tuurayay – Sidee wax u dhaceen?

Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa ku dhawaaqay in la laalay mooshinkii ay xildhibaanno qaar ku dalbanayeen xil-ka-qaadista Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya,…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliGuuleed Muuse6 days ago

Soomaaliya ma u diyaarsan tahay inay la wareegto mas’uuliyadda amniga dalka?

Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay inay awood u leedahay inay si buuxda ula wareegto mas’uuliyadda amniga dalka haddii ciidanka Midowga Afrika ee AUSSOM ka baxaan Soomaaliya, iyadoo xustay in…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliJamaal Maxamed6 days ago

Wararkii ugu dambeeyay ee xiisadda Koonfur iyo eedeymaha loo jeediyay Turkiga

Baydhaba (Caasimada Online) – Xaaladda guud ee Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa weli kacsan, iyada oo dagaalladii ugu dambeeyay ee ka dhacay Baydhaba ay uga sii dareen xiisadda, kuwaas oo saameyn ku yeeshay deegaanka, maadaama dhimasho,…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliGuuleed Muuse6 days ago

DF oo ku guul-dareysatay dhaqan-gelinta dastuurkii ay kula dagaallantay mucaaradka

Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku guul-dareysatay inay dhaqan-geliso dastuurka cusub, xilli maanta ay ku egtahay muddadii lixda bilood ahayd ee ay dowladdu sheegtay inay ku dhammaystirayso hirgelinta…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliJamaal Maxamed8 Sept 2026

Xogta duqeyn lagu beegsaday shir ay Al-Shabaab ku lahaayeen duleedka Baydhaba

Baydhaba (Caasimada Online) – Faah-faahinno kala duwan ayaa kasoo baxaya duqeyn ay xalay diyaarado dagaal ka gaysteen duleedka magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Baay, xilli halkaas ay ka taagan tahay xiisad culus oo la xiriirta amniga…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan8 Sept 2026

Switzerland oo billowday tarxiilka Soomaalida kadib arrin ay sameysay DF

Zurich (Caasimada Online) – Hay’ad u dooda xuquuqda aadanaha oo fadhigeedu yahay dalka Switzerland ayaa ugu baaqday dowladda dalkaas inay joojiso qorshe lagu masaafurinayo nin Soomaali ah oo qaba dhaawacyo culus, xilli uu weli sugayo…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.